Laba Muddane Oo Si Culus Ugu Hirdami Doona Booska Gudoomiyaha Wakiiladda,Xukuumadda Iyo Kulmiye Oo Gudoomiye Baashe Badhi Taaraya Iyo Waddani Oo Talyanle Degta Ku Sita + Balanta Maalinta Axada
Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Wararkii ugu dambeeyay ee Wargeyska Foore Soo gaadhay ayaa daaha ka rogay in labada Mudane ee ugu cad cad inay ku soo baxaan Booska Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee uu Cirro baneeyay ay ugu dhaw yihiin Gudoomiye Xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiiladda Xildhibaan Baashe Maxamed Faarax iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud…
