Suudaan: Dumarka Oo Is-caddayntii Ku Daray Is-naaxin, Daawada Ay Cunaan Iyo Halisteeda
Khartoum 10. August 2017 (SDN/QJ):- Dalka Suudaan waxaa caan ka ah isticmaalka waxyaabaha dumarka jidhkooda ku caddeeyaan ama ay midabkooda ku dooriyaan, balse waxaa hadda aad u soo kordhaya in ay isticmaalaan kaniino lagu cayilo ama Naaxo. Dumarka dalka Suudaan waxa ay u arkaan in cayilnaantu tahay quruxda kama dambeysta ah ee qof dumar ah…
