Madaarka Hargaysa: Qardo Jeexa Wasiir Cali Mareexaan Iyo Dooda Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka DAAWO
Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadn Haybe ayaa si faahfaahsan uga hadlay dhacdada haweenay reer Somaliland ah lagaga soo reebay diyaarada Fly Dubai oo ay la socotay. Waxa uu wasiirku sheegay in haweenaydaasi ay ku dhex dagaalantay diyaarada isla markaasna kabtanka diyaaradaas masuulka ka ahaa uu ku adkaystay in…
