Culimada Waaweyn ee Somaliland oo Sheegay inay Khalad Tahay in Kiniisad Kaatole Dib Looga furo Caasimadda Somaliland ee Hargaysa & Fadwo Diimeed oo ay ka soo Saareen DAAWO
Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Culimadda ugu Caansan Somaliland ayaa Fadwo diimeed ka soo saaray qaddiyada Kiniisad Mad-habta Kaatooliga ah oo dib looga furayo Caasimadda Somaliland ee Hargaysa taas oo ay Xukuumaduna ogolaatay Isla markaana ay ka dhalatay doodo adag oo dadweynuhu isku weydaarsanayaan baraha lagu Kulmo. Culimadan oo Warbaahinta kula…
