Mileteriga Ciraaq oo Weerar Xoogan ku qaadaya Magaaladda Talacfar si ay uga Xoreeyaan Xoogaga Daacish
Baghdad 23. August 2017 (SDN/QJ):- Saraakiisha mulatariga ee dalka Ciraaq ayaa sheegaya in ay weerar xoogan ku qaadeen magaalada Talacfar isla markaana ay kaga qabsadeen ciidamada Daacishka ilaa shan degmo oo ku gadaaman Magaaladaasi, oo ay hore u haysteen Daacishku ilaa 2014kii. Janaraal Cabdalla Amiir Rashiid, oo hogaaminaya dagaalka lagu qaaday Talacfar ayaa xaqiijiyey in…
