Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Ku Guulaystay Doorashadii Dalkaasi ka Dhacday Iyo Nuxurka Khudbad uu Shacabkiisa u Jeediyey DAAWO
Nairobi 12. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Kiiniya Mr: Uhuru Kenyatta oo markii labaad ku guulaystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi ka qabsoontay bishan sideedii ayaa markii u horaysay khudbad gaaban oo inta badan mahad naq ah u jeediyey dadweynaha dalkaasi gaar ahaan taageerayaashiisa. Hase ahaatee, Uhuru Kenyatta waxa uu khudbadiisa ku xusay in uu madaxweyne u yahay…
