Dawlada Talyaaniga oo Baarlamaanka Hor geeyay Qaraar u fasaxaya inay Ciidamo u diraan Biyaha Liibiya
Roma 03. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Dalka Talyaaniga ayaa Guddiyada Golaha Baarlamaanka hor geysay qaraar ku saabsn inay Ciidamo u direyso Biyaha dalka Liibiya kuwaasoo gacan ka siiya ciidanka ilaalada xeebaha Liibiya sidii loo joojin lahaa muhaajiriinta sharci darradda ah. Haweenayda Wasiirka Gaashaandhiga ka ah Talyaaniga Robertaa Beniiti ayaa Guddiyada Golayaasha Baarlamaanka iyo Odayaasha u…
