Shabaab oo xaqiijiyay dilka masuul sare

MUQDISHO (QJ) Al-Shabaab ayaa qirtay in sarkaal sare oo lagu magacaabo Maxamed Mire lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Koonfurta Soomaaliya. Mire, oo lagu yaqaanay inuu kaalin sare ka qaato hoggaanka Al-shabaab, ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Kuunyobarow ee gobolka Shabeellada Hoose, oo qiyaastii 257-km Koonfur-galbeed kaga beegan caasimadda Muqdisho….

Read More

Turkish President warns Syrian Kurds

ANKARA (QJ) – Turkish President Recep Tayyip Erdogan has warned that Kurdish fighters in Syria must lay down their arms or “be buried,” amid ongoing clashes between Turkish-backed Syrian rebels and other armed groups since the ousting of former Syrian President Bashar al-Assad earlier this month. Following al-Assad’s overthrow on December 8, Ankara has consistently…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo dil ku eedeysay Axmed Madoobe

Muqdisho (QJ) – Wasaaradda amniga gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto xadgudubyada tirada badan ee eedeysane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu u geystay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada maamulka Jubaland. Tacaddiyadiisa oo soo jiitamayay muddo dheer, ayaa waxaa ugu dambeeyay weerarkii lagu qaaday dadka deegaanka Kulbiyow ee…

Read More

Colaadii Xarfo oo la hakiyay

Xarfo (QJ) – Xabad joojin nabadeed ayaa laga gaaray colaadii dhawaan ka dhacday deegaanka Xarfo (Buuryaqab) ee waqooyiga Mudug, halkaasi oo ay ku dagaalameen maleeshiyaad ka soo kala jeeda labo beelood. Wafdi ka socday maamulka Puntland, guddiga dhexdhexaadinta beelaha, iyo odayaal ka kala socday labada dhinac ayaa ku guuleystay inay labada dhinac ku qanciyaan inay…

Read More

Itoobiya iyo Somaliland oo amniga ka wada hadlay

Hargeysa (QJ) – Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdalle Maxamed Carab, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Dawladda Itoobiya u fadhiya Jamhuuriyadda Somaliland Ambassador Teshome Shunde Xamito. Ugu horeyn Wasiirka ayaa Safiirka ku soo dhaweeyay kulan isbarasho ah. Dhinaca kale Safiirka Itoobiya ayaa uga mahadceliyey Wasiirka Amniga Gudaha sida wanaagsan ee uu u…

Read More

Masar oo xaqiijisay ka qeybgalka ciidamada Nabadeynta Afrika ee Soomaaliya

Qaahira (QM) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Masar Dr. Badar Abdel Aty, oo shir jaraa’id qabtay kadib kulan uu la qaatay dhiggiisa Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Masar ay go’aansatay ka qeyb qaadashada howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya “AUSSOM”. “Waxaan xaqiijineynaa mabda’a adag ee Masar ee ixtiraamaya madax-bannaanida, midnimada,…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo ku baaqay Gogol nabadeed

Hargeysa (QJ) Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inuu doonayo in colaadaha gobollada Sool iyo Sanaag lagu dhammeeyo wada hadal. Madaxweyne Cirro oo shalay kulan amniga la xidhiidha la yeeshay madaxda xisbiyada mucaaridka ah ee Kulmiye iyo Kaah, ayaa sidoo kale ciidamada milateriga ku amray inay si buuxda u difaacaan Somaliland. “Madaxweynuhu wuxuu…

Read More

Puntland oo sameysaneysa Lacag u gaar ah

Garoowe (QJ) – Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay waddo daraasad ku aaddan dhaqangelinta lacagta shilinka ah ee sanadka 2025-ka. Deni ayaa sheegay in Puntland ay muddo dheer ka sugeysay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay soo daabacdo lacag cusub, balse maadaama aysan waxba u qabsoomin ay ku…

Read More

Safaarada Soomaaliya oo Washington ka bilowday dhaqdhaqaaq ka dhan ah Somaliland

Washington (QJ) – Safaaradda Soomaaliya ee Washington ayaa heshiis la saxeexatay shirkad ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee u dooda iyo u ololaynta ee Maraykanka, ujeeddadeeduna tahay inay Soomaaliya ka taageerto dedaallada ka dhanka ah aqoonsiga madaxbannaanida Somaliland. The Africa Report ayaa daabacday warkan, iyadoo sheegtay in shirkadda BGR ay heshay qandaraas 12 bilood…

Read More

Madaxweynaha Faransiiska oo booqday Jabuuti iyo Itoobiya

Addis Ababa (QJ) – Gelinkii dambe ee maanta waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya booqasho ku tagay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa, waxaana lagu wadaa in labada dhinac ay ka wada hadlaan iskaashiga iyo arrimaha Geeska Afrika. Macron ayaa booqasho…

Read More

QM oo ka hadashay colaada Ceerigaabo

Ceerigaabo (QJ) – Colaadda u dhaxaysa ciidamada Somaliland iyo ciidamada SSC-Khaatumo ee magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa waxaa ku barakacay ku dhawaad ​​43,000 oo qof oo ay ku jiraan carruur, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadantinimada ee UNOCHA. Barakacayaashan ayaa gaaray Ceel Afweyn iyo Laasqoray oo ka tirsan gobolka Sanaag,…

Read More