Raysal-wasaaraha Ciraaq oo Tegay Mosul oo Dagaal adagi ku dhex-maray Ciidanka Dawladda & Kooxda Daacish

Mosul 09. July 2017 (SDN/QJ):- Ra’isal-wasaaraha Waddanka Ciraaq Xaydar Al-Cabbaadi, ayaa Maanta Safar ku tagey magaalada Mosul ee dalkaas oo dhawrkii bilood ee ugu dambeeyey dagaal qadhaadhi ka socday, waxaanu sheegay in magaaladaas laga xoreeyey Kooxda la baxday Dawladda Islaamka ee Daacish ama ISIS. Waxa uu Raysal-wasaaraha dawladda Ciraaq Hambalyo iyo Bogaadin u jeediyey Ciidammada…

Read More

Dawlada Kanada oo La Filayo inay Magdhaw Lacageed Siiso Muwaadin Dalkeeda u Dhashay oo Xabsiga Argagixisada ee Maraykanka ee Guantanamo Bay Ku Xidhnaa 20 Sanno

Ottawa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Canada ayaa lagu wadaa inay soo saarto raaligelin iyo magdhw la siinayo Cumar Khadar oo horey uga mid ahaa maxaabiistii ku xirnayd xabsiga Guantanamo Bay, waxaana la sheegay in loo gaystay xadgudubyo intii uu xabsiga ku jiray. Khadar, oo u dhashay dalka Canada isla markana ah 35 jir ayaa…

Read More

Maxaa ka jira wararka sheegaya in xil ka qaadis lagu sameynayo taliyaha ciidanka Booliska Somalia?

Muqdisho 09. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa maalmahan soo baxayey warar isa soo taraya oo sheegaya in xilka laga qaadayo taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saacid oo muddo kooban ka hor xilkaas loo magacaabay. Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in Taliye Saacid ay dhaleeceyn la xiriirta wada shaqeyn xumo kaga timid laamaha kale…

Read More

Dibad-baxyo Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Caabudwaaq & Goobo Ganacsi Oo La Boobay

Caabud-Waaq 09. July 2017 (SDN/QJ):- Rabshado xooggan ayaa hareeyey degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iyadoo la boobay goobo badan oo ganacsi iyo bakhaaro ku yiilay Suuqa degmaadaas. Goob joogayaal ayaa sheegay in rabshadahaas ay bilowdeen markii dadweyne careysan ay wadooyinka magaaladaas ka dhigeen dibed baxyo ay uga soo horjeedaan ganacsatada magaalada oo diiday qaadashada lacagta…

Read More

Tanzania Oo Loogu Baaqay Inay Joojiso Handadaada Hay’adaha Aan Dowliga Ahayn

Tanzania 09. July 2017 (SDN/QJ):- Koox ka kooban sideed iyo toban ururada caalamiga ah ee u dooda xuquuqul insaanka ayaa u sheegay dowladda Tanzania in ay joojiso handadaada ay ku heyso ururada bulshada rayidka, kuwaasi oo difaaca xuquuqda hooyooyinka da’da yare ee ku laabta goobaha waxbarashada. Toddobaadkii la soo dhaafay, dowladda Tanzania ayaa ugu hanjabtay…

Read More

Nin Aan Muuqiisa Laga Garan Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Oo Qabsaday Warbaahinta, Dalka Uu Ku Nool Yahay Iyo Madaxweyne Caan Ah Oo Arrinkiisa Ka Hadlay

Moscow 09. July 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta dalalka Shiinaha iyo Ruushka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey oo dhan waxa ay si weyn u hadal hayaan qisada nin beeralay ah oo u dhashay waddanka Shiinaha kaasi oo muuqiisa aan la kala garan aadna ugu eg Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladimir Putin taasina keentay in dadku si weyn u hadal…

Read More

Shanta Goobood Ee Adduunka Ugu Kulul Iyo Shanta Goobood Ee Adduunka Ugu Qabaw, Darajada Heer-kulkooda Iyo Dalalka Ay Ku Yaallaan

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Wakhti dunidu maalinba maalinta ka dambaysa sii kululaanayso cimilo ahaan, khubarada deegaankuna mar walba ka hadlayaa in adduunku sii kululaanayo wakhtiganna aynu ku jirno wakhtigii kulaylaha ee xagaaga waxa aan qormadan kooban ku eegi doonaa shanta goobood ee adduunka ugu kulul iyo shanta goobood ee qabaw, halka ay ku yaallaan…

Read More

Dawlada Ingiriiska oo Qorshaysay Sidii ay Dadaal Dublamaasiyadeed ugu Dhex geli lahayd Dalalka Khaliijka ee is haya

London 09. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Britain ayaa bilowday dadaal ay ku doonayso inay ku dhexgasho oo ku dhexdhexaadiso khilaafka xoogan ee soo kala dhexgalay Dalalka Khaliijka carabta. Xoghayaha Arimaha Dibada ee Britain Boris Johnson ayaa Shalay galab soo gaadhay Dalka kuweyt, lugtiisii ugu horaysay socdaal uu isaga dab qaadi doono Dalalka Khaliijka maalmaha soo…

Read More

Dadka Adduunka Ugu Cadhada Badan, Kuwa Ugu Farxadda Badan Iyo Halka Ay Soomaalidu Kaga Jiraan Xog-Ururin Lagu Sameeyey Shucuubta Adduunka

Paraguay 09. July 2017 (SDN/QJ):- Xog-ururin la xidhiidha dhinaca bulshada oo ay dhawaan baahisay xarunta caanka ah ee Globe ayaa lagu sheegay in shacabka waddanka Ciraaq noqdeen kuwa ugu cadhada badan shcuubta caalamka ee aragtida taban ama xun ka qaba mustaqbalkooda nololeed halka shacabka waddanka Paraguay ee ku yaalla qaaradda Latin Ameerika ka noqdeen shacabka…

Read More

Masar: Gabadh lagu Xidhay Birta Laydhka Markii lagu Qabtay Ilma-yar oo Xadday

Qaahira 09. July 2017 (SDN/QJ):- Arrin aad u  la yaab badan, ayaa waxay ka dhacday magaalada Belbeis-ta Koonfureed ee dalka Masar. Dhacdadan, ayaa cabsi-gelisay Dadka isku daya in ay Ubadka yaryar xadaan waxaana lagu qabtay Xaafad ka mid ah magaaladaas Haweenay isku-dayday in ay xaddo ilma-yar.   Waxay Dadkii ku noolaa Xaafaddaasi xaqiijiyeen in ilmaha…

Read More

Dawlada Masar oo mamnuucday inay Maraakiibta Qatar ku xidhaan Dekadaheeda

Qaahira 09. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Masar ayaa shaacisay in la mamnuucay in maraakiibta Dalka qatar ay ku soo xidhaan dekedaheeda. General Muhayb Mumayash oo ah madaxa Hay’ada kanaalka Suweys oo maanta la hadlay saxaafada ayaa waxa uu cadeeyey in ka dib kala go’ii xidhiidhkii dhanka diblumaasiyadeed ee Qatar iyo wadankiisa, haatana la joojiyey inay…

Read More

Shirkii Waddamada G-20 oo Abuuray Sanduuq Dhqaale oo Lagu Taageerayo Haweenka Dalalka soo Koraya Ku Nool

Hamburg 09. July 2017 (SDN/QJ):- Shirkii dalalka G-20 ee ka socday magaalada Hamburg ee Wadanka jarmalka  oo uu kala qaybgalay Baanka Adduunku ayaa lagaga dhawaaqay abuuritaanka sanduuq dhaqaale oo raasamaalkiisu xiligan noqonayo 285 Milion oo lacagta Euro-da ah, kaas oo lagu taageerayo haweenka ku nool dalalka soo koraya. Kulankaa lagu taageerayey Haweenka danyarta ah ee…

Read More

Maraykanka & Jabbaan oo Kuuriyada Waqooyi ugu Hanjabay Tallaabo Millateri iyo Dhoolla-tus la sameeyey

Washington 09. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Maraykanka, ayaa sheegtay inay awood Millateri u adeegsan doonto Kuuriyada Waqooyi haddii ay sidaas ka fursanwaydo, ka dib markii uu dalka Kuuriyada Waqooyi Salaasadii Todobaadkii Hore Tijaabiyey Gantaal Casri ah oo nooca riddada dheer ah oo uu Hoggaamiyaha dalkaasi ku sheegay Hadyad Maraykanka ay u direen. Danjiraha Maraykanka ee…

Read More

Raysal Wasaaraha Waddanka Jarmalka oo Walaac ka Muujisay Sidii Mawqif Midaysan ay u gaadhi lahaayeen dalalka G 20

Berlin 09. July 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisal wasaaraha Jarmalka Miss: Angela Markel ayaa maanta ku dhawaaqday in shirka madaxda dawladaha G.labaatan uga socda magaalada Hamburg yahay mid aad u adag in arrimaha qaar laga gaadho mowqif midaysan, sida ganacsiga iyo cimilada Aduunka ee isbedelaysa, inkastoo la dagaalanka argagixisada laga midaysan yahay. Hase ahaatee, shirka dawladaha G.labaatan…

Read More

Madaxweyneyaasha Ruushka Iyo Maraykanka Oo Markii U Horreysay Kulmay & Weydiimaha Weli taagan

Hamburg 09. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa markii ugu horreysay fool ka fool u kulmay. Labada hoggaamiye waxay ku kulmeen shir madaxeedka G20 oo ka furmay magaalada dalka Jarmalka ku taalla ee Hamburg. Waxaa lagu wadaa inay ka wada hadlaaan sidii ay boodhka uga jafi lahaayeen xidhiidhka…

Read More