Xogo uu Helay Mid ka Mid ah Wargaysyada Ka Soo Baxa Hargaysa oo Muujiyey Halista Safarka Wasiirkii Hore ee Amuuraha Dibada Somaliland ee Muqdisho!!
Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey waxa uu ku sugan yahay caasimadda waddankaasi Soomaaliya ee Muqdisho isaga oo kulamo kala duwan la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Xasan Cali Khayre. Waana hal maalin…
