Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Beenisay in Lacag dhan 200 oo Kun oo Dollar looga Saaray Ololaha Murashaxa Muuse Biixi Laba Kastam oo Somaliland Ku yaala DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland iyo Saraakiil Kale oo Wehelisa oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxba kama Jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sheegay in Kastamada Kala baydh iyo Ka Saylac dhaqaale looga saaray Ololaha Murashaxa iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye…

Read More

“Muuse Biixi Gobolada Galbeedka Cod Ugama Baahna Codkooda Wuu Isku Hubaa Ee Wax kale Ayuu Uga Bahanyahay”.Siyaasi Cabdicasiis Samaale DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale kana mid ah Saraakiisha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Cadeeyay in Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi aanu cod uga baahnayn Gobolada Galbeedka Somaliland maadaama uu haysto Kalsoonida iyo Codadka Goboladaasi. Mudane…

Read More

Afhayeenkii Xisbiga Ucid oo Shaaciyey inay Wada Hadal kula Jiraan Labada Xisbi ee Waddani Iyo Kulmiye Kadib Khilaaf soo kala dhex galay Garab uu hogaamiyo iyo Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Maxamed Xasan Khayre Shabaash oo ahaa Afhayeenkii Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid isla markaana hogaaminaya Garab uu sheegay inay ka go’een Xisbiga Ucid ayaa ka hadlay sababaha ay isku seegeen Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Maxamed Xasan Khayre Shabaash waxa uu sheegay in…

Read More

Tiradii ugu Badnayd oo ka Tirsanaa Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Sallaxley oo Cadeeyay inay ka Baxeen Xisbiga Kulmiye Kuna Biiraya Xisbiga Waddani DAAWO

Sallaxley 11. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano Ka Soo Jeeda Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE Isla Markaana ka Tirsan Golaha deegaanka ee Degmadda Sallaxley ayaa sheegay inay Gebi ahaanba iska Casileen Xilkii iyo Xubinimadoodii Xisbigaasi KULMIYE. https://www.youtube.com/watch?v=QV5v6uf5vPU

Read More

“Anigu waxaan u imid inaan dalkayga Barto dhamaantii,  Hadaan imid dalkaygii  Garoowana kasoo degay, Anigoon Dareen Qabin Caawaan Dug leeyahay” Fannaanad Maryan Mursal DAAWO

Garowe 11. September 2017 (SDN/QJ):- Fannaanada Soomaaliyeed  ee Caanka ah Maryan Mursal Ciise  ayaa Booqasho kusoo martay deegaano ka Tirsan Puntland,  oo ay ka mid yihiin magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe. “Anigu waxaan u imid inaan dalkayga Barto dhamaantii,  Hadaan imid dalkaygii  Garoowana kasoo degay, Anigoon Dareen Qabin Caawaan Dug leeyahay” Ayay tidhi. Dhinaca kale Fanaanada…

Read More

‘’Dib u dhaca Doorashadu wuxuu Nusqaamin doonaa Kalsoonidii Lagu Qabay Somaliland’’ Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay Doorashooyinka S.land Iyo Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyaha

New York 11. September 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Md. Antonio Guterres ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay inay damaanad qaado inaan mar kale la arag dib u dhac ku yimid doorashooyinka madaxtooyada iyo Baarlamaanka. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo toddobaadkan warbixintiisa saddex biloodlaha ah ee Somaliland iyo Somaliya u gudbiyay golaha ammaanka…

Read More

Khilaaf Xoogan oo Ka Dhex Qarxay Masar Iyo Senegal Kadib Markii ay Masaaridu diideen Qaraar ay Senegal Hor keenaysay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay si Loogu Canbaareeyo Xasuuqa Ciidanka Myanmar ku Hayaan Qoomiyadaa Rohinga

New York 11. September 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf xooggan oo labada dal ee Masar iyo Senegal dhex maray ayaa sabab u noqday in aan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobe la isugu yeedhin fadhi ay ahayd in ay kaga tashadaan xasuuqa ay ciidamada Miyanmaar ku hayaan muslimiinta Rohinja ee muwaadiniinta Miyanmaar ka midka ah. Kulan albaabadu u…

Read More

Xummada Doorashada,Xafiiltanka Murashixiinta,Kala Jiidashada Bulshada Iyo Xod-Xodashada Weriyeyaashii Hore ee BBC Somali

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Ololaha xisbiyadda Somaliland ee WADDANI, KULMIYE & UCID ayaa maraya meel xaasaasi ah, waxaanay kala jiidanayaan taageerayaal si mid kastaa Ololihiisu u noqdo ka Guusha gaadhsiiya Musharraxiinta u Tartamaysa. Haddaba Loollanka Xisbiyadda KULMIYE iyo WADDANI waxa si weyn uga dhex muuqda Wariyayaal ka tirsanaan jiray Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka Somaliga,…

Read More

Maxaad ka Ogtahay Kooxda ugu Qaalisan Saaxada Kubada Cagta ee Wakhtigan?

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Badanka way adkaataa in kooxda ciyaartooyada ugu qaalisani joogaan la odoroso, balse hadana marka loo eego qiimaha ciyaartooyadeeda lagu heli karo waa wax iska fudud. Waxaana booskan badi ku loolama labada naadi ee reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid oo la odhan karo wakhtigan waa kooxaha ugu adag kubada…

Read More

Wariye Aamina Muuse Weheliye Oo Dawlada Somalia Ugu Baqday Inay Aqoonsadaan Madax Bananida Somaliland DAAWO

London 11. September 2017 (SDN/QJ):- Weriye Aamina Muuse Weheliye oo ka mid ah Dadka ka Cadhaysan Go’aankii ay Dawlada Federaalka Somalia ugu Gacan gelisay Itoobiya Sarkaalkii ka tirsanaa Ururka ONLF ee C.kariin Muuse Qalbi dhagax ayaa ka dalbatay in Xukuumada Somalia maadaama aanay ku shaqaynayn rabitaankii Ummada Somalia ee ahaa u halgamida Shantii Soomaaliyeed inay…

Read More

Muhiimadda Qoddob Fasaqay Wax-Qabadkii Ay Dawladda Hoose Ee Hargeysi Ku Faanni Lahayd & Qorshaha Casriyeynta Jidadka Caasimadda

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Roobab aad  loogu qabawsaday oo ka da’ayay habeenadii ugu dambeeyay caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa  dibeda u soo saaray dhaliilo  muujiyey qorshe xumaan ka dhalatay dhismaha iyo casriyeynta jidadka caasimadda ee ay fulinayso dawladda hoose ee  Hargeysa. Dhaliilahan oo ay badka soo dhigeen roobab habeennadii ugu dambeeyay ka da’ayay Hargeysa …

Read More

Dawlada Myanmar oo Shaacisay in aanay Samayn doonin Wax Xabad Joojin ah Kadib Dalab ka Yimid Jab’hada Rohinga

Myanmar 11. September 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Myanmar ayaa qaaddacday xabbad joojin bil ah oo ay ku dhawaaqeen jabhadda Rohingya ee gobolka Rakhine. Kooxda Rohingya ayaa ku dhawaaqay xabad joojinta, iyagoo ugu baaqay ciidamada Myanmar inay sidoo kale hubka dhigaan. Balse afhayeen dowladda u hadlay oo lagu magacaabo Zaw Htay ayaa sheegay in Myanmar aysan la…

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo Mar Kale Dunnida Islaamka & Hay’adaha Caalamiga ah ka Dalbaday inay Gurmad u fidiyaan Muslimiinta Rohinga ee Myanmar

Kazakhstan 11. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka turkiga Rajab dayib Ordogan ayaa mar kale ku celiyey baaqiisa uu ku weydiisanayo Dalalka caalamka islaamka iyo Hay’adaha caalamiga ah inay u gurmadaan Muslimiinta Rohinga ee lagu gumaadayo Dalka Purma. Madaxweyne Ordogan oo ka hadlayey shir madaxeedka dalalka iskaashiga Islaamka oo ka furmay Dalka kasakhistan ayaa waxa uu…

Read More

Xukuumada Myanmar oo soo Saartay Qaraar adag oo Qabanaya Muslimiinta Rohinga ee Ka Talaabay Xudduuda dalkaasi!!

Bangladesh 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ka tirsan dowlada Myanmar ayaa sheegay in dhamaan Muslimiinta Rohingya ee u qaxay Bangladesh aan loo ogolaan doonin inay dalka dib ugu soo laabtaan. Win Myat Aye oo ah wasiirka dib u dajinta ayaa sheegay in ay dowlada ogolaan doonto oo kali ah in ay soo laabtaan dadka ku…

Read More

Qaramada Xaqiijiyey Ilaa hada inay u Soo Baxaan Koobka adduunka ee Kal danbe Dhici doona

Moscow 11. September 2017 (SDN/QJ):- Waxa maalmihii ugu dambeeyey socday ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee sanadka dambe lagu qaban doono wadanka Ruushka, waxaana ilaa hadda xaqiijiyey inay u soo baxaan tartankaasi shan wadan, kuwaas oo Ruushka kula biiri doona loolanka loo gali doono koobka adduunka. Wadanka Brazil oo shan jeer koobka Adduunka soo qaaday ayaa…

Read More

Mid ka Mid ah Wargaysyada ugu Afka dheer Dalka Ingiriiska oo Shaki Geliyey in Khubarada Farsamaysa Nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi aanay Keli ku ahayn Hawshaas!!

London 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wargayska Telegraph ayaa sheegay in xukuumadda dalka ingiriisku ay shaki gelisay in khubarada Farsamaynta kuuriyada woqooyi inay keli ku yihiin  farsamaynta barnaamijka Nucleerka dalkaasi. Wasiirka arimaha dibadda dalka Ingiriiska Boriis Jonson ayaa waqti hore waxa uu shaki geliyey inay khubarada kuuriyada woqooyi keligood ku guulaysteen inay soo saaraan barnaamijka Nuclear-ka,…

Read More

Hay’adda Ilaalinta Xuquuqda aadamaha Ciraaq oo Dacwad ku oogi doonta Isbahaysiga Mileteri ee Maraykanku Hogaaminayo & Sababta Keentay

Baghdad 11. September 2017 (SDN/QJ):- Hay’ada ilaalinta xuquuqda aadanaha ee Dalka Ciraaq oo ah hay’ad ku dhowdhow baarlamaanka dalkaasi ayaa waxay ay sheegtay in ay dacwad ku soo oogi doonto isbaahaysiga Milateri ee caalamiga ah ee maraykanku hogaamiyo oo ay ku eedaynayso inay Labo Kun oo qof ku dileen Magaalada Mousel ee Waqooyiga Ciraaq. Warbixin…

Read More

Hogaamiyaha Jarmalka oo dadaal ugu Jirta Sidii Xal Dublamaasiyadeed loogu soo afjari lahaa Xiisada Kuuriyada Waqooyi

Berlin 11. September 2017 (SDN/QJ):- Ra’’isal wasaaraha Dalka Jarmalka Angela Markal ayaa sheegtey in dalkeedu uu diyaar u yahay inuu ka qayb qaato dedaalka loogu jiro sidii hannaan diblumaasiyadeed loogu dhamayn lahaa Banaamijka Nuclear-ka  Kuuriyada woqooyi. Mrs. Merkal oo u waramaysay Shebakada Euro News ayaa waxay tidhi” haddii la doonayo in dalkeedu wada hadalada uu…

Read More

Xukuumada Suuriya oo Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay u Xaqiijisay in aanay abid Isticimaalin Hub Kiimiko ah

Dimishiq 11. September 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Suuriya ayaa u gudbisay goleha amaanka ee Qaramada midoobay warqad sheegaysa in ayna waligeed u adeegsan hub kiimiko ah dagaalada sokeeye ee ka socda dalka gudihiisa. Warqadu waxa ay intaasi raacisay in dalka Suuriya ayna jirin hub kimiko ah oo yaala iyo meel lagu farsameeyo toona, taas oo 2011kii…

Read More