Ma la Socotaa in Telefoonada Gacanta ee Mobilku ay ka Jeermis Iyo Wasakh badan Yihiin Suuliyada ?

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis ay sameeyeen khubarado ka tirsan jaamacadda Arizona ee dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in talefanka gacanta oogadiisa sare ay ku dhalato bakteeriya tobannaan jeer ka badan bakteeriyada ku dhalata inta badan ee kursiga suuliga ee lagu fadhiisto. Daraasaddu waxa ay sheegtay in sababta bakteeriyadan keenta ay u badan tahay dadka…

Read More

‘’Cidii Muuse Biixi Ku odhan lahayd Waad dhacday aynu aragno Iminka ayaa la Odhan kari la’yahay Xeerkaas ayaad Jebisee Hadhow yaa Ku odhanaya Waad Dhacday’’ Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa si adag uga Digay Ololaha Sharciga baalmarsan ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ka wado Gobolada dalka. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse C.laahi oo maanta warfidiyeenada la hadlayay ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye isagoo ka faa’iidaysanaya Dhaqaalihii ummada laga soo uruuriyey Isla…

Read More

Weriye Yoonis Cali Nuur oo u Xuubsiibtay u Ololaynta Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Weriye Yoonis Cali Nuur oo ka soo Shaqeeyay Idaacada BBC qaybteeda afka somaliga Mudo dheer haatana ah La taliyaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa lagu arkay isagoo u ololaynaya Xisbiga Kulmiye gaar ahaan deegaanada gobolka Gebilay. Yoonis Cali Nuur ayaa si qoto dheer uga sheekeeyey waxyaabaha uu Aduunku ku qiimeeyo…

Read More

Murashaxa Madaxweyne ee Ucid Mas’uulka Keliya ee Sadex Jeer u tartamaya Jagada Madaxweyne ee Somaliland iyo Siyaasada Isbedel ee Ku lifaaqan DAAWO

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Noqday Murashaxa Qudha ee  sadex jeer u tartamaya Doorashada Madaxweyne ee Somaliland. Waxa uu hore ugu tartamay Doorashadii madaxtinimo ee Somaliland ka dhacday sannadihii 2003-dii iyo 2010-kii waxaanu haatan u Taagan yahay Doorashada madaxweyne ee la filayo inay qabsoonto 13-ka bisha November…

Read More

Waxqabadkii Hay’adaha Dawladda S.land Oo Meesha Ka Baxay Kadib Markii Masuuliyiintii U Xil Saarnaa Shaqadii Qaranka Kaga Mashquuleen Ololaha Hordhaca Ah Ee Xisbul Xaakimka KULMIYE

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Waxqabadkii Shaqo ee Nidaamka Xukuumadda Somaliland ayaa is taagay iyada oo aanay gabi ahaanba jirin wax adeegga ah oo la taaban karo oo ka socda hay’adaha dawladda ee kala duwan gaar ahaan wasaaradaha, Hay’adaha Xukuumadda iyo xafiisyada kale ee dawladda iyo walibaa xataa Golayaasha deegaanka kadib markii Masuuliyiintii qaranka u…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Isku Bedel iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xubno ka Mid ah Badhasaabyada Gobolad Iyo Maareeyeyaasha Hay’adaha Madaxa Bannaan

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer madaxweyne oo uu Maanta soo saaray isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha gobolada dalka iyo maareeyahaasha hay’adaha madaxa banaan ee dalka. Madaxweynuhu: Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:                     Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda…

Read More

Ma Dhabaa In Musharaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga UCID Noqon Doono Mid Ka Mida Siyaasiyiinta Kooxda Khaatumo Kadib Wadahadalka S/land Iyo Khaatumo?

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid waxaa uu kamid yahay Saddexda xisbi qaran ee ku loolamaaya Tartanka dorashada madaxtanimaada ee dalka ka dhici doonta 13 bisha November ee sannadkan 2017 waxaana xisbiga Musharaxa ka ah Eng Faysal Cali waraabe oo laba jeer oo hore ku guuldaraystaay Tartanka Madaxtiniimada dalka, waxaa xisbigaas…

Read More

Khilaaf Ka Dhex Aloosan Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Iyo Xoghayaha Guud Ee Xisbigaasi Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo + Xoghayaha Oo Ka Hadhay Safarka Gobolada Galbeedka Khilaafkaasi Awgii

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf Culus ayaa maalmihii u dambeeyay ka dhex aloosan Gudoomiyaha, Ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, Waxaanu Khilaafkaasi sababay in Xoghayuhu ka baaqdo oo uu ka hadho Waftigan Hadda ay Masuuliyiinta sare ee Kulmiye…

Read More

Wakaaladda African News oo Si Xeel dheer u lafo gurtay Dawladnimada  iyo Nabadgelyada ka Jirta Jamhuuriyadda Somaliland

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Shabakadda African News ee faaqida dhacdooyinka  dalalka Afrika, ayaa  baahisay in  Jamhuuriyadda Somaliland  ay ku naaloonayso nidaam iyo kala dambayn isla markaana ay ka qabsoomeen  doorashooyin macquul ahi. Waxa kaloo warbixintan lagu xusay inay Somaliland muhiim u tahay dagaalka lagula jiro budhcad-badeedda iyo argagixisada. Tifaftiraha Guud ee Wargeyska  Dawan, Cumar…

Read More

‘’ Ma Jiro Heshiis u Dhexeeyay Somalia iyo Itoobiya oo ku Saabsan Is Waydaarsiga Maxaabiista’’ Raysal Wasaarihii Hore ee Somalia DAAWO

Washington 10. September 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay Sargaalkii katirsanaa Jabhada ONLF ee dhawaan dowlada Soomaaliya ku wareejisay dowlada Itoobiya. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in khalad weyn aheyd talaabada dowlada Soomaaliya ku wareejisay C/Kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax), waxa uu tilmaamay in sargaalkaasi uu ahaa…

Read More

In Ku Dhow 300 oo Kun oo Ruux oo ka Tirsan Muslimiinta Rohinga ee Myanmar oo u Qaxay Bangladesh DAAWO

Myanmar 10. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa aad u kordhay xasuuqa lagu hayo dadka muslimiinta ee Rohingya ee ku nool dalka Myamar kuwaas bilaabay inay ka qaxaan dalkaaasi, waxayna gaadheen illaa 270,000 qof sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Dadka qaxaya ay badankoodu galaya dalka ay jaarka yihiin ee Bangaladish. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegtay…

Read More

Xisbiga Waddani oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye Ku eedeeyay ku ololaynta Hantida Qaranka Iyo Jawaabta Kulmiye

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in Xukuumadda iyo Xisbul xaakimka Kulmiye ay wadaan olole sharci daro ah, oo waliba Xisbiga Kulmiye hantidii umadda loogu ololaynayo,oo Wasiiraddii, Agaasimayaashii iyo Badhasaabadii u ololaynayaan, oo Gaadiidkii iyo Shidaalkii Dawladdana loogu ololaynayo, balse Xisbiga Kulmiye ayaa eedahan iska difaacay, waxba kama jiraana ku tilmaamay….

Read More

Yaab: ”Waxa Uu Kacbada Ku Dawaafay In Ka Badan 700 Oo Jeer Haddana Waligii Ma Gudan Waajibaadka Xajka”!!!

Maka 10. September 2017 (SDN/QJ):-Inkasta oo uu ku sugan yahay magaalada Barakaysan ee Makka Al Mukarama gaar ahaana Masaajidka Xaramka oo uu Kacbada ku dawaafay in ka badan 700 oo jeer haddana waligii ma aanu gudan waajibaadka Xajka. Arrinkan mucjisada ah oo uu warinayo wargeyska caanka ah ee Al Cukaz ee sucuudiga ka soo baxaa,…

Read More

Amiir Maxamed Binu Salmaan oo Todobaadyada Fooda inagu soo haya la Wareegaya Hogaaminta Boqortooyadda Sucuudiga & Qorsheyaasha laga sugayo inuu Ku Maamulo Boqortooyada Sucuudiga

Riyadh 10. September 2017 (SDN/QJ):-Warbixin ay daabacday CNBC ayaa lagu sheegay in uu jiro qoraal ay soo saareen Eurasia Group oo lagu ogaaday in dalka Sacuudiga uu boqor cusub yeelan doono tobobaadyada soo socda. Qoraalka waxaa lagu sheegay in boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi Casiis uu wiilkiisa Amiir Maxamed ku wareejin doono xilka maalmaha soo…

Read More

Haweenka Saamaynta Ku Leh Siyaasadaha Dunnida oo Gaadhay Halkii ugu Saraysay  & Magacyada 16 Haween Ah Oo Wasiirro Gaashaan-Dhig Noqday!!

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Inta badan wakhtiyadan waxa la arkaa in ay xukuumadaha xilal sare ka qabtaan haweenku kuwaasi oo aan wakhtiyadii hore nasiib u heli jirin in ay door ku yeeshaan talada dalalkooda balse muddooyinkan dambe waxa si aad ah u soo kordhaya xilalka aanay hore haweenku u qaban jirin oo ay imika…

Read More

Goobta Ugu Halista Badan Goobaha Loo Dalxiiska Tago Caalamka Oo Biriij Laga Dhisay

China 10. September 2017 (SDN/QJ):-Buurta lagu magcaabo Tienman oo ah goobta ugu khatarta badan meelaha caalamka loo dalxiiska tago ayaa laga hirgeliyey Biriij dheer oo loogu talo galay in ay dadka dalxiiska u  tagaa maraan. Biriijkan oo ay dhistay dawlada dalkaasi Shiinaha oo ay buurtani ku taalo dalkeeda ayaa sheegtay in ay biriijkan u dhistay…

Read More

Pennsylvania: Laba Haween Ah Oo Caalamka Ka Yaabiyey, Kadib Markii Ay Isku Dayeen Inay Baan Dhacaan

Pennsylvania 10. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Pennsylvania ayaa sheegay in ay laba dumar ahi ka dambeeyeen isku day dhac oo lagu doonaayey in lagu dhaco Baan ku yaala Pennsylvania , iyaga oo intaas ku daray in ay baxsadeen labadaasi dumar ahi. Labadan dumar ah ayaa intii aanay soo gelin Baanka waxay soo xidheen dharka ay…

Read More

Fal Tuugo Ah Oo Lagu Xaday Faraskii Gaarka Ahaa Ee Madaxweynaha Ruushka Iyo Baadhitaano Lagu Baadi Goobayo Oo Caasimada Ruushka Ka Socda

Moscow 10. September 2017 (SDN/QJ):-Wararka ka imanaya waddanka Ruushka ayaa sheegaya in Faraskii gaarka ahaa ee uu lahaa Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladimir Putin la xaday iyada oo aan waliba la ogayn kooxda tuugada ah ee falkaasi kula kacday faraska uu lahaa Madaxweynaha waddanka Ruushka oo lagu magacaabi jiray ‘President’ oo macnaheedu yahay Madaxweyne. Faraskaasi oo…

Read More