Murrashax Muuse Biixi oo Daaha ka Fayday Fadhiidnimada Golaha Wakiillada ee uu Hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cirro,Xukuumadana ku Dhaliilay Dabo Gal La’aan DAAWO

Burco 07. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kulul u dhaliilay waxqabadka Golaha Wakiillada Somaliland ee uu hoggaamiyaha ka yahay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaannu shaaca ka qaaday in golahaasi ku guul-darraystay inay ummadda wax la taaban karo u…

Read More

Xisbiga UCID oo Kalsoonidii Kala Noqonaya Guddida Anshaxa ee Komishanka Doorashooyinka Laba Cisho Kadib & Galdaloolooyin ay soo Bandhigeen DAAWO

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in gebi ahaan ba ay kalsoonidii kala noqdeen guddida anshaxa u qaabilsan Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo ay sheegeen in ay ka gaabiyeen wax ka qabashada eedo ay sheegeen in Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI ay si caadi ah u wadaan ololeyaal siyaasaddeed iyada oo…

Read More

Hargaysa: Beri oo Sabti ah oo Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer ay Ka Bilaabmi doonto Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha & Weedhihii Laga Jeediyey Munaasibad Lagu Daahfuray DAAWO

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxwayneku-xigeenka ahna kusimaha Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay furitaanka kaadh qaadashada codbixiyayaasha ee gobolka Maroodi-jeex. Xaflad si weyn loosoo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen koomishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland oo uu hadalo kooban ka jeediyay guddomiyaha komishanka doorashooyinka qaranku waxaa uu sheegay in…

Read More

Somaliland Oo Isku Waajibisay Taageerada Puntand, Haddii Ay Al-shabaab Ka Awood Badato DAAWO

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay Dagaallada u dhexeeya Ciidammada Puntland iyo kuwa Al-shabaab. Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami oo Telefiishanka Bulsho waydiiyey haddii Al-shabaab ay ka awood badato Puntland in Dawladda Somaliland taageero siin karto iyo in kale, ayaa ku jawaabay…

Read More

Wasiir Isu Bedalay Afhayeen oo Ka Qeyliyey Taageeradii Reer Burco ee WADDANI+Ka Hadlay Sababta Muuse Biixi Looggu Soo Dhaweyn Waayey Burco

Burco 07. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Md.Kaysar Cabdillaahi, ayaa afhayeenka noqday Xisbiga KULMIYE markii uu ka jawaabay sida oo kale na faah faahin ka bixiyey sababaha wefti uu hoggaaminaayo Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE looggu soo dhaweyn waayey magaalada Burco.   Akhri, qoraal uu arrimahaas kaga hadlaaya wasiirkan isu bedelay…

Read More

Safiirka Sucuudiga U Fadhiya Itoobiya Oo Sheegay In Dawladdiisu Xayiraadda Ka Qaadayso Xoolaha Soomaalida

Addis Ababa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Safiirka dalka Sacuudiga u fadhiya dalka Itoobiya  Cabdalla Fareh Alarjani ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu furdaamin doono xayiraadda xoolahii Soomaalida lagu soo rogay, ka dib kulan dhexmaray Safiir-xigeenka Somaliland u fadhiya Itoobiya Ayaanle Salaad Diiriye. Qoraal kooban oo Safiir Ayaanle Salaad Diiriye ka soo saaray kulanka ku dhexmaray…

Read More

Dawlada Federaalka Somalia oo Daboolka ka Qaaday inay Keentay Qalabka Lagu Hago Diyaaradaha Taas oo Sahlaysa in Maamulka Hawada Somalia Lagu soo Wareejiyo DAAWO

Muqdisho 07. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabo muhiim ah hore ugu qaadday sidii loo soo wareejin lahaa maamulka hawada kadib markii ay dalka la keenay raadaar cusub oo qayb ka noqon doona mamaulka iyo gacan ku haynta hawada dalka oo in ka badan 20 sano laga maamulayey dalka Kenya. Dawladdu waxay…

Read More

Amar Cusub Oo Ka Soo Baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya & Wuxuu ku Saabsan yahay AKHRI

Muqdisho 07. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay cusub oo ku wajahan shirkadaha ganacsiga ee heysta ilaalada gaarka ah.   Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga gtudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa ayaa muddo Soddon cisho ah loogu qabtay inay ku soo diiwaan giliyaan shirkadaha ganacsiga ilaaladooda gaarka…

Read More

Magaalo Caan Ka Ah Dunnida Oo Labo Cisho Gudahood Lagu Dilay Dad Ka Badan Boqol Ruux

Chicago 07. July 2017 (SDN/QJ):- Dad tiradooda lagu sheegay 120 ruux ayaa lagu toogtay magaalada Chicago ee dalka Maraykanka tan iyo 4-tii bishan oo ahayd maalintii xoriyadda ee dalkaas. Sida uu ku warramay wargayska Chicago Tribune. Ku dhawaad kala bar toogashadaasi waxay dhacday 12 saac gudahood, iyadoo qofka ugu da’yar uu ahaa wiil 13 sano…

Read More

Maraykanka oo Xayiraadii Ka Qaaday Shirkada Diyaaradaha ee Qatar Airways & Nooca Shuruudaha ay Buuxisay

Washington 07. July 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda diyaaradaha Qatar Airways ayaa sheegtay in rakaabka ay kombiyuutarada laptop-ka la kori karaan diyaaradaha duuliimaadyada tooska ku aadaya dalka Mareykanka. Shirkadda ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in garoonka ay ka duusha ee Hamad International Airport uu kasoo baxay shuruudo amni oo Mareykanka uu doonayey.   Bishii March…

Read More

Qaramada Midoobay oo Si Weyn uga Walaacsan Cuddurka Daacuunka oo Guud ahaan Gobolada Yemen Ku faafay Xili Nidaam La’aan Baahsani Waddankaasi ka Taagan tahay

Sanca 07. July 2017 (SDN/QJ):- Qaramada midoobay ayaa ku dhawaaqday in dhamaan gobolada dalka yaman uu xiligan wada gaadhay oo ku faafay cudurka daacuunku.   Qaramada Midoobay waxay sheegtay in xiligan 21 gobol ee wadankaasi ka kooban yahay laga wada heli karo dad la tabalaysan cudurka daacuunka, iyadoo tirada guud ee uu ku dhacay cudurkani…

Read More

Dowladda Qatar Oo Diidey Qodobadii Xulafada Sacuudiga, Iyo War Ay Xulafadu Soo Saareen

Riyadh 07. July 2017 (SDN/QJ):- Dalalka Carabta ah ee go’doomiyey Qatar ayaa waxaa uu ka biyo diideen jawaabtii ay Qatar ka soo bixisey qodobadii ay hordhigen si ay xayiraada uga qaadaan. 4 dal ee Xulufada Khaliijka oo uu Hogaamiyo Sucuudigu ee Qatar xayiraada saarey ayaa wasiiradooda Arimaha dibada oo Qahira ku kulmey waxaa ay sheegeen…

Read More

Macnaha Farriin Culus oo Guddoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Somaliland u Diray Maddaxda Xisbiyadda Iyo Shacabka Gobolada M.Jeex Iyo Togdheer DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa farriin adag u direy gudoomiyayaasha saddexda xisbi Qaran ee WADDANI,UCID iyo KULMIYE iyo shacabka gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex. https://www.youtube.com/watch?v=vEnXLAnhfuo

Read More

Shil Baabuur oo Naxdin Leh oo Maanta Ka Dhacay Duleedka Bari ee Magaaladda Hargaysa, Tirada Dhimashada & Magacyadooda DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u Naxariistee Sadex qof ayaa ku Geeriyooday Shil baabuur oo ka dhacay Goob u dhow Kaantaroolka Bari ee Magaaladda Hargaysa ee Haleeya. Labada Gaadhi ee isku dhacay, ayaa kala ahaa Gaadhi Booyad ah oo dhinaca Aw-Barkhadle ka yimi oo Hargeysa ku soo socday iyo Gaadhi kuwa Xamuulka ah,…

Read More