Shaaqaale ku Dhaawacmay Dekadda Berbera & Shirkadda Maamusha ee DP World oo diidday Dawayntooda
Berbera 03. July 2017 (SDN/QJ):- Saddex ka tirsan Shaqaalaha Dekeedda Berbera, ayaa dhaawacmay, ka dib markii uu ku dhacay Wiish Alaabta Roga, sida la sheegay Sabtidii doraad, waxaanay wararku intaas ku dareen in Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee DP World oo Dekeddaa Maamushaa diidday Dawaynta Shaqaalaha dhaawacmay. Shaqaalaha dhaawacyadu ka soo gaadheen Shilkaas oo…
