Agaasimaha Wasaaradda Beeraha Somaliland Maxamed Ilkacase & Shan Digreeto Madaxweyne (2255 Maalmood) Iyo Sababaha ka Danbeeya Marba in Wasaarad loo bedelo DAAWO
Hargaysa 14. August 2017 (SDN/QJ):-Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Beeraha, Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase), waxa Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku magacaabay shan digreeto oo kala gedisan, toddobadii sannadood ee xukuumadda KULMIYE talada haysay. Waxaan aaminsan nahay in shantaas xil ee uu qaranka ugu soo adeegay (Laba Kun, Laba Boqol iyo Shan iyo Konton) maalmood (2255) oo u…
