Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo soo Gunaanaday Shir laba Cisho Socday oo Lagaga Hadlayay Mashaariicda Waxbarashadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda ayaa soo gabo gabeeyay Shir hawleed Mudo laba Cisho ah u Socday Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Hay’adaha Wada shaqayntu ka dhaxayso.

Read More

Cali Guray oo Ku Tilmaamay Siyaasiga Qunyar Socodka ah ee Axmed Jaanbiir Suldaan inuu Yahay Dhengada Mucaarid Iyo Muxaafidba ay la Dhacaan Muuse Biixi

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):-Muj.Cali Guray Oo Ka Mid ah Siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay hormo siyaasiyiin ah oo shalay si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani waxaanu si khaas ah uga hadlay raadkii siyaasadeed ee ay isla soo mareen Axmed Jaambiir Suldaan iyo Musharaxa kulmiye Muuse Biixi Cabdi waxaana qoraal kooban uu soo…

Read More

Maamulka Dawladda Hoose ee Hargaysa oo Daboolka Ka Qaaday inay Mushahaarada u Kordhiyeen Shaqaalaha Dekhli soo saarka

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa mushaharkii u kordhisay shaqaalaha ka hawlgala qaybta dakhli soo-saarka ama cashuuraha, sidaasna waxa Sheegay Xoghayaha Fulinta D/Hoose ee caasimadda, Cali Xasan Cawaalle. Xoghaye Cali Xasan, waxa uu sheegay in shaqaalaha ka hawlgala cashuuraha Dawladda Hoose ay maamulka degmaddu u labba-laabeen mushaharooyinkoodii bishii la soo dhaafay….

Read More

Nin Daqiiqadihii Ugu Dambeeyey Ka Badbaaday Xukun Dil Ah Oo Lagu Fulin Lahaa

Missouri 25. August 2017 (SDN/QJ):- Governatooraha gobolka Missouri ee dalka Maraykanka ayaa baajiyay xukun dil ah oo nin lagu fulin lahaa, wuxuuna magacaabay guddi baaritaan ku sameeya xukunkii lagu riday. Amarkan ayaa soo baxay saacado yar ka hor markii dilka lagu fulin lahaa Marcellus Williams, oo 48 jir ah kaasoo lagu helay inuu dilay haweeney…

Read More

Delhi: Maxkamadda Sare ee Hindiya oo Go’aan Ka Gaadhay Xuquuqda Xogta Muwaaddiniinta Dalkaas

Delhi 25. August 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda sare ee Hindiya (India), ayaa xukuntay in Muwaaddiniinta dalkaasi yeeshaan Xuquuq aasaasi ah oo la xidhiidha Asturnaanta Xogtooda iyo Shaqsiyaddooda, Xukunkaas oo ah mid Taariikhi ah. Xaakinnadu waxay xukeen in xaqa asturnaanta xogta iyo shaqsiyaddu uu qayb muhiim ah ka yahay qodobka 21-aad ee Dastuurka India oo ilaalinaya nolosha…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka oo Jaray  Dhaqaalihii uu Ku Caawin Jiray Dalka Masar & Sababta keentay

Washington 25. August 2017 (SDN/QJ):- Xiriirka Mareykanka iyo Masar, oo horumaray kadib doorashadii madaxweyne Donald Trump, ayaa u muuqday inuu dib u xumaaday, kadib markii dowladda Mareykanka ay jartay qeybo ka mid ah gargaarkii Masar la siin jiray, sababo la xiriira xadgudubyo dhinaca xuquuqda aadanaha ah. Dowladda Mareykanka ayaa boqol milyan oo dollar ka dhintay…

Read More

Murrashaxa KULMIYE oo Gudaha Suuqa Hargeysa Socod Lug Ah Kusoo Maray, Shacabkana la Sheekaystay iyo Dareenka Bulshada DAAWO

Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer indho indhayn oo xaaladda shacabka ugu kuurgelayo kusoo maray kusoo maray suuqyada waaweyn ee caasimadda Hargeysa gelinkii hore ee maanta, isla markaana la shaaheeyey dadweyne ku sugnaa meheradaha ganacsiga ee badhtamaha suuqa. Murrashax Muuse Biixi oo…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Maanta Xaflad Soo Dhaweyn ah Ku Qaabilay Siyaasiyiin iyo Haldoor Ku Bahoobay Wax-garadka Badbaado Qaran oo Ku Soo Biiray Xisbigaasi DAAWO

Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):- Xaflad aad u bilan oo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal ku bahoobay Wax-garadka Badbaado Qaran oo ka soo diga-rogtay Xisbiga KULMIYE isla mar ahaantaana si rasmi ah ugu soo biiray Xisbiga WADDANI, ayaa maanta ka qabsoontay hotel Maansoor ee Hargeysa. Xafladdan oo uu ka…

Read More

Hirdanka Kala Hororsiga Shirgudoonka Wakiiladda Somaliland Wuxuu ku Dhisan yahay is Muquunin Balse Xadaarad Ilbaxnimo ma Muujinayo DAAWO

Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii Golaha Wakiiladda Somaliland ee shacabku soo doortay fadhiisteen Golahaasi Waxay Xisbiyada Qaranku mar walba ku dadaalayeen sidii uu Shirgudoonka Golahaasi u ahaan lahaa dhankooda. Taasi waxay keentay in Xoog lagu Muquuniyo Mudanayaashii Xisbigii Burburay ee Udub oo haystay 33 Xildhibaan isla markaana ahaa Xisbiga ugu Mudanayaasha badan…

Read More

Weriye Raage Oomaar oo Iftiinka u Soo Saaray Buug uu ka qoray Dhacdooyinkii Dagaal ee Dalka Ciraaq ee iyo Raadaynta Xusuustiisa DAAWO

Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):- Waxa uu Weriye Raage Oomaar Ku soo Shaac baxay Tebintii Wararka ee Markii uu Socday Dagaalkii Xulufada uu hogaamiyo Maraykanku ku qaadeen Dalka Ciraaq si ay Xukunka uga ridaan Madaxweynihii Xiligaas ee Dalka Ciraaq Sadaam Xuseen. https://www.youtube.com/watch?v=zEUBwPRtsqQ

Read More

Mudo Afar Sano ah Intee Laga Qabtay Dhismaha Jidkab Ceerigaabo Iyo Burco isku Xidhaya? DAAWO

Ceerigaabo 24. August 2017 (SDN/QJ):-Dhismaha Jidka Ceerigaabo ayaa ka mid ahaa Balanqaadyadii Xisbiga Kulmiye ku galay doorashadii Madaxtooyadda ee qabsoontay Sannadkii 2010-kii. Sannadkii 2013-kii ayuu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxa uu si rasmi ah u dhagax dhigay Dhismaha Jidkaasi. Afar sano kadib 23 Km ayaa laga dhigay Wado laami ah waxaana dhiman 200 oo km oo…

Read More

Xoghayaha D/Hoose oo Bulshada Hargeysa ugu Bushaareeyey in ay ka Baxayaan Waddo Xumaanta DAAWO

Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):-Xoghayaha Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa, Cali Xasan Cawaalle, ayaa bulshada reer Hargeysa ugu bushaareeyey inay si degdeg ah waddo xumaanta uga baxayaan, isla markaana D/Hoose, ay ku hawlan tahay casriyaynta iyo dib-u-dhiska waddooyinka magaalada oo dhan. Xoghayuhu wuxuu intaas ku daray in loo baahan yahay in bulshadu ay dhankooda ka…

Read More

Siyaasi Axmed Jaanbiir Suldaan oo Shaaciyey inuu Iska Casiley Xisbiga Kulmiye Kuna Biiraya Xisbiga Waddani,Maxaa Sababay? DAAWO

Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Axmed Jaanbiir Suldaan oo Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii ay Hogaaminayeen Madaxweyneyaashii Geeriyooday ee Somaliland Marxuun C.raxmaan Axmed Cali Tuur iyo Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa Sheegay inuu Gebi ahaanba iska casilay Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Isagoo Sheegay inuu si rasmi ah ula…

Read More