Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan Ayaatulah Cali Khumeyni oo uga digay Maraykanka inuu xagal-daaciyo heshiiskii ay dawlada Iiraan la gashay quwadaha waaweyn ee Nukliyeerka
Tehran 18. September 2017 (SDN/QJ):- Ayaatulah Cali Khumeyni wuxuu sheegay in Iiraan ay tahay dal awood leh oo aanay waxba ka tarayn inuu Maraykanku cadaadis saaro oo aanay u madaxa u foorarinayn. Ayaatulah Khumeyni wuxuu hoosta ka xariiqay in dalka Iiraan ay ku eedaynayaan Maraykanku inay yihiin kuwa musuqmaasuq badan, been sheega oo aan daacad…
