Dawlada Ingiriiska oo Dhimaysa Lacagaha Gargaar ee ay ku Caawiso Dalka Nigeria

London 10. September 2017 (SDN/QJ):-Dowlada Britain ayaa lagu wadaa in ay dhinto lacagaha ay ku bixiso howlaha gargaarka ee dalka Nigeria sannadaha soo socda. Dowlada Ingiriiska ayaa sheegtay in afarta sanno ee soo socota ay dhimeyso boqolkiiba konton dhaqaalihii ku bixi jiray gargaarka oo lagu qiyaasay lacag dhan laba boqol konton iyo sided milyan oo…

Read More

Jilaagii ugu Gaabnaa Adduunka ee Is Dilay Markii Loo Bixiyay “Gaabane”! DAAWO

London 10. September 2017 (SDN/QJ):-Jilaaga Ingiriiska ah ee Herve Veltches  wuxuu dhashay  sannadkii 1943, lama arag qof jilaa ah oo ilaa xadkan gaabnidiisu gaadhay. Waxaana uu  caan ka noqday dunida. Sida ay dadku u xiiseeyaan waxa uu la mid noqday jilaaga caanka ah ee Faransiiska ah Mr. Herve John Pierre  oo kaalin muhiim ah ku…

Read More

Saldhig Milatari oo Ku Yaala Caasimada Lesotho o Lagu Khaarajiyey Madaxii ciidamada dalkaasiKhoantle Motsomotso, iyo labo kale oo saraakiil sarsare ah

Maseru 10. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxii ciidamada dalka Lesotho, Khoantle Motsomotso, iyo labo kale oo saraakiil sarsare ah ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday saldhigyo milatari oo ku yaalla caasimadda dalkaas ee, Maseru. Goobjoogayaal ayaa sheegay in saraakiil ay galeen xafiiska madaxi ciidamada ayna toogteen, kahor intii anay dilin labo waaridye oo kale. Raysal wasaare…

Read More

Cunista Tufaaxa Iyo Faa’iidooyinka Uu U Leeyahay Caafimaadka Bani’aadamka

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):-Tufaaxu waa midho ka mid ah khudaarta. Geedka tufaaxa oo saynis ahaan lagu magacaabo Malus domestica waa geed midho macaan leh kaasi oo la cuno khudaarta uu dhalo. geedka tufaaxu wuxuu asal ahaan markii ugu horeysay laga helay badhtamaha qaarada Aasiya, halkaasoo la sheegay in ilaa maanta laga helo noocyo badan oo…

Read More

Maraykanka oo Golaha Amaanka Qaramada Midoobay u Gudbiyey Qabyo Qoraal ku wajahan Sidii Cuno qabatayn loogu soo Rogi lahaa Kuuriyada Waqooyi

New York 10. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobay in cod loo qaado qabyo qoraal uu Maraykanku soo gudbiyey oo ku saabsan sidii cunaqabateyn loo saari lahaa dalka Kuuriyada Woqooyi. Codsigan ayaa ku baaqaya in dalka Kuuriyada Waqooyi laga joojiyo saliidda, gaaska dabiiciga ah iyo waxyaabaha kale oo batroolka la xidhiidha ee dalkaas laga iibiyo.  …

Read More

Waxay u Badbaadeen Si Mucjiso ah Kadib Markii Noloshoodu Halis Gashay!!

Florida 10. September 2017 (SDN/QJ):- Sanadkii 2007 qoys kaliya oo ka koobna lamaanaha iyo wiil yar oo ay dhaleen ayay bisadooda Weini habeen badhkii hurdada ka toosisay si ay uga badbaadiso xaaladda halista ee ay ku sugnaayeen oo keenaysa inay dhamaantood dhintaan. Bisadda ayaa dareentay hawada guriga oo bedelantay ka dib markii  hawada  sunta ah ee…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo Cadeeyay inaanu Xal Mileteri Ku Furdaaminayn Xiisada Gacanka Kuuriya

Washington  10. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maraykanka Mr Donald Trump ayaa Warfidiyeenka Caalamka u sheegay in aanu Qorshaha Xukuumadiisu ahayn Xoog Milatari in lagu Furdaamiyo Xiisada Adag ee ka taagan Gacanka Kuuriya, Hase yeeshee aanay Xukuumadiisu Gacmaha Laaban doonin Hadii ay Gardarada Joojin waydo Kuuriyada waqooyi iyo Horumarinta Gantaalaha. Hadalka Mr Donald Trump waxaa uu…

Read More

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray wershad cusub oo samaynaysa Taangiyada biyaha ee Gamuur Plastic factory SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylci)  ayaa Maanta oo ay bishu tahay 09-09-2017 xadhiga ka jaray wershad cusub oo samaynaysa Taangiyada biyaha ee Gamuur Plastic factory, wershadaas oo laga hirgeliyay Waqooyiga  magaalada Hargeysa,  gaar ahaan Xaafada  Sheedaha.   Warshadan cusub ee laga  hirgaliyay  ayaa waxay samayn doontaa taangiyada…

Read More

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Somalia oo Fadhigii Maanta ka Baaqday ku eedeeyay Xukuumada Farmaajo

Muqdisho 09. September 2017 (SDN/QJ):-Kulankii baarlamaanka ee maanta oo ahaa mid siweyn bulshada Soomaaliyeed isha uga wada hayeen lana filayay in looga dooddo go’aankii xukuumada Soomaaliya ay ka qaadatay Ururka ONLF iyo ku wareejintii dowladda Itoobiya Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa kooram la’aan u baaqday. Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta la…

Read More

Gudoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Iyo Weftigii uu Hogaaminayay Oo Kormeer ku Soo Maray Deegaano ka Tirsan Gobolada Maroodi Jeex Iyo Gebilay SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KUKLMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey degmada Faro-weyne iyo deegaanno hoos yimaadda oo ay ka mid yihiin Waddo-Makaahiil, Bandar-ammaan iyo meelo kale oo dhammaantooda ka tirsan gobolka Maroodi-jeex. Wefti uu hoggaaminayo murrashaxa Madaxweyna KULMIYE Md. Muuse…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo booqday xero lagu tababaro ciidamada xoogga dalka Somalia

Muqdisho 09. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay dugsiga tababarka ciidamada ee Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka, isaga oo dhinaca kalana kulan qaatay saraakiisha tababarka ka bixiya dugsiga uu booqday. Maamulka iyo Saraakiisha dugsiga tababarka ciidamada Jeneraal…

Read More

Jamhuuriyada Somaliland ayaa canbaaraysay qaabka ay xukuumada Myanmar ula dhaqmayso Muslimiinta Rohingya !!

Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu sheegay in ay aad uga xun yihiin qaabka bina’aadanimada ka baxsan ee ciidamada ammaanka ee xukuumada Myanmar ay ula dhaqmayaan bulshada Rohingya. War-saxaafadeedka ka soo baxay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa sidoo kale waxa loogu baaqay dowlada Myanmar in…

Read More

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Ciidamo Gurmad Ah U Dirayso Musliminta Rohinga DAAWO

Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Qalabka Warbaahinta Caalamiga ahi soo Gudbinayay Tacadiyo iyo Xasuuq aad u Naxdin badan oo Lagu hayo Muslimiinta Rohinga ee Ku dhaqan dalka Myanmar kuwaas oo la kulma Gabood falo kaga imanaya Ciidanka qalabka sida ee dalkaasi. Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in…

Read More

”We urge Myanmar government to stop the horrendous violence and the ethnic” President Ahmed Silanyo

Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-We are utterly disturbed by the reports and scenes of inhuman treatment of the Rohingya community by the Myanmar security forces. We urge Myanmar government to stop the horrendous violence and the ethnic, and religious cleansing against the Rohingya civilians, and to allow humanitarian assistance to reach those who need it so…

Read More

Xisbiyada UCID iyo Waddani oo Isku Raacay Mawqif Ka Dhan ah Xisbiga Kulmiye, Komishankana Baaq u Diray DAAWO

Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, ayaa Mawqifyo isku mid ah ka qaatay dhaqdhaqaaqyadii u dambeeyey ee Masuuliyiinta sare ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ka sameeyeen gobollada dalka qaarkood toddobaadkan dhammaaday, isla markaana ku mareen deegaanno kala duwan oo ay Dadweyne ku soo dhaweeyey Khudbado uga jeedinayeen maalmihii u…

Read More

War Cusub: Inta Badan Xildhibaanadii Diyaariyay Mooshinka Xukuumada Oo Go’aankooda Bedelay DAAWO

Muqdisho 09. September 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya una badan Xildhibaanadii kooxda Damul Jadiid ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Sida aan Wararka ku helnay Xildhibaanadan oo tiradooda ay gaareysay ilaa 54 Xildhibaan ayaa ugu dambeyn lagu guuleestyay in lakala furo furo, waxaana go’aankooda bedelay qaar badan…

Read More

Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Magacaabay Xubno Musdanbeed ah oo kala taliya arrimaha Saxaafadda DAAWO

Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa oo Maanta Kulan Warbaahineed ku Qabtay Xafiiska dhexe ee Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye ay bilaabeen Olole Qayru Sharci ah Iyagoo adeegsanaya Miisaaniyadii dalka. Afhayeen Buubaa waxa kale oo uu Cadeeyay in Xisbiga Kulmiye uu Kudlad kala talisa…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Hawd oo ku Eedeeyay Wakiilka Somaliland ee Jabuuti inuu la Baxsaday Gaadhi Wasaaradda Arrimaha Guduhu u Qorshaysay Isaga

Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka gobalka Hawd Ibraahim Xaaji Cali Xasan, ayaa wakiilka Somaliland ee dalka Djibouti Mr. Cabdifataax Siciid Axmed, ku eedeeyay inuu dalka Djibouti ula baxsaday baabuur ay wasaaradda daakhiligu amartay inuu ku wareejiyo badhasaabka. Guddoomiye Ibraahim, oo u waramay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in baabuurka oo ay isaga siisay wasaaradda arrimaha gudaha…

Read More