Haweenaydii u horreysay Soomaalida ee Duuliye Diyaarad Millateri Noqota oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey DAAWO
Muqdisho 21. July 2017 (SDN/QJ):- Asli Xasan Nuur Cabaade oo ah Gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyad ah ee Duuliye noqota wakhtigii dawladdii Millateriga Soomaaliya, waxaanay ka mid ahayd Duuliyeyaashii Ciidammada Cirka Dawladdii Burburtay, ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, iyada oo ka soo noqotay waddanka Maraykanka oo ay deggan tahay. Asli…
