Turkiga oo Saldhiggii ugu weynaa ee Millateri ee uu Dunida ku Yeesho ka Furtay Soomaaliya DAAWO

Muqdisho 30. September 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha guud ee Ciidammada Millateriga Turkiga, ayaa Sabtidii Maanta Xadhigga ka jaray ama furay Saldhig Millateri oo ay Dawladda Turkigu ka hirgalisay duleedka magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Saldhiggan ayaa noqonaya Xarunta Tabobbar ee ugu weyn Adduunka ee uu Turkigu ka hirgeliyey meel ka baxsan gudaha waddankiisa. Munaasabadda Furitaanka Saldhigga…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Wareegto Ku Soo Saaray Sadex Qodob oo Laf dhabar u ah Qabsoomida Doorashadda Madaxtooyadda Iyo in Si Daahfuran loo Tartamo AKHRI

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu maanta wareegto madaxweyne ku dhaqan geliyey saddexdan arrimood oo Muhiim u ah Doorashada Madaxtooyadda ee Ku astaysan 13-ka Bisha Novembar ee Sannadkan Sadexdan Wareegto ayaa Kala ah  1. Reebbanaanta U Adeegsiga Hantida Qaranka Ololaha Xisbiyada, 2. Isticmaalka Warbaahinta Dawladda iyo Fagaarayaasha Wakhtiga…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Magacaabay Gudiyada Ololaha Doorashada Xisbiga Kulmiye ee Afar Gobol & Magacyadooda AKHRI

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Shaaciyey Guddiyada Ololaha doorashada ee  Gobolada Maroodi Jeex,Togdheer Awdal iyo Saaxil oo Guud ahaanba ka Kooban 98 Xubnood. Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Iyo Sadexda Xisbi Qaran oo Kala Saxeexday Xeerka Hab dhaqanka Doorashadda & Murashixiinta Buuxiyey Shuruudaha Sharcigu jideeyay

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Guddoomiyaasha saddexda xisbi qaran ee Ucid, Kulmiye iyo Waddani ayaa maanta xarrunta Komishanka ku kala saxeexday Xeerka Hab-dhaqanka Doorashada Madaxtooyada ee 2017 isla markaana waxa lagu shaaciyay Murashixiinta buuxiyay shuruudaha murashaxa iyada oo loo eegayo Qodobka 82aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Munaasibadan oo uu daadihinayay La-taliyaha Arrimaha…

Read More

Musharaxa Madaxweyne Xigeen Ee Xisbiga Ucid oo Ku Eedeeyay Gudoomiye Muuse Biixi inuu Xaqirsan yahay Murashaxnimadda Gobolada Bari Somaliland Ka Heleen & Nuxurka Sheeko dhex martay DAAWO

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Musharaxa Madaxweyne Xigeen Ee Xisbiga Ucid Axmed Cabdi Muuse (Abyan) ayaa Ku Eedeeyay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Inuu Xaqirsan Yahay Musharaxnimada Gobolada Berigu Markii Ugu horeysay Heleen Somaliland Isagoona Ka Sheekeeyay Sheekoo Dhex Martay Isaga Iyo Muuse Biixi.

Read More

Marwada Kowaad oo ku Baaqday in Hay’adaha Dakhli Soo-saarka Loo Dhiibo Haween

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Marwada kowaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde (Aamina Waris), ayaa bayaamisay in madaxweyne Axmed Siilaanyo uu mar kale ku celin doono Golaha Wakiillada dalab la xidhiidha sidii ay haweenka reer Somaliland loogu samayn lahaa kuraasi qoondo ah oo ay ku  tartamaan doorashooyinka goleyaasha degaannada iyo baarlamaanka. Marwada kowaad…

Read More

Sarkaal Madaxweyne Siilaanyo Ka Dalbaday in Laga Reebo Shaqaalaha Laga Mamnuucay Ololaha Doorashada DAAWO

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mr. Cabdillaahi Ibraahin X. Xasan ayaa Madaxweynaha Somaliland ka codsaday in uu isaga ka reebo shaqaalaha Dawladda ee laga mamnuucay inay ku dhex milmaan loollanka xisbiyada qaranka xilliga uu socdo ololaha Doorashada Madaxtooyada ee dhowaan dalka ka qabsoomaysa. “Mudane Madaxweyne, waxaan si asluub…

Read More

DP World oo ka Warrantay Lacagta ku Baxaysa Adeegyo ay ka Fulinayso Somaliland

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Shirkadda DP World ee maamusha dekedda Berbera, ayaa sheegtay inay 2 Milyan oo Doolar u qoondeysay inay geliso mashaariic lagu horumarinayo adeegyada aasaasiga ah ee ka jira gobolka Saaxil iyo degaanno kale oo ka tirsan Somaliland. Siday baahisay Khamiistii  Dubai News, Shirkadda ayaa  caddaysay inay afar ceel ka qodayso  magaaladda Berbera,…

Read More

Marxuun C.raxmaan Talyanle Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa Iyo Madaxda Qaranka Oo Ka Qayb-galay DAAWO

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Alle Naxariistii Janno haka Waraabiyee, waxa Xabaalaha Naaso-hablood ee Magaalada Hargeysa lagu aasay Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) oo ka mid ahaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo habeen Saddexaadkii ku Geeriyooday Dalka Hindiya. Marxuum Talyanle oo Meydkiisa laga soo dejiyey Madaarka Diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal, ayaa waxa Salaatu-jinaasa lagaga Tukaday Masaajidka Tabliiqiyiinta…

Read More

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani Fariin adag oo Digniin ah u Diray DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Fariin digniin ah waxa uu u Diray Labada Xisbi Qaran ee Kulmiye Iyo Waddani. Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Madaxda sare ee Labadaas Xisbi ku booriyey inay u hogaansamamaan Sharciga dalka u Yaala,hadalka Gudoomiyaha ayaa…

Read More

Dardaaran uu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Faraqa ugu Guntay Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Dhawaan Sheegay inuu ka Baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa shalay si rasmi ah waxa uu dib ula Midoobay Xisbigiisii hore ee Kulmiye. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa ka sheekeeyay sababaha keenay inuu dib ugu noqdo Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye waxaa kale…

Read More

Urur ay ku Midaysan yihiin Telefishanada ka hawl gala Somaliland oo Shaaciyey inay qabanayaan Dood u dhaxaysa Sadexda Murashax Madaxweyne DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Urur ay ku bahoobeen Telefishanada ka hawl gala Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay qaban qaabinayaan dood ay ku kulansiinayaan sadexda murashax madaxweyne ee Xisbiyada Ucid,Kulmiye iyo Waddani, https://www.youtube.com/watch?v=wfEVQ8Eg5sA

Read More

Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Sheegay Inay Toddobaad Walba Gobolka Sanaag Ku Qabtaan, Dhallinyaro Hargeysa & Burco Ka Ambo-baxay

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa ka dayriyey Tirada Dhallinyarada Reer Somaliland ee Dalka ka Tahriibaya oo ay sheegeen inay aad u korodhay bilihii u dambeeyay. Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland ee Gobolka Sanaag Gaashaanle Siciid Cige, ayaa sheegay inay aad u soo kordhayaan Dhallinyarada ka Tahriibaya Magaalooyinka Somaliland, gaar ahaan Hargeysa,…

Read More