Ciidanka Israa’il oo Xabsiga Dhigay 23 Dhallinyaro Falastiiniyiin ah oo Daanta Galbeed laga soo qabtay

Gaza 03. October 2017 (SDN/QJ):- Ciidamadda Israa’iil ayaa Xabsiga dhigay saddex iyo labaatan dhalinyaro falasdiiniyiin ah, kuwaasi oo ay ka qabqabteen Daanta Galbeed ee dhulka falastiin. Wakaalada Wararka Falasdiiniyiinta ayaa waxay sheegtey inay ku jiraan Saxafiyiin dhalin yarada ay ciidanka Israa’iil ku xidh xidheen  Daanta Galbeed. Warfidiyeenadu waxay sheegeen in saxafiyiinta la xidhay oo laba…

Read More

”Wareegtadii Madaxweynuhu kaga reebay Shaqaalaha Dawladda inay olole galaan, war-baahinta Dawladdana wakhti isku mid ah Xisbiyada  Qaranku ka helaan, waxay macno yeelanaysa marka loo filiyo sidii uu Madaxweynuhu amray,Waxaan Wasiir Caddaani Odhan lahayn…..” Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Markii Kowaad waxa uu ka Hadlay Wareegtadii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo kaga Reebay in Shaqaalaha dawladu u Ololeeyaan Xisbi Isla markaana uu ku xalaaleeyay in Warbaahinta Dawladu maamusho ay Wakhti isku mid ah Siiyaan Sadexda Xisbi qaran. ”Wareegtadii Madaxweynuhu kaga reebay…

Read More

Maraykanka: Nin Ku Hubaysan Toban Qori oo Qudha ka Jaray 58 Qof Iyo Dhaawaca oo Kor u Dhaafay 500 oo Qof!!

Las Vegas 02. October 2017 (SDN/QJ):- In ka badan 50 qof ayaa ku geeriyootay, halka tiro kor u dhaaftay 500 oo qof oo kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday goob uu ka socday bandhig faneed, oo ku yaala magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalka Mareykanka. Madaxa booliiska degmada Clark Joseph Lombardo ayaa…

Read More

Wasiir C.laahi Cukuse oo Xisbiga Kulmiye Xaal  ka siiyey Hadal ka soo Yeedhay Hogaamiyaha Waddani oo Sheegay in Xisbiga Kulmiye uu Fadho-taystay Qaybo ka mid ah Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka falceliyey hadal ka soo yeedhay Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ku eedeeyay Xisbiga Kulmiye in barnaamij siyaasadeedkii ay dhawaan soo bandhigeen ay qaybo ka mid ah ka soo qaateen ka Xisbiga…

Read More

‘’Kalsooni Badan Baan Ku Qabaa Inaan Wadaantayda Ka Buuxsan Doono Oon Rag Badan Kaga Badsan Doono” Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan DAAWO

Ceerigaabo 02. October 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo ka qeyb galay shirka Beesha Biciide ee ka socday Dooxada Dagaaraad ayaa ugu horaynba salaan sharaf huwiyey Martida iyo dadkii madasha shirka fadhiyey wuxuuna yidhi “Salaan kabacdiw axaan mahad balaadhan u jeedinayaa oo aan la koobi Karin beesha halkan nagu casuuntay ee ku shirtay ee markay…

Read More

“Shirka Beelaha Biciide Yoonis, Iyo Buraale Yoonis Waxaanu Qiraynaa Inuu Yahay Shir Qiimo Badan Oo Wax Wanaagsani Ka Soo Baxeen,  Xukuumad Ahaana Waanu Soo Dhawaynaynaa.” Wasiirka Madaxtooyada JSL DAAWO

Ceerigaabo 02. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo hogaamiyey  wefti balaadhan oo Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo ayaa maanta ka qayb galay gunaanadka shir beelaha Beelaha Biciide Yoonis, Iyo Buraale Yoonis ee beesha Habarjeclo ay ku lahaayeen deegaanka Dooxa Dagaar ee gobolka Sanaag. Shirka oo soo gabogaboobay isla markaana go’aamo laga…

Read More

Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo Baaq u Diray Komiishanka Doorashooyinka Iyo Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa 13-ka Bisha November ee sannadkan Somaliland la filayaa inay ka qabsoonto doorashadii ugu xamaasada xumayd abid ee soo marta dalkan geedigiisa dimuquraadiyadeed ka soo bilaabmay sannadkii 2001-dii oo ahayd Markii shacabku afti qaran ku meel mariyeen distoorka dalka u degsan oo xalaalaynaya hannaanka xisbiyada badan iyo doorashooyinka xorta ah….

Read More

Xasuuqa Muslimiinta Myanmar sida uu ku bilaawday, iyo dhibaatadda dadkaasi haysata ee Dunnidu Indhaha Ka Lalinayso DAAWO

Myanmar 02. October 2017 (SDN/QJ):- Myanmar waa dal xuduudo la leh, Bangaladhes,Nepal, iyo Thailand. waddankaan wuxuu kamid ahaa dalalkii la isku oron jiray British Indian, sanadki 1824-kii British-ka ayaa ku magacaabay Burma, waddankaan waxaa muddo dheer ka talinaysay xukuumad milatari oo kali talis aheyd, laga soo bilaabo 1962- 2011-dii ayeey dalkaasi gacanta ku hayay milatari….

Read More

Nin Kabaha Ku Tola Hargaysa oo Ilaahay Hibo u Siiyey inuu Metelo Codadkii Hoboladii Cumar Dhuule Iyo Maxamed Saleebaan Tubeec DAAWO

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Muuse C.laahi Faarax Waa Mid ka mid ah Xirfadlayaasha Kabaha ku tola Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxa uu la dhashay mid ka mid ah Hablihii Hobolada Waaberi Rabi u naxariistee Haboon C.laahi Waxaanu eebbe hibo u siiyey inuu isu ekaysiiyo Codadka fannaaniinta Cumar Dhuule Cali Iyo Maxamed Saleebaan Tubeec Ilaahay…

Read More

Qorshaha Difaaca Qaranka & Qiimaynta musharixiinta Madaxwayne ee Kulmiye & Waddani

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Difaaca Qaranku wuxuu ka mid yahay , meelaha ugu xaasaasisan ee lagga qiimeeyo musharixiinta u tartamaysa jagada Madaxwaynaha ee wadamada aduunka , iyadoo wadan waliba qiimaynayo ku haboonaanta hogaamiyaha wadanka ee hawsha culus ee difaaca qaranka . Haddaba hadii Difaaca Qaranku yahay hawl xasaasi ah oo hortaala hogaamiye walba ,…

Read More

Xukuumadda Thailand oo Balanqaaday inay sii Wadayso Gurmad u fidinta qoomiyada Rohinga ee Myanmar

Thailand 02. October 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arimaha dibadda dalka Thailand ayaa sheegtay inay sii wadayso la socoshada xaaladda Gobolka Raakhiin isla markaasina ay Gargaar gaadhsiinayaan Dalalka Miyanmaar iyo Bangaladheesh. Bayaan ay soo saartay wasaaradda khaarajiga Thailand oo laga baahiyay Janalka Euro News ayaa lagu sheegey In Dalka Tayland ahmiyad weyn siinayo daryeelka Caafimaad iyo ilaalinta…

Read More

Boqolaal Ruux oo Dhaawacyo waaweyni ka Soo Gaadheen Kadib Aftidii Gooni isu taag ee Laga qaaday Gobolka Catalonia ee Dalka Spain

Catalonia 02. October 2017 (SDN/QJ):- Boqolaal qof ayaa lagu dhaawacay ka dib markii Booliska Spain uu xoog u adeegsaday dad cod ka dhiibayey afti madax bannaani loogu qaadayey gobolka Catalonia ee dalka Spain. Haweenayda Duqa ka ah magaalada Barcelona ayaa sheegay inuu dhaawacu cagagaynayo 460 qof, waxaanay  ku eedaysay ciidanka Booliska inay adeegsadeen xoog iyaga…

Read More

Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka oo Sheegay in Washington ay Diyaar u tahay Furdaaminta Xiisada Gacanka Kuuriya & Qodobo ay labada dal ku wada Xidhiidhi Karaan

Beijing 02. October 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi aanay diyaar u ahayn xal u helidda khilaafka ka taagaan hanashada nukliyeerka ee Kuuriyada Waqooyi inkasta oo uu Muujiyry Rajo ku saabsan dariiqo ay labada dal ku wada hadli karaan.   Xoghaye Rex Tillerson Waxaa uu saxaafadda u…

Read More

Dawlada la Aqoonsan yahay ee Yemen oo Digniin adag u dirtay Shirkadaha Shiidaalka ee Gacan saarka la leh Maleeshiyada Xuutiyiinta & Kuwa Madaxweynihii Hore Hogaamiyo

Sanca 02. October 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda la aqoonsan yahay ee Dalka yeman ayaa uga digtey shariikadaha Petroolka inay la tacaamulaan Maleeshiyaadka  Xuutiyiinta iyo kuwa Cali cabdala Saalax ee Sanca ee Dagaalka kula jira xukuumada. Ra’isal wasaaraha dalka Yeman Axmed Binu Daqar ayaa sheegay in shariikadaha tacaamulka la sameeya Maleeshiyaadkaasi xuutiyiinta iyo Kuwa cali Cabdala Saalax…

Read More

Booliska dalka Faransiiska oo sheegay In Nin ku Hubaysan Midi uu Laba Ruux Qudha ka Jaray & Ciidanka oo Toogtay

Paris 02. October 2017 (SDN/QJ):- Labada qof oo haween ahaa, ayuu ninku ku weeraray istaan tareenada laga raaco oo ku taala magaalo-xeebeeda Maarseel ee koonfurta Faransiiska. Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska ayaa sheegay inay markiiba ninkaasi toogasho ku dileen Booliska roodada oo goobta ka ag-dhawaa. Booliska Maarseel ayaa dadka uga digay inay u soo dhawaadaan goobta…

Read More

Waddanka Austria oo Dhaqan geliyey Sharci Haweenka Muslimiinta ah ka Mamnuucaya inay Xidhaan Xijaabka & Saraakiisha Dhinaca Dalxiiska oo Walaac ka Muujiyey Sharcigan

Austria 02. October 2017 (SDN/QJ):- Dalka Austria oo ku yaalla qaarada Yurub ayaa waxaa ka dhaqan galaya sharci ka mamnuucaya haweenka Muslimiinta ah in ay xirtaan Indho shareerka. Dumar lagu qiyaasay 150 oo kali ah ayaa la rumaysan in ay xirtaan Indho shareerka ama Niqaabka dalkaasi.   Soo saarida sharcigan cusub ayaa ku soo beegmaysa…

Read More

Xukuumada Talyaaniga oo Dalkeeda ka Saaraysa Safiirkii Kuuriyada Waqooyi u Fadhiyey Roma & Sababaha ay Go’aankan u qaateen

Roma 02. October 2017 (SDN/QJ):- Dalka talyaaniga ayaa Safiirka kuuriyada waqooyi ku war geliyey inuu isaga baxo dalka, tallaabadan oo ka dhalatay Tijaabooyinka dhinaca Gantaalaha ee  kuuriyada waqooyi samaysay. Wasiirka arimaha dibadda dalka Talyaaniga Anjiliino Al-faaro ayaa sheegay in dalkiisu go’aansaday in safiirka kuuriyada waqooyi uu ka baxo dalka. Sida la ogyahay dalka Talyaanigu waxa…

Read More

Toban Ka Mid ah Saraakiisha Ciidanka Afganistan oo Duqayn Cirka ah Lagu Khaarajiyey

Hellman 02. October 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan toban sarkaal oo ka tirsan ciidanka Afgaanistaan ayaa lagu diley duqeyn cirka, iyada oo uu socday dagaal u dhexeeya ciidanka Afgaanistaan iyo jabhada Daalibaan gobolka Helman. Badhasaabka gobolka Helman Hayatullah Hayat ayaa u xaqiijiyey wakaalada wararka ee AFP, isaga oo sheegay inay baadhis xoogan socota. Wuxuu badhasaabku intaasi…

Read More