‘’Ma Haboona sii Socoshada Khilaafka Maraykanka Iyo Ruushku’’ Wasaaradda arrimaha Dibada Maraykanka

Washington 17. September 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in aanay haboonayn inay sii socdaan khilaafaadka u dhexeeya dalka mareykanka iyo Ruushka. Af-hayeen u hadashay wasaaradda arimaha dibadda dalka mareykanka ayaa waxay sheegtey in Xoghayaha arimaha dibadda dalka mareykanku uu aaminsan yahay in khilaafka siyaasadeed ee labada dal u dhexeeyaa ay haboon…

Read More

‘’Marnaba Ogolaan mayno In Gobolka Kurdistaan uu Noqdo dawlad Madax Bannaan’’ Madaxweyne Ordugan

Ankara 17. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga Mr: Rajab Dayib Ordugaan oo shir jaraa’id ku qabtay caasimada dalkiisa ee Ankara ayaa sheegay in dawlada Turkigu marnaba ogolaanayn in gobolka Kurdistaan noqdo dawlad ka madax banaan fadaraalka Ciraaq. Mr: Ordugaan waxa uu intaasi ku daray in aftida laga qaadi doono dadweynaha gobolka kurdistaan tahay mid aan…

Read More

Ingiriiska Iyo Talyaaniga oo Heshiis ku Gaadhay Joojinta Tahriibayaasha Ka Yimaada Liibiya!!

Roma 17. September 2017 (SDN/QJ):- Dalalka  Ingiriiska iyo Talyaaniga ayaa ku heshiiyey in laga shaqeeyo sidii looga joojin lahaa dalka Liibiya Tahriibinta dadka ee sharci darrada ah ee marinka ka dhigtey. Safiirka dalka ingiriiska ee dalka Liibiya u fadhiya oo kulan kula yeeshay Caasimada dalka Libiya dhigiisa dalka Talyaaniga u fadhiya Liibiya ayaa waxa uu…

Read More

Ugu Yaraan 25 Ruux oo ku Geeriyooday Badhtamaha Qaarada Africa kadib isku dhacyo dhex maray laba maleeshiyo Beeleed

Bar ya 17. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada midoobay ayaa sheegtay inay shan iyo labaatan Qof ugu yaraan ku dhinteen Kumanaan qof-na ay ku bara kaceen dagaal qowmiyadeed oo ku dhex maray labo maleeshiyo  Dalka Badhtamaha afrika. Warar kale oo ku saabsan dagaalkaasi ayaa waxay iyana sheegayaan in Toban qof ay ku dhinteen Konton kalena ay…

Read More

“Musharax Muuse Biixi Waxaan Isleeyahay Ruushka Intaan Joogay Iyo Inta Uu Isagu Joogay Waxa Laga Yaabaa Inta Uu Isagu Joogay Inay Badnayd, Maraykana Isagaa Iiga Horeeyey” Musharax Cabdiraxmaan Cirro

Burco 16. September 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro) ayaa sheegay in Muuse Biixi, Musharaxa xisbiga Kulmiye uu qiray in arimaha dibada uu kaga fiican yahay Cabdiraxmaan Ciro, isla markaana Mushkilado badan oo dalka haysta xalkeeda uu u arko Somaliland oo aqoonsi Caalamiya hesha. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) waxa kale oo…

Read More

”Marka Ololuhu Bilaabmo Waxaanu Samayn doonaa Weriyeyaal aanu u astayno Xisbiyada Siyaasadda,Sideedaba Waxaa Laga Rabaa inuu Weriyuhu Dhex u ahaado Sadexda Xisbi Qaran” Wasiir Caddaani DAAWO

Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi galinta JSL Cismaan C/laahi Saxardiid(Cadaani) oo ay wehelinayaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Madaxdda Waxyaaha Wasaaradda ayaa Maanta Kulan la qaatay Shaqaale weynaha Wasaaradda Warfaafinta & Wacyigelinta. ”Inaynu Ummada Somaliland u Gudbino War sax ah oo Xaqiiqada ku Salaysan Isla markaana laga dheeraado Buun buunin”…

Read More

Maxay salka ku haysaa colaadda Soomaalida iyo Oromada? Iyo Warbixin ay Idaacada BBC Khasaarihii Ka Dhacay Haawaday Dusha ka Saartay Somaliland

Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Kumannaan qof ayaa ku barakacay colaadda u dhexeysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya. Weriyaha BBC Kalkidan Yibeltal ayaa maqaalkan ku eegaya waxa ay colaadda salka ku hayso iyo in la joojin karo. Adisu Arega oo u hadlay dowlad deegaanka Oromiya ayaa BBC sheegay in 18 qof oo 12 ka mid ah ay…

Read More

Madaxweyne Cusub oo Goor dhawayd Loo Doortay Maamul Goboleedka Hirshabeele!!

Jowhar 16. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle lagu doortay Madaxweynaha cusub ee maamulkaasi, kadib doorasho xiiso badneed ay ku tartameen ilaa sideed Musharax. Madaxweynaha Hirshabelle waxaa loo doortay Maxamed Cabdi Waare oo helay codad gaaraya 74 cod halka Musharaxii ay ku tartamayeen wareegii ugu dambeeyay Doorashada Daahir Cabdulle Cawaale uu…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Soo Jeediyey In La Adkeeyo Xuduudka Somaliland La Wadaagto Itoobiya DAAWO

Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Dadkii Soomaalida ah ee Qoomiyadda Oromada ee Dalka Itoobiya ay Toddobaadkii hore ku laayeen Magaalada Hawaday. Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay Sida uu u arko inay Dawladda iyo Shacabka Somaliland uga gaashaaman karaan dhibaatooyinka…

Read More

Arday Ku dhacday Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Maanta La Shaaciyey oo Jejibiyey Xaruntii Wasaaradda Waxbarashadda ee Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Ardayda fasalada afraad iyo siddeedad ee loo soo dhajiyay imtixaankii shahaadiga ahaa ayaa hada dhigaya mudaharaado.   Wararku waxaa ay sheegayaan in ardaydan mudaharaadaysaa ay yihiin ardaydii dhacday imtixaanaadkii shahaadiga ahaa. Waxa kale oo ay wararku intaas ku darayaan in badi ardayda dugsiyada sare ee fasalada afraad ay badankoodu daateen imtixaankii…

Read More

Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Ka Warrantay Xaaladda Dad Ku Sumoobay Jaad Dhulka Oromada laga Keenay – Waraysi DAAWO

Jig-Jiga 16. September 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa shaaca ka qaadday in ugu yaraan 23 Ruux oo cunay Jaad Sumaysan oo laga keenay Deegaanka Oromada Itoobiya ay xanuunsadeen, isla markaana Dhakhtarrada loo dhigay Xanuunka ay ka qaadeen Qaadka Sumaysan ee ay Cuneen . Wasiirka Xafiiska Adeegga Bulshada iyo Horumarinta Shaqaalaha Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Axmed…

Read More

Aas Wadareed Magaaladda Jig Jiga Loogu Sameeyay Dadkii Soomaalida ahaa ee Lagu Laayay Deegaanka Haawadey ee Gobolka Oromada Itoobiya

Jig-Jiga 16. September 2017 (SDN/QJ):- Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa maanta aas qaran  loogu sameeyay xabaalaha gidhibka ee caasimada deegaanka jigjiga   dadkii shacabka somalida ahaa ee sida axmuqnimada  ah loogu xasuuqay hawaday ee deegaanka oromada dadkaasi oo ay tiradoodu dhantahay 40 qof ayaa maanta waxa lagu aasay xabaalaha gidhibka 18 qof. Waxaana aaskan qaran…

Read More

Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Luuqad adag kula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo & Madaxda Dawladiisa ee Sharciga Gacanta ku qaatay DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Shaaciyey Dhamaadka Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Guud ahaan Gobolada dalka. Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane C.qaadir Iimaan Warsame oo ka hadlayay Munaasibad lagu shaacinayay dhamaadka hawlgalkii Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ayaa u Mahadnaqay Cid kasta oo kaalin ku lahayd dhamaytirka qaadashadii kaadhka codbixiyaha Waxa uu Gudoomiyaha Komiishanku…

Read More

Murashax C.raxmaan Cirro Oo Mar Labaad Balan Qaad Culus U Sameeyey Ciidamada Qaranka Somaliland Kana hadlay Mushkilada ka taagan Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Waxa uu Mar labaad ku Celiyey Balanqaad sas ku riday Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye oo ku wajahan inuu Lacag badan u Kordhin doono Ciidamadda qaranka Somaliland hadii uu hogaaminta dalka ku guulaysto. Mudane C.raxmaan…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ee Waddani oo Soo Bandhigay Sawirada Garsoorayaal ka Tirsan Maxkamadaha Somaliland oo Ku Jeeni qaaran Astaanta Xisbiga Kulmiye & Gef Sharci oo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Galay DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Haldoor Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay inay tahay gef sharci in xubno ka mid ah Bah’da garsoorku ay u ololeeyaan xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye. Xoghayaha Caddaalada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxa uu Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan…

Read More

Garsoorka Somaliland Oo Looga Digay Inay Ku Milmaan Xisbiyada, Xilli Shaqaalihii Kale Ee Dawladdu U Ban-baxay Taageerada Xisbiga Kulmiye

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa soo saaray Wareegto uu Bahda Garsoorka ugaga digayo inay ku milmaan Siyaasadda Dalka isla-markaana dhex galaan Xisbiyada Qarankan. Wareegtadan ayaa Guddoomiyuhu wuxuu ku sheeyay inay Mabnuuc tahay in Bahda Garsoorku dhex gasho Siyaasadda, kuna Milmaan Xisbiyada, sidaa darteed Ciddii dhex gasha laga…

Read More

“Qof Maanta Damiir Leh Oo Ku Hadhay Xisbiga Kulmiye Ma Jiro” Marwo Faadumo Siciid DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- La taliyaha Murashaxa Madaxweynaha WADDANI ee arrimaha dibadda Marwo Faadum Siciid oo ka hadlaysay Madal uu Xisbigeedu ku qaabileyay Taageerayaal ka soo Jeeda Gobolka Saaxil oo ku soo Biiray Xisbiga Waddani ayaa cod dheer ku sheegay in ay ku faraxsan tahay in beeshii ay ka soo jeeday ay gebi ahaan…

Read More

Dawlada Ingiriiska oo Balan ku qaaday inay Diyaarinayso 60 Goob Jooge oo la socon doona Qaabka ay u dhacdo Doorashada Madaxtooyada Somaliland & Tirada Dadkii isu diiwaangeliyey Codbixinta Doorashadda oo uu Sheegay!

London 14. September 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday inay 60 ergay oo xoogan oo caalami ah u soo diri doonto doorashada madaxtooyada Somaliland si ay u kormeeraan doorashadaas November la qorsheeyay inay qabsoonto. Sidaas waxa ku dhawaaqay wasiirul dawlaha Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo dalalka barwaaqo sooranka Rory Stewart oo toddobaadkan Baarlamaanka Ingiriiska…

Read More