Daraasad iftiimisay sida ay Buurnidu Waxyeelo ugu Tahay Wadnaha

Hargaysa 29. August 2017 (SDN/QJ):-Daraasad cusub ayaa shaacisay in buurnida xad dhaafka  ay cimriga qofka soo gaabiso. Daraasadan oo laga qaaday dad kumanaan qof ah oo dhallinyaro da’doodu tahay 20 sanno iyo kuwo da’ weynba ayaa cadaysay in buurnida iyo baruurta badani ay saamayn weyn ku leedahay caafimaadka qofka. Daraasadan oo ay qaadeen khubarro Maraykan…

Read More

Robot Loo Adeegsanaayo Daawada Xanuunka Gaasteriga Oo La Ikhtiraacay

Washington 29. August 2017 (SDN/QJ):-Koox saynisyahano ah oo u dhalatay waddanka  Maraykanka ayaa ku guulaystay inay soo saaraan qalab aad u yar  yar oo awood u leh inuu galo caloosha dadka, sidoo kalena dilo Bacteria-da ku jirta caloosha dadka ee dhibka u keenta. Khubaradan Saynisyahanka ah oo ka socotay Maxadka Engineering-ka ee Maraykanka ayaa muddo…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Sheegay inuu u Tanaasulay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Kadib Markii Xisbigiisu Soo Sharaxi waayay DAAWO

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Mucaaridka ah ee Xisbiga Waddani ugu Jira Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay Cida uu Shalay siiyay Codkiisa iyo Sababta Xisbigiisu u soo Sharaxi waayay inuu noqdo Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=fZ_nHdVJpys&feature=share

Read More

Cali Khaliif Oo Shalay Cadho Kaga Baxay Wada Hadalkii Somaliland Iyo Khaatumo, Maxamed Kaahin Oo Isku Dayay Inuu Lad Qabeeyo Iyo Mas’uul Kooxdiisa Ka Tirsan Oo Sheegay..

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo ee Wadahadalka kula jirta Dawlada Somaliland Cali Khaliif Galaydh ayaa shalay Cadho kaga baxay Kulan ay kooxdiisa iyo Gudidaasi ku lahaayeen Huteel Safaari ee Magaaladda Hargeysa,kulankaasi oo uu markii hore fadhiyay balse uu si kedis ah uga baxay markii uu kulankaasi furmayay,arintaasi oo ay si weyn u wada…

Read More

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo Shaqo Ka Joojin Ku Soo Rogay Gudoomiyihii Gobolka Awdal & Dulucda Eedaymo uu u Jeediyey AKHRI

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku Xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Shaqadii ka Joojiyey Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise Shiine.   Qoraal uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Nuqul ka  mid ahi soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Qurbejoog.com ayaa u Dhignaa Sidan:

Read More

Badhasaabka AWDAL Oo Beeniyey Eedaymo Ay U Jeediyeen Maayarka Borama Iyo Xildhibaano Golaha Deegaanka Ah

Boorama 28. August 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-Shiine), ayaa dhinac iskaga duway eedaymo ay u soo jeediyeen qaar ka mid ah xildhibaannada golaha deegaanka iyo maayarka Boorama, kuwaasi oo nuxurkoodu ahaa inuu doonayo in la iibiyo Dhul Dan-guud ah oo ku yaalla Magaalada Boorama. Waxaanu eedaymaha ay u jeediyeen Xildhibaannada Golaha Deegaanka…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Punt land oo Shaqadii Ka Joojiyey Taliyihii Ciidanka Booliska Punt land

Garowe 28. August 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha Booliiska ee Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax “Ereg” ayaa sheegay in xilkii uu hayey uu ka joojiyey madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedkaasi Cabdulxakiim Cabdullaahi Cumar Camey. Taliyuhu waxaa uu sidan ka sheegay wareysi uu siiyay Idaacada VOA, waxaanu sheegay inuu joojiyay shaqadii sugayana amar danbe. Taliyaha Booliiska ee Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax…

Read More

Taariikhda Markii Ugu Horaysay Oo Somaliland Laga Furo Madxaf La Magac Baxay SARYAN MUSEUM Oo U Gaara Noqon Doona Taariikhda Halgankii Dalka Iyo Dhaqanka DAAWO

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxa Shalay laga furay Madxaf Magaciisu yahay SERYAN, kaasi oo uu aasaasay Muwaadin Reer Somaliland ah, sidoo kalena ka mid ahaa Ururkii Dib u xorreynta Somaliland ee SNM. Munaasibadda Xadhigga lagaga jaray Madxafkan oo lagu ururinayo Taariikhda Halgankii Ururkii dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM dib…

Read More

Murrashax Muuse Biixi oo Kulan Taageero iyo Su’aalo ah La Yeeshay Ku Dhawaad 100 Haween Aqoonyahan ah

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo nuxurkiisu ahaa is-xogwaraysi iyo is-fahamsiinta qorsheyaasha iyo himilooyinka fog iyo kuwa dhaw ee xisbiga KULMIYE la qaatay haween aqoonyahan ah oo dalka iyo dibaddaba wax kusoo bartay, isla markaana aqoontoodu gaadhsiisan tahay shahaadada labaad ee aqoonta…

Read More

“Cali Khaliif Galaydh Waa Madaxweynaha Khaatumo, Dhiggiisu Waa Siilaanyo, Midkoona Halkan Ma Fadhiyo..”

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Xubno ka Tirsan Guddiyada Wadahadalka u qaabbilsan Dawladda Somaliland iyo Maamulka Khaatumo, ayaa ka jawaabay su’aalo laga weydiiyey midho-dhalka wadahadalka muddada u socday iyo Shir loo dhan yahay oo ay shalay shaaciyeen in la qaban doono dabayaaqada bisha sagaalaad ee sannadkan 2017-ka. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Sacad Cali Shire oo ah…

Read More

“Farmaajo Waxaad Moodaa Inuu Wali Joogo Sanadihii 60-kii Ilaa 80-kii, Waxa Loo Baahan Yahay Inuu…”Xildhibaan Naasir Cali Shire DAAWO

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Naasir Cali Shire oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay doorashadii shalay ka dhacday golaha wakiilada ee lagu doortay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha,isaga oo sidoo kalena duray madaxwaynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Read More

Wefti Ballaadhan Oo Socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Oo U Amba Baxay Wadanka Saudi Arabia Oo Ay Martiqaad Rasmiya Ka Haleen

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wefti balaadhan oo socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa galabta ka amba baxay Madaarka Cigaal Airport ee Caasiamda Hargeysa, iyaga oo u soo jeeda Wadanka Saudi Arabia.   Weftigaasi oo ka koobnaa shan wasiir oo ka tiran Xukuumadda Somaliland oo uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa ka…

Read More

Mashruuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa Oo Dhamaystirkiisu Dib Ugu Dhacayo 2018-ka, Sababta Keentay & Qorshaha Xukuumadda Xilkeedu Gabaabsiga Yahay

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa Shalay Dhagax-dhigay Barkad Afraad oo Wakaaladda Biyaha Hargeysa ugu talo-gashay inay ka mid noqoto Barkadaha Biyaha loogu kaydiyo Caasimadda, marka la dhamaystiro Mashruuca Biyo-ballaadhinta ee laga soo bilaabay Ceelasha biyo-saarka ee Geed-deeble ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa. Berkaddan Keydka Biyaha loogu talo-galay oo…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland oo Ka Dareen Celiyey Doorashadii Shalay ee Golaha Wakiilada Somaliland

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland ayaa ka Falceliyey doorashadii ka dhacday golaha Wakiiladda ee Somaliland ee lagu doortay Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda. ”Golaha Wakiilada doorashii Shalay ka dhacday ee loo tartamyey Kursiga Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha, waxaan ku bogaadinayaa Golaha Wakiilada tartankii fiicnaa ee bisaylku ka muuqday ee…

Read More

Somaliland iyo Khaatumo oo Heshiis 10 Qodob ah ku Kala Saxeexday Hargeysa & Dareenka labada Dhinac DAAWO

Hargaysa 27. August 2017 (SDN/QJ):- Wadahadal maalmihii u danbeeyey magaalada Hargeysa uga socday dawladda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo, ayaa maanta si rasmi ah loo soo gebo-gabeeyey, waxaana laga soo saaray Toban Qodob oo kala duwan oo ay labada dhinac isla qaateen, sida uu Warbaahinta u akhriyey Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Sacad Cali Shire Axaddii Maanta. Xubno…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Cusub ee Golaha Wakiiladda oo Su’aalo kala duwan ka Jawaabay DAAWO

Hargaysa 27. August 2017 (SDN/QJ):- Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta la doortay Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, waxaanu markii Fadhigii Axaddii Maanta Ku-xigeenka 1-aad loogu doortay uu ka hadlay doorashadiisu siday u dhacday iyo dareenkiisa guusha uu gaadhay Kursigaas oo Mudanayaal kale kula tartameen. Fadhiga Maanta oo uu guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland…

Read More

Murashaxa Xisbiga Waddani oo Gool Weyn ka dhaliyey Xukuumadda oo Dhabarka u Jeedisay Khilaafka Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 26. August 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan  Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ku guulaystay khilaaf sumcad xumo u soo jiiday Somaliland oo ka dhashay doorashadii Guddoomiyaha cusub ee Wakiiladda ee 7dii bishan qabsoontay oo natiijadeeda lagu murmay ka dib markii sida la xaqiijiyey la isdabo-mariyey labadii natiijo…

Read More