Jaamacadda Carabta oo Maanta Kulan Deg Deg ah ka Yeelanaya Xaalada adag ee Soo Food saartay Magaaladda Quddus oo Israa’il ay Go’doomisay
Qaahira 27. July 2017 (SDN/QJ):- Jaamacada carabta ayaa kulan degdeg ah oo heerka wasiirada Arimaha Dibada ah waxa ay yeelan doonaan Maanta oo Khamiis ah kaas oo lagaga wadahadlayo xaalada adag ee soo foodsaartay Magaalada Quddus iyo masjidka Al-aqsa oo ay israa’iil ku hayso go’doomin iyo hagardaamo. Kulankan oo ay dalbatay Dawlada urdun waxaa shir…
