Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Qiray in Xafiiska uu ku Shaqeeyo ay Dawladu Iibisay
Boorama 26. July 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine), ayaa ka hadlay warka ah iibka xafiiskiisa Gobolka Awdal,waxaanu sheegay in wax isaga khuseeya hadda aanay ahayn, ee arinta iibka Xarunta Awdal ay isaga ka horeeysay, ilaa haddana aanay ka guurin ee ay ku jiraan. Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine), oo…
