Khaatumo oo Somaliland ku eedeysay Tacadiyo in ay ka geysatay Ceerigaabo
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku eedeeyay inay magaalada Ceerigaabo ka geysatay tacadiyo ay ka mid yihiin barakicinta 50,000 oo qoys oo ka qaxay colaadaha soo cusboonaaday. War-saxaafadeed ka soo baxay SSC Khaatumo ayaa lagu cambaareeyey falkii ay Somaliland kula kacday qayb ka mid ah shacabka magaalada, sida ay sheegtay SSC Khaatumo. “Maamulka SSC Khaatumo waxa…
