Madaxweyne Donald Trump oo Hay’adda Sirdoonka ee CIA Ka Dalbaday inay Joojiyaan Tababarada ay siiyaan Ururada Hubaysan ee Suuriya

New York 21. July 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska (Washintong Post) Ee Kasoo Baxa Dalka Maraykanka Ayaa Daabacay In Madaxweyne Trump Ku Amray Hay’adda Sirdoonka Dibada Ee CIA-Da In Ay Joojiyaan Taageerada Iyo Tababarada Ay U Fidiyaan Ururrada Hubaysan Ee Kasoo Horjeeda Xukuumada Bashaar Al Asad Ee Dalka Suuriya. Wargeysku Waxaa Kale Oo Uu Sheegay In Taakulayntan…

Read More

Muqdisho:Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Soo Saaray War Walaac Ku abuuray Xildhibaanada Dawlada Federaalka Qaarkood

Muqdisho 21. July 2017 (SDN/QJ):- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa shaaciyey iney muhiim tahay fulinta go’aankii ka soo baxay dib maxkamada sare ee sheegayey in dib loogu laabto doorashada 8 ka mid ah Kuraasta Xildhibaanada Baarlamanka Somalia. Waxaa uu intaa ku daray in xildhibaanada 8-da ah looga bahan yahay inay…

Read More

Wiil uu Dhalay Madaxweynaha Suuriya oo ka hadlay Xaalada Dagaal ee Dalkiisa ka taagan Xili uu ka Qayb galayo Tartan Ciyaareed!!

Brazil 21. July 2017 (SDN/QJ):- Xaafid bashaar Al-asad oo uu dhalay madaxweynaha Suuriya oo Dalka Brazil kaga qaybgelya tartanka ciyaaraha ee Junior-da ayaa ka sheekeeyey aragtidiisa ku aaddan waxa dalkooda ka soconaya iyo mustaqbalkiisa cilmiyeed iyo ka xirfadeed. Xaafid oo ku sugan Magaalada Rio-Dejinerio waxa uu waraysi siiyey koox warfidiyeeno ah oo ka socday GLOBO…

Read More

Maxkamada Urdun oo Askari Dalkaasi u Dhashay Ku Xukuntay Xabsi Daa’in, Maxaa Sababay in Xukunkaas lagu rido

Jordan 21. July 2017 (SDN/QJ):- Maxkamada ku taal dalka Urdun ayaa askari reer Urdun ah ku xukuntay xabsi daa’in, askarigan ayey maxkamadu ku heshay inuu diley saddex askari oo ahaa tababarayaal Maraykan ah sannadkii hore oo ku diley meel ka baxsan saldhig milatari oo ay hawl tababar ka wadeen. Maxkamada Milatariga ee Camaan ayaa askarigan…

Read More

Jab’hada Xoraynta Muslimiinta Filibiin oo Wada Xaajood la Furaya Xukuumadda Filibiin & Heshiis Hor dhac ah oo Dhex maray

Filibiin 21. July 2017 (SDN/QJ):- Jabhada ka soo horjeeda dawlada Filibiin ayaa sheegtay inuu bilaabmay wadaxaajood u dhexeeya dawlada iyo iyaga. Jabhada Moro ee xoreynta muslimiinta Filibiin ayaa sheegay inay kulmi doonaan wakiilo ka kala socda labada dhinac dhawaan, taasi oo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalo faraha lagaga gubtay oo beryahan dhexmarayey ciidamada…

Read More

”Raga Hareerahayga Taagani Waxay Inoo Bilaabeen Albaabkana ka Fureen Somaliland-ta aan Ku Riyoonayo Taas oo ah Somaliland…,Hadaan Talada Dalka Ku Guulaysto Waxaan ka Daba Tegi doonaa Hanti Kasta oo Laga Musuq Maasuqay Qaranka”Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Maanta ka hadlayay Munaasibad Loo Sameeyay Siyaasiyiin Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani ayaa Balanqaaday in Hadii Xisbiga Waddani Hogaaminta Qarankan ku Guulaysto inay ka daba tegi doonaan Nooc kasta oo ka…

Read More

Guddiga Doorashooyinka oo Lacag aan la garanayn Ku Ganaaxay Kulmiye iyo Waddani, Go’aammana Shaaciyey DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashooyinka iyo Guddiga Anshaxa doorashooyinka Somaliland, ayaa Lacag aan la garanayn nooceeda iyo caddadkeeda toona ku ganaaxay Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, kuwaas oo ay sheegeen inay jebiyeen qodobbo ka tirsan Xeerka Anshaxa doorashada iyo Kaadh-qaybinta, isla markaana si badheedh ah u sameeyey olole sharci-darro ah oo aan wakhtigiisii la…

Read More

‘’Xisbigani Wuxuu Axsaabta Dheer Yahay Xisbi Cid u Suntan ma aha,Xisbi Reer u Suntan ma aha,Taas waxaa u Daliil ah Wax soo Gala Aniga Iyo Xirsi ayaa u Danbaynay’’ Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee X.Waddani DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, oo Maanta ka hadlayay Xaflad uu Xisbigiisu u Sameeyay Siyaasiyiin ka soo baxay Xisbiga Kulmiye Kuna soo biiray Waddani ayaa ku Tiiqtiiqsaday Sidii uu u Burin lahaa Weedho inta badan lagu Xajiimeeyo Xisbigaa Waddani oo loo Sibir Saaro inay Beel Qudhi…

Read More

”Kulmiye Qabyaalad ma Ku Ogaydeen Wuxuu Ku darsaday Qiimayn la’aan Dadeed,Wuxuu Xubnahan Ku Sheegay Hadhaa Iyo Huubo” Hogaamiyaha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in Waxyaabaha Xisbigii Kulmiye ee uu Hore uga Tirsanaa uu Maanta Caanka ku noqday ay ka Mid tahay Qabyaalad Iyo in aanu Qiimayn dadka la Jooga. Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Maanta ka hadlayay Xaflad Xisbigiisu u Sameeyay Siyaasiyiin Hore uga  Tirsanaa…

Read More

Guddoomiye Cirro oo Hada Baaq Nabaddeed u Direy Beelo Dirir Ku Dhex-martay Deegaanka Ceel-Afweyn AKHRI/DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxa uu caawa fiidkii si deg-dag ah uu baaq nabaddeed ugu direy laba beelood oo walaalo ah oo mar kale dirir colaadeed ay ku dhex-martay deegaanka Darar-weyne ee degmada Ceel-afweyn. Dr.Cabdiraxmaan Cirro oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa waxa…

Read More

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Dagaal Laba Beelood ku Dhex maray Dararweyne ee Gobolka Sanaag

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Dagaal ayaa Maanta deegaanka Dararweyne oo ka mid ah Degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag ee Somaliland, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan oo daba socday Dagaallo dhowr jeer oo hore halkaa ku dhex maray laba Beelood oo Walaalo ah oo wada dega deegaanka Dararweyne, ayaa waxa ku…

Read More

Mudanayaasha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land oo Shaaciyey inay Maamuus ka Xayuubin Ku Samayn Doonaan Madaxweyne Gaas Iyo Ku Xigeenkiisa Camey DAAWO

Garowe 20. July 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaanada maamul goboleedka Puntland ayaa soo jeediyay in maamuus ka xayuubin lagu sameeyo madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland, islamarkaana codka kalsoonida lagala noqdo. Waxay sheegeen in madaxwaynaha iyo ku-xigeenkiisu aysan aqoonsanayn Baarlamaanka, waxayna soo jeediyeen inay Codka kalsoonida kala noqdaan C.wali gaas iyo ku xigeenkiisa. https://www.youtube.com/watch?v=uFHdboLorQE

Read More

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Ku Qaabilay Siyaasiyiin Ruug-cadaaya iyo Haldoorka Reer Hargeysa oo Ku Soo Biiray SAWIRO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin miisaan culus ku leh saaxadda siyaasadda dalka iyo weli ba haldoor aad u tira badan oo ka soo jeeda magaalada Hargeysa, ayaa maanta lagu qabtay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Xafladdan oo…

Read More

Fadhigii Maanta ee Golaha Wasiiradda Somaliland oo Lagu Ansixiyey Laba Xeer & Waxay u Kala baxaan SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):-Kulankii Golaha wasiiradu khamiista ku yeelan jireen qasriga madaxtooyada Somaliland oo tirsigiga kalfadhigiisu ahaa 222aad maanta oo ay taariikhdu tahay 20.07.2017   oo uu shir gudoominayey madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa cod loogu qaaday ansixinta laba xeer oo kala ah Ansixinta qorshaha horumarinta qaranka ee 2aad. Ansixinta xeerka baadhista,…

Read More

Shaqo Joojin Socota Maalintii Labaad oo ay Sameeyeen Shaqaalaha Muruq Maalka ah ee Dekeda Berbera Iyo Aamusnaanta Shirkadda DPW ee Maamusha Dekeda Berbera

Berbera 20. July 2017 (SDN/QJ):- Shaqaalaha waxna rogo waxna rara ee dakadda Barbara ayaa maalintii labaad galay shaqo joojin ay sameeyeen waxaanay ka cabanayaa Xuquul la,aan ay kala kulmeen shirkadda gacanta ku haysa dakadda barbar ee D.P.World. Shaqaalahan ayaa sheegay in xataa haddii qofku ku dhaawac ama waxyeelo ka soo gaadho hawsha ay hayaan ee rarista ama…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Digreeto Ku Magacaabay Laba Degmo oo Cusub Iyo Gobolada ay Ka Tirsan Yihiin

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4911/072017 oo uu soo saaray maanta uu ku magacaabay laba degmo.   Madaxweynuhu:   Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:                     Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-beddelidda Qaab-dhismeedka Dalka;…

Read More

”Kulmiye Maan ahayn ee Waaba la ii Diiday,Madaxweyne Siilaanyana Xaaladiisuu…Muuse Biixina….”’ Siyaasi Ismaaciil Yarre DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha ee Xukuumadii Rayaale ahaana Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedkii Dalsan oo Ku Biiray Maanta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Loo diiday Xisbiga Kulmiye inkasta oo uu Urur Siyaasadeedkiisii iyo Isaguba ku Biireen hadana waxa uu Sheegay inaanu qayb ka ahayn…

Read More