Shiinaha Oo Si Weyn Uga Cadhooday Qorshe Dowlada Maraykanku Ku Dooneyso In Ay Hub Uga Iibiso Taiwan

Beijing 02. July 2017 (SDN/QJ):- Shiinaha ayaa muujiyey sida aanu ugu qanacsaneyn hub ku kacaya 1.4 bilyan oo dollar oo Mareykanka uu ka iibinayo Taiwan. Beijing ayaa dooneysa in Washington ay ka laabato iibkan, oo ay ku qeexday “tallaabo qaldan”.   Safaaradda Shiinaha ee Washington ayaa tiri “tallaabada qaldan ee Mareykanka waxay ka horimaneysaa is-afgaradkii…

Read More

Habeenkii Oo La Shaqeeyaa Waxay Keeni Kartaa Dhaawacyo Maskaxda Soo Gaadha!!

Hargaysa 02. July 2017 (SDN/QJ):- Daraasad cusub oo ay soo saareen koox ka socotay dalkaasi Ingiriiska ayaa lagu sheegay in habeenkii oo la shaqeeyaa ay keento inay dhaawacyo la kulanto maskaxda qofkaasi,taas oo keenti karta inuu qofkaasi waasho ama xanuuno kale oo jidheed ku dhacaan ,kuwaas oo waxyeelo weyn u geysan kara qofkaasi . Daraasadan…

Read More

Madaxweyne Amar Ku Bixiyey in Sawirkiisa Wadooyinka Lagu Xardho!

Turkimistaan 02. July 2017 (SDN/QJ):- Saparmurat Niyazov wuxuu ahaa madaxweyinhii dalka Turkimistaan oo ka mid ahayd Jamhuriyadihii Sofiyeetka (Ruushka) waxaana lagu xusuustaa arimo badan oo  uu samayn jiray oo shacabkiisa yaab ku riday. Madaxweynaha ayaa amar ku bixiyay in magaciisa lagu xardho dhamaan dariiqyada waaweyn ee dalka. Waxa kale oo madaxweynew Niyazov sameeyay in bisha…

Read More

Waraaqo Digniin ah oo lagu daadiyay Magaalada Mosil ee Dalka Ciraaq iyo Cabsi xoogan oo lasoo daristay Shacabka

Mosil 02. July 2017 (SDN/QJ):- Milatariga dalka Ciraaq ayaa lagu eedeeyay in Waraaqo digniin ah ay ku daadiyeen xaafado katirsan magaalada Mosil, waxa ayna warqadahaasi dadka qaar uga digayeen in ay guryahooda si deg deg ah uga baxaan ama la dhibaateen doono. Xafiiska Qaramada Midoobay ee guddiga xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in qoysas badan oo…

Read More

‘’Max’ed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa Yidhi Soomaali Wey isu Tegaysaa+ Hadii aad Tidhaahdaan Alle kama Yeelee Somalia ayaan is raacaynaa Anigu Idin Raaci maayo,Hargaysa,Berbera,Burco Iyo Laascaanood oo  Xamar laga Xukumo degenaan maayo halkan ee Waan ka Haajirayaa’’ Dardaarankii Cigaal DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo oo ka hadlayay Munaasibada Maalintii Calan saarka Goboladii Koonfureed ee 1- July oo xalay lagu qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuun Cigaal uu sii Sheegay inay Somaliya is raaci doonto. ‘’Max’ed Xaaji Ibraahin Cigaal Raysal Wasaarihii Hore ee…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Sheegay In Dhul Dekedda Berbera Leedahay La Siiyey Cid Gaar Ah DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay in Dalku u baahan yahay in iska kaashado sidii loo bedbaadin lahaa Somaliland, inta lagu jiro Xilligan kala guurka ah ee loo diyaar-garoobayo Doorashada Madaxtooyada, maaddaama buu yidhi uu dabbac dhinaca Xukuumadda ahi jiro. Sheekh Aadan-siiro waxa uu khudbaddiisa si…

Read More

War Deg Deg ah: Waxaa Caawa Magaalada Burco Ku Geeriyooday Alle ha u Naxariistee Marxuun Mijir Qaadi Maxamud oo Ka Mid ahaa Weriyeyaashii ugu Horeeyay ee Warbaahinta Soomaalida

Burco 01. July 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u Naxariistee Waxaa Caawa Magaaladda Burco ku Geeriyooday Marxuun Maxamed Maxamud Axmed oo Loo Yaqaanay (Mijir Qaadi Maxamud) Isla markaana ka mid ahaa Weriyeyaashii ugu horeeyay ee Warbaahinta ku hadasha afka Somaliga. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa isagoo ku…

Read More

Maayarka Cusub Ee Saylac Oo Sheegay Inuu Maxkamad La Tiigsnayo Wasiir Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka,Eedayna u Jeediyey Madaxweyne Ku Xigeenka S.land DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Maayarka Cusub Ee Saylac ee ay Doorteen aqlabiyada Golaha Deegaanka Saylac ayaa Sheegay inay Maxkamad u Gudbinayaan Wasiirku Xigeenka Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Waxaa Kale oo uu eedayn u soo Jeediyey Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo uu Sheegay inuu yahay Shakhsiga dabada ka riixaya Muranka ka taagan…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Qaarka Mid Ah Xubanah Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Muddooyinkii U Danbeeyey Hawlsho Shaqo U Jooga Imaaraadka Iyo Sucuudiga SAWIRO

Dubai 01. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisi nasashada ahaa ee uu ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01.07.2017 kulan muhiima la yeeshay xubno ka mida golaha wasiirada oo iyagu u joogay halkaasi hawlo shaqo oo la xidhiidha arrimihii ay Somaliland iyo…

Read More

Imtixaanka Shahaadiga ah oo Maanta Guud ahaan Dalka Somaliland Ka Bilaabmay & Markii u Horaysay Taariikhda oo ay Ka Qayb galayaan Maxaabiis Ku Jira Xabsiyada Dalka DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):-Imtixanada shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee fasalada afraad iyo dugsiyada dhexe ee fasalada sideedaad ayaa maanta si rasmi ah uga bilaamay gobolada iyo degmooyinka JSL. Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSL md: C/laahi Ibraahihn Habane oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in sanadkan ay u…

Read More

Bulshada Ku Dhaqan Degmada Axmed Dhagax Oo Xaflad Soo Dhawayn Iyo Taageero Ah U Sameeyay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Ee Dhawaan La Magacaabay,Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Kala Qaybgalay SAWIRO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):-Bulshada Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID Ee Degmada Axmed Dhagax Ee Hargasya ayaa maanta xaflad balaadhan oo soo dhawayn ah u sameeyay Xog-hayaha Guud Ee UCID  Ismaaciil Cabdi Daahir . Xafladdan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, isla  markaana ka qabsoontay Hadhwanaag Hotel, ayaa waxaa ka soo qeyb…

Read More

Wasaaradda Duulista oo Qiratay in Laba Shaqaale ahi Shaqadoodii Ku Waayeen Salaamida Gudoomiye Cirro

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaan halkan kaga jawaabaynaa warar been abuur ah oo ay baahiyeen warbaahinta  qaarkeed, kaas oo ku saabsanaa in laba shaqaale ah oo ka tirsan shaqaalaha madaarka hargeisa shaqada laga joojiyay  ka dib marki ay salaameen gudoomiyaha golaha wakiilada ahna musharaxa xisbiga wadani. Waxaan halkan uga cadaynaynaa guud ahaan shacbi waynaha JSL…

Read More

Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegtay In Maxkamada Loo Gudbinayo Khilaafka Golaha Deganka Saylac DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Kadib Khilaaf ka dhashay Doorashada Maayar Cusub oo Degmadda Saylac ay Yeelatay Isla markaana aqlabiyada golaha deegaanka ee Magaaladaasi ay Xilka ka qaadeen Maayarkii Hore ee Magaaladaasi oo gacan saar dhow la lahaa Xukuumadda ayaa Wasiir ku Xigeenka Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Mudane Jaamac C.laahi…

Read More

Fannaanka Cabdiqaadir Jubba oo Wacdaro ka dhigay Xuska 40-Guurada Xornimada Jabuuti, Si Qiiro lehna uga hadlay DAAWO

Jabuuti 01. July 2017 (SDN/QJ):- Fannaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdiqaadir Macallin Jubba oo hormuud u ahaa Fannaaniin dalal kala duwan oo Qurbaha ah ka yimi oo lagu casuumay Xafladda Dabbaal-degga 40-guurada ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti Xornimada ka qaadatay Gumaystihii Faransiiska 27 June 1977-kii, taasoo ku buuxday 27 June 2017-ka. Fannaanka Cabdiqaadir Jubba…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay in Dawlad Carbeed Kala Shaqayn doonto Sidii Sucuudigu Xayiraadda uga qaadi lahaa Dhoofka Xoolaha Xili ay Somaliland Bilaa Shuruud Ku Taageertay Isbahaysiga Sucuudiga

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka ganacsiga Somaliland Dr.Cumar Shucayb Maxamed ayaa daboolka ka qaaday in dawlada Imaaraadka Carabtu ay ka shaqaynayso sidii dalka Sucuudigu uu xoolaha Somaliland uga qaadi lahaa xayiraadda saaran. Waxa uu wasiirku sheegay in mudooyinkanba ay socdeen dedaalo uu sheegay in lala kaashanayay dawlada Imaaraadka Carabta oo la xidhiidha sidii xoolaha…

Read More

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo Shaacisay inay Sharci Adag ka Soo Saarayso Bariis Caag ah & Keeg Xabag ka samaysan oo Dalka la Keenay

Muqdisho 01. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay Bariis Caag ka samaysan iyo Keeg Koolooyin ama Xabag ka samaysan oo Dalka la keenay, kaas oo halis badan oo caafimaad Aadamaha u leh, ayey Xukuumaddu sheegtay inay sharci adag ka soo saari doonto Bariiskaas iyo Cuntooyinka kale ee aan tayada…

Read More

Afhayeenka Xisbiga WADDANI oo u Jawaabay Madaxweynaha Somalia Dareenkiisana Ku Cabiray Qaabkii Muqdisho looga Xusay Munaasibada 26 June DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibbaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa adag uga hadlay xafladdii 26ka Juun ee lagu qabtay magaalada Muqdisho isaga oo sida oo kale na jawaabo kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha dalkaasi isaga oo sheegay in siyaasiyiinta dalka Somaliya ay ku nool siyaasad aan…

Read More

‘’Itoobiya Marka Imtixaan la qaadayo Isgaadhsiinta Waa La Xidhaa, Laakiin Inagu…’’ Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta oo Sabti ah ka Bilaabmaya Guud ahaan Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyadda Sare. Xafiiska Guud ee Imtixaanaadka Qaranka Iyo Wasaaradda Waxbarashadda ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Ku hawlanaa Sidii loo Joojin lahaa Qishka oo Marar kala…

Read More