Shiinaha oo ka carooday masuul ka socda Taiwan oo booqday Somaliland
Beijing (QJ)- Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha ayaa ka hadlay booqashadii mas’uul ka socday dalka Taiwan oo ka qeyb galay xafladda caleema saarka “Madaxweynaha la doortay” ee Somaliland. Shiinaha ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin in dowladda Soomaaliya ay ku dheganaato mabda’a Hal-Shiinaha ah, waxayna si adag u taageertaa Soomaaliya si ay…
