Guddoomiye Cirro & Weftigiisii oo Soo Kormeeray Qaabka ay Kaadh Qaadashada Diiwaan-gelinta Codbixintu uga Socoto Goobaha Burco DAAWO
Burco 08. July 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo, ayaa kormeer ku soo maray goobaha diiwaan-gelinta magaalada Burco ee ay maanta sida rasmiga ah uga bilaabmantay qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha Doorashada Somaliland. Kormeerkan oo guddoomiye Cirro ay ku wehelinaayeen hoggaamiyaha Xisbigaasi Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan, madaxda heer…
