Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid Iyo Waddani oo Qaadacay Xeerka anshaxa Doorashadda Iyo eedaymo ay u Jeediyeen Komiishanka Iyo Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid Iyo Waddani ayaa gebi ahaanba ka baxay Heshiis ku Saabsan Xeerka anshaxa Doorashada Madaxtooyadda oo kulan ku saabsan ay la lahaayeen Komiishanka Doorashooyinka,Ururada Saxaafada. Waxay ku doodeen Mas’uuliyiinta Labada Xisbi Mucaarid in Xukuumadu dabada ka riixayso Xeerkan isla markaana ay rabto inay xubno ku yeelato…

Read More

Suuqyada Somaliland oo laga la’ Yahay Khudradii ay Bulshadu Isticimaali Jirtay & Saamaynta Qoysaska ay ku Yeelatay !!DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii cisho ee u danbeeyay Suuqyada somaliland laga dareemayaa Khudaartii ka iman jirtay dalka Itoobiya oo laga la’ yahay suuqyada somaliland Kadib Rabshadihii ka Dhacay Kililka Oromada Itoobiya oo ay ka iman jirtay Khudrada ugu badan ee Suuqyada Somaliland laga isticimaalo.

Read More

Komishanka oo Qabtay Kulan lagaga Dooday Anshaxa Saxaafaddu u gudbin doonto Wararka Xisbiyada Wakhtiga doorashada Madaxtooyada DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):-Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa Hargeysa ku qabtay kulan lagaga doodayo Anshaxa Warbaahintu ku baahin doonto ama u gudbin doonto Wararka Xisbiyada UCID, Waddani iyo Kulmiye wakhtiga Ololaha iyo xilliga doorashada Madaxtooyada ee u muddaysan 13-ka 11-aad 2017. Kulankaas oo Guddiga doorashooyinku ku qabteen Huteel Guuleed ee magaalada Hargeysa, waxaa ka qaybgalay,…

Read More

Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya oo Wadahadal u bilaabay Soomaalida iyo Oromada, Amarro-na Faray DAAWO

Addis Ababa 19. September 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa Kulan nabadeed lagaga wadahadlay Colaadda Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee Itoobiya ugu qabatay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalkaas, kulankaas oo ay ka qaybgaleen Madaxda labada Ismaamul iyo Odayaasha Dhaqanka labada dhinac, ayuu Raysal-wasaaraha Itoobiya ka sheegay inay dawladdu tallaabo adag ka qaadi doonto cid kasta oo…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Idaacada BBC Somali ku dhaliilay in War ay Raaligelin ka Bixiyeen aanay ka Saarin Bogooda Internet-ka & Digniin uu u Diray DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaaradda warfaafinta & Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan Cadilaahi Saxardiid Caddaani ayaa waxa uu ka hadlay raali-galintii ay idaacadda BBC-da laanteeda af-ka soomaaligu ka bixisay war lidi ku ah Somaliland, oo ay doraad baahisay. https://www.youtube.com/watch?v=tLN5Q4RiRU0

Read More

Weftigii Gollaha Wasiirada Somaliland ka tirsanaa oo kullan la yeeshay Masuuliyiinta ugu sareeya Shirkada DP World

Dubai  18. September 2017 (SDN/QJ):- Weftigii Gollaha wasiirada Somaliland ka tirsanaa ee booqashada ku joogay dalka Imaaraadka Carabta ayaa kullan muhiima la yeeshay saraakiisha ugu sarsareysa shirkadda DP World ee gacanta ku haysa dekadda Berbera. Kullanka oo ay dhanka Jamhuuriyadda Somaliland uga qayb baleen wasiirada A/dibadda DR. Sacad cali Shire, Wasiirka Maalliyada Zamzam Cabdi Aadan, Wasiirka…

Read More

Maalintii Lixaad oo Qaadkii ka iman Jiray Dalka Itoobiya aanu soo Gelin Suuqyada Somaliland iyo Isbedelada Bulshadda DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaan ka dhacay Magaaladda Haawaday fal lagu gumaaday ganacsatada qaadka ka soo qaadi jiray deegaankaasi ee Keeni jiray Suuqyada Somaliland. Inkasta oo Caasimadda hargaysa iyo qaar ka mid ah Magaalooyinka Somaliland la keenay qaadka Miirooga oo laga keenay dalka Kenya iyo Jaadka Waddaniga ah ee dalka ka baxa ayaa…

Read More

Goormaa La Qabanayaa Shirka Golaha Dhexe Ee Lagu Soo Dooranayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbiga Ucid ? DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa shaaciyey Wakhtiga la qabanayo Shir aan Caadi ahayn oo Golaha dhexe ee Xisbigaasi uu ku soo dooranayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbigaasi. Shir-jaraa’id oo ay ku qabteen Hargeysa Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga UCID Jiir Cali Madoobe iyo Masuuliyiin kale, ayaa waxay ku sheegeen…

Read More

Dhallinyaradda Qoomiyadda Oromada ee ka shaqaysta Somaliland oo Xukuumadda ka dalbaday inay amnigooda sugto Kadib Baqdin Xoog leh oo la soo deristay DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Inta badan dhallinyaradda Qoomiyada Oromada ee Ku sugan Somaliland ayaa qabta shaqooyin ay ka mid yihiin Nadiifinta gaadiidka,Baalashka, Qoditaanka Musqulaha iyo Wixii la mid ah. Hadaba wixii ka danbeeyay falkii axmaqnimada ahaa ee Magaaladda Haawaday ee Kililka 4aad ee Oromada Itoobiya oo lagu laayay dad ganacsato ah oo ka soo…

Read More

“Muuse Biixi Laftiisa Ayaa Sheegay In Dalku Xaalad Adag Uu Ku Jiro, Xaalada Adag Ninkii Galiyey Xal Keeni Kari Maayo Ayaanu Leenahay” ..Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan

Burco 18. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa wefti balaadhan oo xisbigaasi ka tirsan oo socdaal ugu baxay Gobolka Togdheer ayaa sheegay in safarkoodani uu daaran yahay u diyaargarowga bisha ololaha doorashada oo mudo koobani ka hadhsan tahay.   Xirsi Cali Xaaji Xasan,…

Read More

Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Laascanood Oo Lagaga Soo Horjeedo Cashuurta Qaadka Miiroga oo la Kordhiyey iyo Fariin ay u Direen Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Laascaanood 18. September 2017 (SDN/QJ):-  Waxaa Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ka dhacay banana bax lagu diidanaa Cashuur la sheegay in lagu kordhiyey qaadka Miirooga oo uu keeno ganacsade Maxamed Jabuutaawi. Waxay dibad baxayaashu fariin u direen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye.

Read More

Booliiska Somaliland Oo Tallaabo Adag Ka Qaaday Maamulka Shirkadaha Laydhka & Biyaha Ee Boorama, Oo Lagu Eedeeyay Inay Diideen Qaadashada Lacagta Somaliland Shilling DAAWO

Boorama 18. September 2017 (SDN/QJ):-  Masuuliyiinta Shirkadaha bixiya adeegyada aasaasiga ee Biyaha iyo Laydhka ee lagu magacaabo SHABA iyo ALOOG ee magaalada Boorama ayaa Ciidammada Boolisku xidh-xidheen, ka dib markii ay dadweynaha magaaladaas kaga cawdeen inay ka qaadan waayeen lacagta Shillinka Somaliland, iyagoo sheegay inay ka doorbideen lacagta doolarka. Saraakiisha ciidanka booliska degmada Boorama ayaa…

Read More

Dawladda Imaaraadka Oo La Filayo Inay Cutubyo Ciidamo Ah Usoo Dirto Somaliland & Asbaabaha soo Dedejiyey

Dubai 18. September 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa todobaadyada soo socda inay inay Somaliland usoo dirto cutubyo Ciidamo ah, kuwasoo sheegay inuu saldhig u noqon doono Madaarka Magaaladda Berbera. Ma jiro War si cad arrinkaa daboolka uga qaaday oo kasoo baxay dawladdaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabta. Hase-yeeshee sida lagu sheegay Warar Wargeyska…

Read More

Nin Muwaadin ah oo Ka soo Jeeda Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag oo Gaadhi Land Cruiser ah ugu deeqay Xisbiga Waddani

Gar-adag 18. September 2017 (SDN/QJ):- Muwaadin Siciid Aadan Siciid Ayaanle oo ka soo jeeda deegaanka Gar’adag oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa gaadhi ugu deeqay xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Gaadhigan oo uu sheegay muwaadinku inuu ugu talo galay in Xisbiga Waddani uu ku galo hawlaha ololaha doorashada Madaxtooyada Somaliland oo mudo bil ka yari…

Read More

Raashin Puntland Ugu Deeqday Dad Reer Somaliland Ah Oo Lagu Xanibay Gobolka Sool

Laascaanood 18. September 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sool, ayaa lagu eedeeyay inay Magaalada Laascaanood ku xanibeen Raashin Mucaawimo ah oo Maamul-gobolleedka Puntland u soo direen Dad ku caydhoobay Abaartii Dalka ka dhacday dhawaan, kuwaasi oo ku nool deegaannada hoos taga degmada Ceegaag ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland. Guddoomiyaha Degmada Ceegaag Axmed Ciise Cawil oo Shalay…

Read More

Ciidanka Booliska ee Maamul Goboleedka Punt land oo Gacanta ku dhigay Lacag Been abuur ah oo Suuqyada Boosaaso la soo geliyey

Boosaaso 18. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada booliiska maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay lacago shilin Soomaali faalso oo lagu soo qariyay fuustooyin, waxaana lacagahan been abuurka ah la doonayay in la galiyo Suuqa magaalada Boosaaso.   Ciidanka booliiska ee ku sugan Koontaroolka laga galo magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay gaari ay saarnaayeen fuustooyin lagu…

Read More

Waddaad aaminsan Diinta Buudhiiska oo u dhashay Dalka Myanmar oo Qirtay inuu Nolosha Ku Gubay Muslimiinta Rohinga iyo Sababta ku Keliftay

Myanmar 18. September 2017 (SDN/QJ):- Wadaad aaminsan diinta Buudhiiska oo u dhashay dalka Miyanmaar ayaa qirtay in uu ka qaybgalay xasuuqa bani’aadamnimada ka baxsan ee lagu hayo dadka muslimiinta ah ee ka soo jeeda qawmiyadda Rohinja ee dalkaas iyo gubista tuulayaashooda, isaga oo intaas ku daray in booliiska dalka laftiisuna ka caawinayey falalkan foosha xun….

Read More