Qaramada Midoobay oo Mar Kale Ganafka ku dhufatay Liiska Argagixisada ee Sucuudigu soo saaray

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobay ayaa waxa ay  mar Kale Ganafka ku dhufatay Liiska Argagixisada ee Sucuudigu soo saaray , liiskaa oo ka koobnaa 59 magac oo shirkado iyo shaqsiyaad isugu jira, kuwaas oo badankoodu ah qaybo xidhiidh la leh Dalka qatar oo ay xitaa ku jiraan ganacsato waaweyn oo wadanka Qatar u…

Read More

Sagootintii Adduun ee Aakhiradda noqotay ee Ifraax iyo Iimaan (Dhacdadii Naxdinta Badnayd ee Huteel Pizza House Muqdisho)

Muqdisho 18. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa ay ahaayeen gabdho agoonimo lagu soo koriyay kuwaas oo hada uun la jaan qaaday carafta aduunka , waa xiligii ay hooyadood sugeysay miriha ubixii ay kalinimada kusoo korisay. Qoyskaan waxaa uu ka koobnaa 4 qofood sadex gabdhood iyo hal wiil waana Iimaan, Ifraax, Iftin iyo Saadaq, hooyada qoyskaan waxaa…

Read More

Golaha Wasiirada Somalia Oo Ka Dooday Qodobo Ay Ka Mid Yihiin Qaraxii Pizza House Iyo Xaalada Muqdisho

Muqdisho 18. June 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo  uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin Amniga dalka iyo weerarkii lagu qaaday maqaayadda Pizza House oo ka mid ah goobaha ay ku caweeyaan shacabka Muqdisho. Ugu horeyn Wasiirka Amniga ayaa golaha…

Read More

Maydhista Gacmahaagu Waxay Faa’iido u leedahay Caafimaadka Maskaxdaada

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Daraasado cusub oo lagu sameeyey Dalka Kanada ayaa sheegaya in maydhista gacmahu aanay ahayn oo keliya mid nadaafadda u roon laakiin ay suurogal tahay inay ka caawiso maskaxdu inay iska masaxdo fikradihii gaboobay, dabeetana ay isku habayso fikradaha cusub. Baadhayaashu waxay daah qaadeen in gacmaha oo laga maydho wasakhdu waxay…

Read More

Tobanka Cisho ee u danbeeya Bisha Ramadaan Iyo Habeenka Ugu Qaalisan ee Camal Alle loogu dhawaanayo oo La Sameeyo uu la Qiimo yahay Kun Bilood DAAWO

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Akhristeyaal inagoo ku gudda jirna todobaadii maalmood ee u dambeeyey Bisha barakaysan ee RAMADAAN, waliba maalmihii ugu khayrka badnaa, waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadiro qiimo badan oo ka waramaysa habeenka LAYLATUL-QADRIGA ee ku jira Bisha. (1) waa habeen camalka la qabtaa uu ka khayr badan yahay midka la qabto…

Read More

Taliyaha Ciidanka Dab Demiska Somaliland oo Cadeeyay inay Gacanta Ku soo Dhigeen Dhallinyaro Dhaawacyo Xun Soo Gaadhsiiyey Shaqaalaha Dab Demiska DAAWO

Hargaysa 17. June 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha guud Ee Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland Gaashaanle Sare Axmed Sawaaxili Ayaa shaaciyay in ay soo qabteen qaar kamid ah dadkii dhibaatada gaarsiiyay Shaqaalihii xaruntaasi Xili ay u Gurmanayeen Shil dab oo ka dhashay Xaafada Isku Raranta ah ee State House-ka ee Magaaladda Hargaysa.

Read More

Boqoradda Britain oo Booqday Dhisme Ku Gubtay London oo Dad badani ku dhinteen, Si Qiiro lehna uga hadashay SAWIRO

London 17. June 2017 (SDN/QJ):- Boqoradda dalka Britain, ayaa Booqatay Dadkii ka badbaaday Dab Toddobaadkii hore ka kacay dhisme dheer oo ku yaal Galbeedka magaalada London ee xarunta waddanka UK, kaas oo ay ku dhinteen Dad Konton ruux ka badan, sida uu Boolisku xaqiijiyey. Boqorad Elizabeth II oo la kulantay Dadkii ay dhibaatadu soo gaadhay…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Difaacday Go’aanka Ay Ku Taageertay Huwanta Sucuudiga

Hargaysa 17. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa difaacday go’aankii ay ku taageertay dalalka carabta ee Sucuudigu hoggaaminayaa ay cilaaqaadkii diblomaasiyadeed ugu jareen dawladda Qatar. Waxaanay sheegtay in tallaabada ay kula safatay huwanta Sucuudigu ay ka eegtay masaalixdeeda siyaasiga ah. Sidaasna waxa sheegay Afhayeenka Madaxtooyadda, Eng. Xuseen Aadan Cigge (Deyr) oo  ka warbixinayay booqasho gaar…

Read More

Markab Ay Leeyihiin Ciidamada Mareykanka Oo Shil Galay Iyo Khasaaro Ka Dhashay SAWIRO

Japan 17. June 2017 (SDN/QJ):-Markab dagaal ay leeyihiin ciidamada Badda dalka Mareykanka ayaa galay shil kadib markii ay isku dhaceen Marakb kale oo nuuca xamuulka qaada ah, waxaana shilkan ka dhashay khasaaro soo gaaray Ciidamada Badda dalka Mareykanka. Todobo askari oo katirsan ciidamada Badda dalka Mareykanka ayaa la la’yahay nolol iyo geeri halka ay ku…

Read More

Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Xidhay Shirweynihii Hanaanka Dib U Heshiisiinta & War Murtiyeed Laga Soo Saaray

Muqdisho 17. June 2017 (SDN/QJ):-Shirweynihii hanaanka dib u heshiisiinta ee Muqdisho ka socday muddo 5-cisho ah ayaa Sabtidii maanta la soo gabegabeeyay, waxaana soo xiray Madaxweynaha Dalka Maxamed C/llahi Farmaajo. Mudada uu socday shirka ayaa waxaa lagu gorfeeyay hanaanka loo heli karo nabadeen iyo maslaxad waarta, waxaana ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Buslahada,…

Read More

Markab Sida Deeqdii Ugu Badneyd Ee Mucaawino Ah Oo Lagu Wareejiyey Dowlada Soomaaliya Iyo Cida Keentay SAWIRO

Muqdisho 17. June 2017 (SDN/QJ):-Markab siday 13 Kun tan oo isugu jira raashinka noocyadiisa kala duwan iyo daawooyin ayaa Maanta lagu wareejiyay dowaldda Soomaaliya. Deeqdan ayaa waxay ka timid dowladda Turkiga ayaa waxaa lagu wareejiyey Masuuliyiin ka socotay dowaldda federaalka Soomaaliya. Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga oo deeqdaan la soo mariyay ayaa waxay sheegtay inay…

Read More

Sheekh Hargeysa Ku Nool Oo Ka Hor Yimid In Masaajidada Lagu Tukiyo Microphone -Ka Salaadaha Qaar Isla Markaana Xaaran Ku Tilmaamay DAAWO

Hargaysa 17. June 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Ku nool magaalada Hargeysa isla markaana lagu magacaabo Sh.Yuusuf Nuux ayaa waxaa uu ka hor yimid isla markaana uu xaaran ku tilmaamay in masaajidada lagu tukiyo cod baahiyayaasha loo yaqaano Microphone salaadaha qaar. Sheekan ayaa Tusaale u soo qaatey Salaada la tukado wakhtiyada habeenkii xiliga danbe gaar ahaan salaada Loo…

Read More

“Waddammada Muslimiinta Ahi Maanta Hadaf Baa Laga Leeyahaye, Innaguna Qayb Ayaynu Ka Nahaye, Waxaa……” Sheekh Aadan Siiro

Hargaysa 17. June 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo Xaasaasiya, kuwaasi oo ay ka mid tahay in Somaliland Xilligan marayso Marxalad Kala Guur ah oo aad u adag. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu ka hadlay Ahmiyadda ay leedahay in Dalka la islaaxiyo, maaddaama Somaliland tahay…

Read More