“Mar Haddii Golaha Deegaanku Cod Aqbaliyad Ah Isku Raaceen Xadhigoodu Waa Xad-Ggudub, Mana Taageersani” Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale
Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibadda iyo khilaafka ka taagan Khaliijka, ee keenay inay Xukuumadda Somaliland ay taageerto xulafada Sucuudiga, waxaanu kula taliyey Xukuumadda in aanay Siyaasada Arrimaha Dibadda ee dalka aanay curdin ka dhadhin. Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, …
