Boqorka Sucuudiga oo Wiilkiisa u Magacaabay Dhaxal-Sugaha Xilkiisa, Beddelayna Nidaamkii Boqortooyada
Riyadh 21. June 2017 (SDN/QJ):- Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka Boqortooyada, isagoo Wiilkiisa Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay Ninka dhaxli doona Boqornimada. Ninkii dhaxalka Boqortooyada lahaa Amiir Maxamed Bin Nayef, ayaa Derajadaas laga xayuubiyey, waxaana laga eryey Wasiirnimadii Wasaaradda arrimaha gudaha. Maxamed Bin Salmaan oo 31 jir ah,…
