Madaxweynaha Ruushka Oo Jawaab Lala Yaabay Ka Bixiyay Su’aal Laga Waydiiyey Ka Guulaysan Lahaa Haddii Maraykanka Iyo Ruushka Dagaal Dhex Maro!!
Moscow 19. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Waddanka Ruushka Vladimir Putin ayaa jawaab lala yaabay ka bixiyay su’aal nin Barnaamij soo saare ahi ka waydiiyey bal cidda uu u malayanyo in ay guushu raaci lahayd haddiiba dalkiisa Ruushka iyo dalka Maraykanka uu ka dhex qarxi lahaa dagaalkii saddexaad ee adduunku. Barnaamij soo saaraha Telefishan ee caanka…
