Weli Ma is Weydiisay Sababta ay Dad Badani Uga Cabsadaan Tirada 13ka?

Berlin 17. July 2017 (SDN/QJ):- Odayga Arnold Walter Schoenberg wuxu ku dhashay dalka Austria bishii  Septemebr 13, sanadki 1874 wuxu lahaa xirfadda muusiga, gabayga waxaanu noqday maamulihii dugisgii Muusiga ee Viennese ee Jarmalka, waxaana uu xooga saaray musiga markii u soo baxay xisbigii Hitler maadaama uu ahaa dhalasho ahaan nin ka soo jeeda Yuhuudda. Sanadakii…

Read More

Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Somaliland oo Murashixiinta 3-da Xisbi Ku Tilmaamay Kuwo aan Lahayn Qorshe ay Ku Horumarinayaan Tayada Waxbarashadda Isla Markaana aan ka Warqabin Heerka ay Waxbarashada dalku Marayso+ Saamaynta Xisbiga Kulmiya DAAWO

Saamayn Intee Leeg Ayaa Dhaliilaha Uu Agaasimahani Ka Simay Axsaabtu Ku Yeelanaysaa Qorsheyaasha   xisbiga talada Haya Ee KULMIYE uga Meel Yaala Horumarinta Iyo Tayada Waxbarashada oo Agaasimahani Hungo Madhan Ku Tilmaamay? Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- “Wasaaradda [waxbarashada] adigu laba sanno wax yar baa ka dhiman muddada aan joogo,labadaas sanno xafiiska anigoo jooga ayaa odayaal…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Soo Bandhigay Xadgudubyo uga Yimid Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye,Iyo Xukuumadda & Talaabada ay Qaadayaan DAAWO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay Falal lidi ku ah Nabadgalyada oo uu Sheegay inuu ku talaabsaday Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye. Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uur Cade oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay  in Madaxda Kulmiye ay Xoog ku qabsadeen Xaruntii uu…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo ka Hadlay Shil Gaadhi oo ku yimi Wefti Muuse Biixi Hoggaaminayo oo marayey Hawdka Togdheer

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- War-Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta dhexe ee Xisbiga Kulmiye ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa lagaga warramay Shil Baabuur oo ku yimi Wefti uu hoggaaminayo Musharraxa ahna Guddoomiyaha Xisbigaas Muuse Biixi oo Safar Kormeer ah ku marayey Hawdka gobolka Togdheer, iyaga oo dhammaan 4 Qof oo Masuuliyiin iyo Hawl-wadeenno isugu jira oo…

Read More

“Madaxda Hay’adda ILO Waxaanu farta ugu fiiqnay Inay Naga Taageeraan shaqo Abuurka da’yarta Oo Ka Mid Ah Caqabahada Ugu Adag ee Qarankan Haysta.” Wasiirka Madaxtooyada JSL SAWIRO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xarunta Madaxooyada kulan kula yeeshay wefti sare oo ka socda (United Nations International Labuor Office) loona soo gaabiyo ILO, oo uu hoggaaminayey Mr George Okutho oo ah agaasimaha hay’adda ILO u qaabilsan waddamada Itoobiya,…

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Qaaday Talaabo Uu Ku Guul-Daraystay Wasiirka Layliga Ah Ee Hawlaha Guud Iyo Dareenka Dadwaynaha Deegaanka Dhoqoshay DAAWO

Dhoqoshay 16. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Layliga ah ee Howlaha Guud Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa waxaa uu Cagaf ay siisay deegaanka Dhoqoshay Xukumadda Somaliland ka soo celiyay sheegayna in aanay deegaankaasi aanay siinaynin Cagaftan. Deegaanka Degmadda Dhoqoshay ayaa baahi badan u qabay in ay helaan Cagaf ay biyo xidheeno ku samaystaan waxaa u diiday…

Read More

Sheekhul-baladka Gabiley oo Si Adag uga hadlay Xukuumadda Siilaanyo oo Guri Xisbiga Waddani kiraystay Ciidammo ugu Wareejisay Kulmiye DAAWO

Gabiley 16. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland iyo Xisbigeeda Kulmiye, ayaa Xoog iyo Cudud Ciidan kula wareegay Guri uu Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ka kiraystay magaalada Gabiley, kaas oo khilaafkiisu taagnaa tan iyo toddobaadkii hore, isla markaana Muwaaddinka Gurigaa iska lihi ka kireeyey Waddani, waxaana arrintaa si fiican oo aan xaglin iyo eexo ku jirin…

Read More

”Hadii Ereteriya Ay Soo Weerarto Anagaa U gurmana Misana Ina Cumar Geele Hargaysa Wuxuu Ka Jecel Yahay Muqdisho Mana Aha Mid aanu aqbalayno” Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweynaha dalka Jabuuti ugu baaqay in uu ka dhex noqdo masiirka siyaasadeed ee u dhaxeeya Somaliland iyo Somaliya, oo uu sheegay in uu dhinac la safan yahay. Faysal Cali Waraabe waxa uu ku Eedeeyey Madaxweynaha Jabuuti in uu hiil iyo Hooba la garab…

Read More

‘’Waxaan Guri kasta Iyo Geed kasta oo Hargaysa ku Yaala ku Dhufanay Musbaar Sixir ah Kaas oo aanu Ugu Talo galnay in Qofna aanu ku Soo Noqon Hargaysa’’ Sheekh Sheekh Cabdul Xaq oo Waraystay Nin Saaxir ah oo Hargaysa Sixray DAAWO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Cabdul Xasan Macallin (Sheekh Cabdul Xaq) oo ah Waddaad Jin la Dirrir ah ayaa Tafaasiil ka Bixiyey Waraysi uu la Yeeshay Nin saaxir ah oo dhawaan Lagu qabtay Magaaladda Boosaaso Waxa uu Ninkani u sheegay Sheekha in Sannadkii 1988-kii la Keenay Gobolada Waqooyi isagoo Askari ah waxaanu Xusay in…

Read More

Dadkii Lagu Qarxiyey Doontii Tahriibyaasha Ahayd ee Lagu Duqeeyay Marin Biyoodka Baabul Madab Oo Soo Gaadhay Berbera Iyagoo Dhaawac Ah & Xogwaran ay ka Bixiyeen Sidii ay Wax u dhaceen DAAWO

Berbera 16. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Marsada Magaaladda Berbera la soo Gaadhsiiyey Dad Soomaali u badan oo tiradoodu gaadhayso ilaa 90 qof kuwaas oo Lagu duqeeyay Marin Biyoodka Baabul Madab dadkan ayaa u badan Somali waxaana ku Jira 12 Ruux oo dhaawac ah.

Read More

“KULMIYE Waa Xisbi Maanta Waayo Arrag Ah, Ummadda Runta Ayaanu U Sheegaynaa, Barnaamijkayagiina Maalin Dhow Ayaannu Soo Bandhigaynaa.” Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland SAWIRO/DAAWO

Gabiley 16. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaciyey in xisbi xaakimka KULMIYE uu dhawaan soo bandhigi doono barnaamijkiisa siyaasiga ah ee uu kaga qayb galayo tartanka doorashada Madaxtooyada Somaliland.   Mudane Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena sheegay in Murrashax Muuse Biixi Cabdi uu yahay hoggaamiye la tijaabiyey oo aqoon u leh bulshada…

Read More

Isbarbardhiga Ku Saabsan Cudduda Milateri ee Sucuudiga iyo Qatar oo Fiintu dhex Miranayso DAAWO

Dubai 16. July 2017 (SDN/QJ):- Xiisada khaliijka ee xiligan taagani waxa ay noqotay mid albaabka u furta suuragalnimada dhicitaanka dagaal fool ka fool ah oo la iskaga hor yimaado, hadaba barnaamijkeenan waxaynu ku soo bandhigaynaa qaybo ka mid ah cududa millateri ee taalla Gobolkaasi khaliijka. https://www.youtube.com/watch?v=LOWnAvo_1pM

Read More

Somaliland oo ka Digtay Ujeeddada Safar uu Madaxweyne Farmaajo Garoowe ku tagayo & Farogelin ay ka Cabatay DAAWO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa Safar la filayo in Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ku yimaadda Caasimadda Maamulka Puntlad ee Garoowe uu qayb ka yahay Faro-gelin ay ku eedaysay inay Dawladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ku hayaan Dadka Somaliland iyo deegaannada Bariga gobollada Sanaag, Sool iyo Buuhoodle oo ay Ciidammo Federaal ah oo Muqdisho…

Read More

“Qofka Aan Kaadhka Cod-Bixinta Qaadan Ma Jirayso Muwaadin-nimadiisii ….” Wasiirka Arrimaha Gudaha

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa Dadweynaha Reer Somaliland, gaar ahaan kuwa ku dhaqan Gobollada ay xilligan ka socoto Qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashada ku adkeeyay inay qaataan Kaadhadhka, si ay uga qayb-qaataan Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada iyo kuwa ka dambeeyaba. Wasiir Faratoon oo la hadlayey Dadweyne…

Read More

Soomaaliya Oo U Weel-samaysanaysa Maamulka Hawada Ee ICAO Gacanta Ku Hayso & Somaliland Oo Daawanaysa

Muqdisho 16. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Soomaaliya, ayaa Shalay bilowday Rakibaadda Qalab la sheegay in lagu maamulayo Hawada Dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya, oo ay Somaliland-na ka mid tahay. Dowladda Soomaaliya ayaa iyadoo iska indho-tiraysa Dawladnimada Somaliland waxay doonaysaa inay maamusho maamulka Hawada, kulana socoto dhaqdhaqaaqa hawada Soomaaliya. Maareeyaha Guud ee hay’adda Duulista…

Read More

Fannaanka Wiz Khalifa oo Kala Wareegay Psy Lahaanshaha Muuqaalka Youtube ugu Daawashada badan abid DAAWO

Washington 16. July 2017 (SDN/QJ):- Fannaanka Reer Maraykan ee Wiz Khalifa Heestiisa, ‘See You Again’, ayaa kala baxday Figta ugu sarraysa ama Muuqaalka ugu daawashada badan ee abid la geliyo Barta Muuq-tebinta Internet-ka ee YouTube, Heeska Gangnam Styel ee uu leeyahay Fannaanka Kuuriyaanka ah ee Psy.   Muuqaalka Heestan, oo loo sameeyey Barroor-diiqda iyo Xusuusta…

Read More