Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Cisbitaal ku Yaala Magaaladda Hargaysa Ku Booqday X.Cabdi Waraabe oo Xaalad Caafimaad la soo Deristay SAWIRO
Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka International Ku Bookhday Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) Oo Xaalad Xaafimaad U Jiifa. Waxaanu Madaxweyne ku-xigeenku Xaajiga ALLE uga baryay inuu caafimaad taamaha siiyo kana dulqaado xanuunka, isagoo sheegay madaxweyne ku xigeenku In Xukuumadda Somaliland u diri Doonto xaajiga Dalka Imaaradka carabta…
