Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Ay Maanta Ugu Buuxdo 7 Sano Oo Uu Xilka Qaranka Hayo & Milicsiga Khudbaddiisii U Horreysay

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Khamiista Maanta oo Taariikhdu tahay 27-ka bisha 7-aad ee Sannadka 2017-ka, ayaa waxa 7 Sannadood ku buuxsantay Muddada uu Xilka Qaranka hayo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Madaxweyne Axmed-Silaanyo ayaa 7 Sannadood ka hor, Maanta oo kale Xilka Madaxweyne-nimo kala wareegay Madaxweynihii Xilka uga horreeyay oo ahaa Mudane Daahir…

Read More

‘’C.raxmaan Cirro Wuu ka Hogaamin Wanaagsan Yahay Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe’’ Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Hogaaminta Musharaxiinta Xisbiyada Qaranka DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa la filayaa in doorashadda Madaxtooyo ee Somaliland ay qabsoonto 13-ka Bisha November ee Sannadkan aynu ku Guda jirno ee 2017,Waxaana u taagan Sadexda Xisbi qaran. Xisbiga Kulmiye Murashaxa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Murashaxa Madaxweyne Xigeen C.raxmaan Saylici Xisbiga Waddani Murashaxa Madaxweyne C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Murashaxa Madaxweyne Xigeen Ambassador…

Read More

‘’Xilalka Somaliland Beesha Qudha ee Ka Maqani Waa Beesha Ciise,Xitaa Hal Agaasime Guud kuma laha Somaliland,Bulshadda Awdalna Waxaan Leeyahay Fartiina Ku Ciil baxa’’ Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal DAAWO

Boorama 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay inaanu Madaxweyne Siilaanyo Saamigii ay Mudnaayeen siin Beesha Ciise isla markaana ay ka qaatan yihiin Xilalka Jaangoynta Siyaasadda Somaliland. Wasiirkii hore ee Boostaha iyo Isgaadhsinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal waxa uu si adag uga hadlay xaaladda…

Read More

Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Dalalka Carbeed oo Shaaciyey Mawqifka ay ka Taagan Yihiin Masjidka Qudus ee Israa’il ay Go’doomisay

Qaahira 27. July 2017 (SDN/QJ):-Kulankii degdega ahaa ee wasiirada arrimaha dibada ee Dalalka jaamacadda carabta oo lagaga hadlayey xaalada masjidka barakaysan ee Al-Aqsaa  ayaa galabta ka furmay magaalada Qaahira. Xoghayaha guud ee Ururka jaamacada carabta Axmed Abul Qayd oo furitaankii shirkaasi hadal ka jeediyey waxa uu sheegay in dalalka carabtu aanay marnaba  dayacaynin Masaajidka Quddus, laakiin…

Read More

‘’Anigu intaan idin soo Qaado Janada idin Gelin Maayo,Timaha waan Xiirayaa,Surwaalka aad Xidhataan Mid ka adag ayaan idiin Xidhayaa’’ Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye,Madax Iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumadda ayaa ka qayb galay Xaflad loo sameeyay Urur dhallinyaro oo ka dhisan Caasimadda hargaysa oo lagu Magacaabo Midnimo oo ku biiray Xisbiga Kulmiye. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey xafladda, ayaa sharraxay sida ay…

Read More

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Shaacisay Liiska 200 Ardey Oo Laga Mamnuucey In Ay Wax Ka Bartaan Dugsiyada Dalka Iyo Sababta Keentay DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Waxbarashadda Somaliland MD Cabdlaahi Ibraahim Habane ayaa waxaa uu ku dhawaaqey liiska 200 oo Ardey oo laga mamnuuay in ay wax ka bartaan dugsiyada kala duwan ee Somaliland. Wasiirka ayaa ardeydaas ku eedeyey in ay ka soo boodeen fasaladii dugsiga hoose dhexe isla markaana u soo boodeen dugsiga…

Read More

”Wasiiradda Hantida Ummadda Ku Ololaynaya ee Murashax Muuse Biixi Daba yaacaya ee ku Tagri falaya Hantidii Qaranka waxaan Leenahay Muuse idima Magaacaabin ee Siilaanyo ayaa idin Magacaabay” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal ugu Maqnaa Waddamo dibada ah ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Ku hambalyeeyay Go’aankii ay ka qaateen Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ee ku saabsanaa Ololaha Siyaasadeed ee…

Read More

Midowga Yurub Oo Sheegay In La Is-dhex Wadayo Nabadaynta Soomaaliya, Wada-hadallada Somaliland Iyo Qorsheyaasha Uu Soo Bandhigay Ergeygooda Muqdisho DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Gabadha Magaceedu yahay Veronique Lorenzo, ayaa ka hadashay Sababta loo xidhay Xafiiskii Midowga Yurub ku lahaa Somaliland, Horumarka dhinaca Dawlad-dhiska ee Somaliland iyo Arrimo kale oo muhiim ah. Danjiraha Midowga Yurub oo Hargeysa kaga qayb-gashay furitaanka Carwada Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo Sannad walba hal…

Read More

Maayerka Magaaladda Boorama Muxuu Ka Yidhi Iibinta Gurigii Badhasaabka Awdal & Khilaaf la sheegay inuu ka Taagan yahay Golaha Deegaanka ee uu Hogaamiyo?

Boorama 27. July 2017 (SDN/QJ):- Maayerka magaalada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane, ayaa meesha ka saaray jiritaanka Warar sheegayey in la iibiyey Gurigii Badhasaabka gobolka Awdal ee magaaladaas ku yaallay oo toddobaadkan la baahiyey, isla markaana waxxa uu sheegay in aanay jir Cashuur dheeraad ah oo lagu soo rogay Ganacsatada Jaadka ama Qaadka. Maayer Maydhane sidoo…

Read More

Dawladda Somaliland Oo La Wareegaysa Wixii Hub ah ee Lagu arko Deegaanka Ceel afweyn iyo Cid kasta oo looga Shakiyo inay Hurinayso Colaad Beeleedkaas + Ciidanka Qaranka oo Jiidaasi tegay DAAWO

Ceel-afweyn 27. July 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sanaag, ayaa digniin u diray Dadka ku dhaqan Deegaannada Degmada Ceel Af-weyn ee ay dhawaan labada Beelood ee Walaalaha ahi ku dagaalameen. Maamulka Gobolka Sanaag, waxay sheegeen in Ciidammada Qaranku ku amran yihiin in Cid kasta oo lagu qabto Hubka noocyadiisa kala duwan laga qaadayo Tallaabo Sharciga waafaqsan…

Read More

“Soomaalida Hindiya ku xidhan, Waa la Xukumayaa, ka dibna…” Raysal-wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya

Muqdisho 27. July 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisal-wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in Wasiirka Cadaaladda iyo Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ay 1-da Bisha August 2017 u ambabixi doonaan dalka India, si ay dawladda waddankaas ka talisa ugala hadlaan sii-deynta 118 Maxbuus oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ah, isla markaana ku xidhan Xabsiyada dalkaas. Waxa uu…

Read More

Masaajid la rabo in laga Hirgaliyo Magaaladda Stockholm ee Sweden oo Dhaqaalihii lagu Dhisi lahaa Somaliland laga Uruurinayo DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wefti Culimo ah oo ka Socda dalka Sweden iyo Qaar ka Mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland ayaa si wada jir ah ugu baaqay bulshada Somaliland in laga qayb qaato dhismaha Masjid la rabo in laga hirgaliyo caasimadda dalka Sweden ee Stockholm kaas oo noqon doona Masjidkii labaad ee ay…

Read More

Mid kamid ah Dalalka Yurub Oo Laga Mamnuucayo Gawaadhida Ku Shaqeeya Shidaalka

London 27. July 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Britain ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo qorshe dalka looga mamnuucayo gawaarida cusub ee ku shaqeeya baasiinka iyo naaftada laga billaabo sanadka 2040-ka, waxaana arintan ay qayb ka tahay dedaalada lagula tacaalayo wasakheynta hawada. Wasiirada ay arrintan khuseyso ayaa lagu wadaa in ay 255 milyan oo geniga istarliinka…

Read More

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Diiday Dooddii Loo Qabtay Isaga Iyo Murashaxa Madaxweyne ee Raila Odinga iyo Sababta oo la cadeeyay

Nairobi 27. July 2017 (SDN/QJ):- Xili laba toddobaad kaliya ay ka harsan tahay doorashada madaxweynaha dalka Kenya, ayaa dadweynaha waxa habeenkii isniinta daawadeen hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga oo kaligiis doodaya, kadib markii madaxweyne Uhuru Kenyatta uu iman waayey. Kooxda madaxweyne Kenyatta ayaa sheegtay inuusan ka qeyb galin doodda, sababtuna ay tahay ayaga oo aan ku…

Read More

Maxkamadda Midawga Yurub oo Go’aan Adag ka gaadhay Qaxootiga iyo Tahriibayaasha Ku Qulqulaya Qaaraddaas – Warbixin

Luxembourg 27. July 2017 (SDN/QJ):-  Maxkamadda Cadaaladda ee Midawga Yurub, ayaa xukuntay in Dadka Magan-gelyo-doonka ah (Muhaajiriinta) Dacwadahooda laga xareeyo dalka ugu horreeya ee ka tirsan Midowga Yurub ee ay ka galaan Qaaradda Yurub.   Intii uu socday Qulqulka Qaxootiga Tahriibaya ee 2015 iyo 2016, ayaa xuduudaha la isu furay, iyadoo Dad badanna ay magangelyo…

Read More