Baabuur Nooc Cusub ah Oo Aan Horey Loogu Arkin Magaalada Muqdisho oo Ka Soo Muuqday Wadooyinka Magaaladaasi Colaaduhu Daashadeen DAAWO

Muqdisho 18. July 2017 (SDN/QJ):- Baabuur nooc Cusub ah oo aan horey loogu arkin magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka soo muuqday wadooyinka magaalada Muqdisho iyadoona ay arintaas si weyn u soo dhaweeyeen Shacabka ku nool magaaladaas Muqdisho. Baabuurkaan oo ah nooca Raaxada ee loo yaqaan Limousine ayaa waxaa lagu magacaabaa Lincoln…

Read More

Nin Tuug ah oo Bangi Dhacay Isla Markaana Isku dayay inuu Ku Baxsado Gawaadhi Tiro badan oo uu Dadkii watay Xoog kaga Dajiyey iyo Dhibka dhacay!! DAAWO

Washington 18. July 2017 (SDN/QJ):- Nin Tuug ah oo talada ka xumaatay ayaa isku dayay in uu gawaari fara badan ku baxsado ka dib markii uu soo dhacay Bangi balse waxaa Ninkaan dusha sare ka duubeysay Diyaarad Helikoptar ah oo ay wateen ciidamada Booliiska . Ninkaan baxsadka ah oo dhoor Km la bursanayay ayaa intii…

Read More

Warbaahinta Ururka Daacish oo Qirtay in la Khaarajiyey Hogaamiyahoodii Al Baqdaadi Iyo Cida Bedeshay oo ay Shaaciyeen

Xalab 18. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah warbaahinta ku hadasha afka ururka la magac baxay Qilaafada Islaamka ee Daacish ayaa qiray dhimashada hogaamiyahoodii Abu Bakar Al Baqdaadi oo maalmahaan dambe dhimashadiisa la war hayay . Warar hor dhac ah oo ka soo baxaya kooxda Daacish ayaa waxa ay sheegayaan in Abu Bakar Al…

Read More

“Qofku isagoo fadhiya gurigiisa ayuu kelmad wanaagsan oo baraha bulshada Facebook, Whatsup geliyo ku hanuunin karaa boqolaal kun oo qof…”Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa cadeeyey hadii qofku waxba ku wacdiyi waayo, xafiiska, goobta ganasiga, tolka, iyo reerkaaga, waxuu noqonayaa qof aan naftiisa & diintiisa ku kalsoonayn, Ilaahayna wuu weydiinayaa aakhiro. Qeybtii labaad ee khudabadii Sheekh Maxamed oo hore kaga hadlayey waajibaadka in diinta islaamka la faafiyo iyo faa’iidooyinka…

Read More

Sawirka Marwada Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Iyo Aragtiyaha Laga Bixiyey !

Waqooyiga 18. July 2017 (SDN/QJ):- Xaaska Madaxweynaha Dalka Kuuriyada Waqooyi ee magaceeda la yidhaahdo Rai Sool, oo aan had iyo jeer la arag iyada oo wehelinaysa Sayigeeda Kim Jung Own oo ah Madaxweynaha Dalkaasi K.Waqooyi. Haddaba, wakaalada wararka ee Dalkaasi K.Waqooyi ayaa waxay aad u qaada dhigtay Sawir iyo Muuqaal Muujinaya Madaxwaynaha iyo Xaaskiisa oo…

Read More

Waa Kuma Ciyaartoyga Ugu Dheer Ciyaaryahanada Kubbada Kollayga ee Adduunka !

Romania 18. July 2017 (SDN/QJ):- Ciyaartooyga kubbada Kollayga ciyaara ee adduunka ayaa had iyo jeer lagu soo xullaa ama loo tixgaliyaa Dhererkiisa iyo awoodiisa Caafimaad, haddaba waxa dhawaan la shaaciyay ciyaaryahanka ugu dheer ciyaaryahanada Kubbada Kollayga ee guud ahaan Dunida, kaasi oo la sheegay inuu yahay wiil 16 jir ah oo u dhashay Dalka Romania….

Read More

Sannad Kadib: Qisadii Shirqoolkii Afganbi ee Dhicisoobay ee Turkiga Ka Dhacay,Xogo Ku Siinaya Faham Buuxa Iyo Go’aan Qaadasho Waa Qallinkii Kamaal A.Cali

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Turkiga Looga Dabaal Degay Sannad Guuradii 1aad ee ka soo Wareegtay Isku dayga Afganbigii Dhicisoobay ee Dalkaasi ka Dhacay. Hadaba waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa Macluumaad ku saabsan Inqilaabkaas Fashilmay oo Xiddidadiisu qoto dheer yihiin ee Akhris haboon:- Habeennimadii Sabtidu soo gelaysay ee 15kii Julaay 2016ka, xilli goor…

Read More

Maxaa Ka Dhab ah Inqilaabkii Dhicisoobay ee Sanad Ka Hor ka Dhacay Turkiga?, Maalmaha,Daqiiqadaha Iyo Ilbidhiqsiyadu Sidii ay isu Bedelayeen Iyo Falanqayn Xiiso Leh oo uu ka Diyaariyay Xasan Cumar Hoori

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormo aynu Ku Eegi doono Isku daygii Inqilaabkii ay sameeyeen sannad ka hor Cutubyo ka tirsan Ciidanka Dalka Turkiga si ay Talada uga Tuuraan Madaxweyne Ordugan Xukunkuna uu Gacanta Mar kale u galo Ciidamadda Mileteriga. 10:30 (caweyskii) – Jimce. Ciidamo ayaa xidhay buundooyinka (Bridges) Furraat iyo Sultan Mehmet ee…

Read More

Laanta Afka Somaliga ee Idaacadda BBC oo Maanta u Dabaal degaysa 60 Sanno Guuradeedii ka soo Wareegtay Markii la Aasaasay & Dhacdooyinka Wareed ee ay Mudadaas Tebisay

London 18. July 2017 (SDN/QJ):- Laanta af-Soomaaliga ee BBC-du waxa ay shaqadeeda bilawday 18-kii Luuliyo, 1957-kii, waxaana lagu bilaabay in ay hadasho toddobaadkiiba laba jeer oo min 15 daqiiqo ah, hase ahaatee, si isdabajoog ah ayaa marba loo kordhinayey muddada idaacadda. Markii ugu horreysay, subaxnimada waxa la sii deyn jirey wararka caalamka, gelinka dambena waxa…

Read More

Wax ka Ogow Dalalka Carabta iyo Isku deygii Farsamaynta Gawaadhida!!

Riyadh 18. July 2017 (SDN/QJ):- Dalal badan oo Carbeed iyo Kuwa Khaliijka ayaa Ibadan ku taamayey inay maruun ku Guukeystaan Soo saarista iyo samaynta Gawaadhida oo maruun dunida Guudkeeda  lagu arko. Waxaanay dalalka Carbeed marar badan isku ayeen sidii ay ugu Guuleysan lahayeen Samaynta Gawaadhida. Hadaba isku deygii uu horeeyey iyo dalkii ugu horeeyey dlalka…

Read More

Dawlada Pakistan Ayaa Dalka Hindiya Ku Eedaysay Qulqulatooyin Dhiig Ku Daadatay Oo Ka Dhacay Xudduuda U Dhexaysa Labada Dal

Karachi 18. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Hindiya ayaa sheegay in aanay wax war ah ka haynin arrinta ku saabsan dhimishada afar askar oo Baagistaani ah oo lagu diley xudduuda labada dal. Sida laga soo xigtay Milatariga dalka Baagistaan ,dawlada Baagistaan ayaa dawlad Hindiya dusha ka saartay inay bartilmaameedsadeen gawaadhi milatari oo ay saarnaayeen ciidamo Baagistaani…

Read More

Warbaahinta Suuriya oo Baahisay In Safaaradda Ruushku Ku Leeyahay Magaalada Dimishiq Lagu Weeraray Laba Hoobiye 

Dimishiq 18. July 2017 (SDN/QJ):- Wakaalada wararka ee Suuriya ee SANA ayaa sheegay in labada hoobiye ay ku dheceen gudaha dhismaha safaarada, balse  aanay waxa dhaawac ah geysan marka laga reebo qalab ay burburiyeen.   Jabhadaha ka soo horjeeda dawlada Suuriya ee ku sugan duleedka caasimada ayaa dhawr jeer oo hore weerar noocan oo kale…

Read More

Madaxa Ololaha Doorashadda ee Xisbiga Mucaaridka ee Waddani oo Magac Bixin Cusub u Sameeyay Xilka uu Xisbiga u Hayo Sheegayna Inay Idaacado Furayaan DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Xamse C.raxmaan Khayre Waxa uu Ku Magacaaban Yahay Madaxa Ololaha Doorashadda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,Waa nin dhallinyaro ah oo Deegaan ahaan ka soo jeeda Gobolka Gebilay Wuxuu Xogwaran siiyay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Ka baxa Telefishanka Universal Waxaanu si qoto dheer u sharaxay halkii uu ka soo fuulay…

Read More

‘‘Somaliland ma Quusan Doonto Maalin Uun Ayay Heli Doontaa Aqoonsi’ Fanaanada Sahra Halgan Iyo Telefishanka CNN

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan), ayaa sheegtay in mustaqbalka Jamhuuriyadda Somaliland wanaagsanaan doono oo ay maalin uun aqoonsi caalami ah ka heli doonto caalamka. Fanaanadu waxay intaas ku dartay in aanay Somaliland quusan doonin waligeed, waxaanay sidaas u sheegtay Telefishanka caalamiga ah ee CNN oo ka…

Read More

Sadex Wasiir Arrimo Gudeed iyo Siyaasiyiin Kale oo Ka Soo wada Jeeda Beesha Gudoomiye Muuse Biixi oo Khamiista Ku Biiraya Xisbiga Waddani & Magacyadooda!!

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Maalinta khamiista ayaa haddii eebe ina gaadhsiiyo waxaa la filayaa in xisbiga waddani ay ku biiraan siyaasiyiin tiro badan oo ka soo jeeda beesha Musharaxa xisbiga kulmiye kuwaas oo ay ka mid yihiin sidda warar la hubo ama badhkood aan ka xaqiijinay in ay ku soo biirayaan xisbiga waddani Siyaasiyiintani….

Read More

Hogaamiyeyaasha Xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani oo ka hadlay Digniin ay u Jeediyeen Guddida anshaxa ee Komiishanka doorashooyinka Qaranka Iyadoo Midba Mid ku Eedeeyay inuu Sameeyay Olole Siyaasadeed DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Bilowgii Todobaadkii tegay ka bilaabmay Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer Wejigii Kowaad ee Hawlgalka Qaadashadda Kaadhka Codbixiyaha ee lagu galayo doorashooyinka inagu soo fool leh. Hogaanka ugu sareeya ee Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ayaa Isugu Tagay Magaaladda Burco Isla markaana Mid kastaaba uu Markii danbe u baqoolay Jiido ka…

Read More

Kulmiye Iyo Waddani (Olole Taageero Doon Mise Wacyigelinta Kaadh Qaadashadda Codbixiyaha)? DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ayaa Todobaadkii tegay iska Daba Maray Deegaano ka Tirsan Gobolka Togdheer oo ay ka socotay hawsha qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Doorashooyinka Somaliland, Inkasta oo ay Mamnuuc tahay in Mudada uu Socdo Qaadh qaybintu aan la gelin wax Kaambayn ah hadana labada Xisbi waxay qaadeen dariiq…

Read More

Sharciga Somaliland muxuu ka qabaa Shanta Websit ee ay Xukuumadu Hawada ka saartay iyadoo aanay Jirin Wax Dacwad ah oo Lagu soo Oogay oo ay Iska Difaaci waayeen? DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ayaa dabayaaqadii Todobaadkii tegay waxay xayiraad ku soo rogtay shan ka mid ah Websityada Somaliland ka jira,Kadib markii ay Xeer ilaalinta oo dhanka Xukuumada ahi ay ku soo oogtay dacwad ku saabsan inay Faafiyeen arrimo wiiqi kara nabad-galyada. Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Ayaan haba yaraatee dhagaysan Dhinaca…

Read More