Ruushka oo Bartilmaameedsanaya Diyaaradaha ay Leeyihiin Isbahaysiga uu Horkacayo Maraykanku ee Duqaymaha Ku haya Suuriya
Moscow 21. June 2017 (SDN/QJ):- Ruushka ayaa ku hanjabay in ay bartilmaameedsan doonaan diyaaradaha ay leeyihiin is-bahaysiga uu Maraykanku horkacayo ee Suuriya ka dagaalamaya, ka dib markii ay diyaaradaha Maraykanku dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka Suuriya. Ruushka ayaa hanjabaadan kaga jawaabaya weerarkii ay diyaaradaha Maraykanku ku soo rideen diyaaradii dagaal…
