Tobanka Cisho ee u danbeeya Bisha Ramadaan Iyo Habeenka Ugu Qaalisan ee Camal Alle loogu dhawaanayo oo La Sameeyo uu la Qiimo yahay Kun Bilood DAAWO

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Akhristeyaal inagoo ku gudda jirna todobaadii maalmood ee u dambeeyey Bisha barakaysan ee RAMADAAN, waliba maalmihii ugu khayrka badnaa, waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadiro qiimo badan oo ka waramaysa habeenka LAYLATUL-QADRIGA ee ku jira Bisha. (1) Waa habeen camalka la qabtaa uu ka khayr badan yahay midka la qabto…

Read More

Warbixin: Saameyn Noocee Ah Ayay Somaliland Ka dhaxli Kartaa Taageerada Xulafada Sucuudiga? DAAWO

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Todobaadkii Hore Ku dhawaaqday inay Taageersan Tahay Cuna qabataynta ay Xulufada uu Hogaamiyo Sucuudigu ku soo rogeen dalka Qatar, Inkasta oo Somaliland aanay soo bandhigin Waxyaabaha ay ku dooratay inay Taageerto Dalalka Gacanka ee Go’doomiyey Waddanka Qatar ayaa waxaa la is weydiin karaa Saamayn noocee ah ayay…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Mawqif Cad Ka Istaagay Khilaafka Diblomaasiyaddeed ee Wadamada Carabta+ Baaq iyo Digniino Adag u Soo Jeediyey Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa mawqif cad ka soo saaray aragtidiisa ku aadan khilaafaadka diblomaasiyaddeed ee muddooyinkii dambe ka dhex-qarxay wadamada Carabta isaga oo ku baaqey in wixii khilaafaad ah lagu dhammeeyo hab nabad oon horseedin colaad iyo sii kala foggaanshiyo.

Read More

Ha’yadda Wadooyinka Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Warar Laga Faafiyay, Sidoo Kalena Sheegay Inay Sharciga La Tiigsanayaan

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta haa’yadda wadooyinka Somaliland ayaa war aan sal iyo raad-toona laheyn ku tilmaamey warar laga faafiyay oo sheegaya in Haya’ddaha Caalamiga Ah ay madaxweynaha Somaliland Ka Dalbadeen In Wasaarada Hawlaha Guud Laga Hoos Saaro Haay’adda Waddooyinka. Mareeyaha Haa’yadda wadooyinka Somaliland Ibraahim Siciid Cilmi Iyo Yaasiin Cali Aadan oo warbaahinta kula…

Read More

Bariiska Caaga ah oo la Sheegay in Hargaysa La Keenay ,Halisaha Caafimaad ee uu Leeyahay & Xukuumada oo ka Hadashay DAAWO

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Bariiska caagga ah ee muddooyinkan dambe dhex wareegayay dalal dunida ka tirsan gaar ahaan Afrika, ayaa hadda la sheegayaa inuu soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Qof Hargeysa degen oo sheegay inuu si kedis ah u arkay bariiskan oo loo soo kariyay, ayaa Geeska Afrika u sheegay in markii uu…

Read More

Falalka Xatooyada amase Tuuganimada oo Ku soo Badanaya Magaalada Hargaysa Xiliyadda Saxmada DAAWO

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Maadaama la Galay Tobankii Cisho ee u danbeeyay Bisha Barakaysan ee Ramadaan Waxaa Caado ah in Caruurta Loo soo Iibiyo Dharka Ciida Sidoo Kale Waxaa dhaq dhaqaaq Xoogan oo Wax kala iibsi ah laga dareemaa Suuqyada Magaaladda Hargaysa,Sidaas oo ay Tahay Waxaa Maalmahan la arkaa Tuugo dadka ka xadaya Lacagaha…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Sharraxday Qodobbo ay ka Wadahadleen Wakiilka Midawga Yurub ee Soomaaliya DAAWO

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka warrantay waxyaabaha ay ka wadahadleen Wakiilka Midawga Yurub u qaabbilsan Soomaaliya Veronique Lorenzo oo kulan ay wada yeesheen Haweenaydaas oo Hargeysa Booqasho ay ku joogaan iyada iyo Xubno kale. Kulankaasi markii uu soo dhammaaday, ayey Wasiirka Maaliyaddu la hadashay qaar ka tirsan…

Read More

Shirkada DP World Berbera Ee Maamusha Deked Berbera Oo Qalabkii Ugu Casrisaana Keentay Dekeda SAWIRO

Berbera 16. June 2017 (SDN/QJ):- Qalabkii ugu horeeyey ee casri ah oo soo gaadhay dekeda Berbera Kadib Markii Shirkada DB World Berbera ayaa keentay qalabkii ugu horeeyey oo isugu jiray qalabka culus ee hawsha socodsiiya kuwaasi oo kamid yihiin   Cagafyada loo yaqaan Caterpiller Forklift ee lagu qaado alaabaha culus ee loogu talogalay in la…

Read More

Somalida Ku Nool Dalka Sweden oo Sameeyay Mudaharaad Todoba Cisho Socon Doona Kadib Markii ay Khaati ka Istaageen Hay’ado ka Qaada Qoysaska Somalida Caruurtooda DAAWO

Sweden 15. June 2017 (SDN/QJ):- Dadka Soomaalida ah ee Ku nool Dalka Sweden ayaa Waxay dhibaato kala Kulmaan hay’adaha u Xilsaaran daryeelka Caruurta Kuwaas oo ka Kaxaysta Caruurta hadii ay Cabasho u gudbiyaan Ubadka yar yari hay’adaas. https://www.youtube.com/watch?v=Dwc6Vjb3Cho&t=3s

Read More

‘’Hadh Iyo Habeen Waa la ii soo Hanjabaa Laakiin Kama Baqo Waxa Beri Dhici doona’’ Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan

Muqdisho 16. June 2017 (SDN/QJ):- Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, marna noqotay wasiirka arrimaha dibadda Somaliya, dhalasho ahaana ka soo jeeda Somaliland, ayaa sheegtay in dhaqanku yahay caqabada ugu adag ee haweenka Soomaalida ka hortaagan ka qayb galka siyaasadda. Foosiya oo u warantay telefishanka Aljazeera, waxay sheegtay in dumar badan ay…

Read More

Dowladda Soomaaliya Oo Beenisay In Wax Dhaqaale Ah Looga Wadahadlay Kulamadii Khaliifka Khaliijka

Muqdisho 16. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaraadda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in arimo dhaqaale looga wada hadlay kulamadii la xiriira khilaafka Khaliijka ee dhaxmaray dowladda Soomaaliya iyo iyo wadamada Carabta. “Warbaahinta waa in ay iska ilaaliyaan wararka been abuurka ah ee ka durugsan xushmada iyo…

Read More

‘’Telefishinka Aljazeera Marnaba Arrintaasi Gorgortan Kama Galeyno’’  Badheedhaha Dawlada Qatar ee In La Xidho Warbaahinta Aljazeera

Doha 16. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Qatar ayaa bilowday dedaalo ay ku dooneyso in xal loogu helo xayiraada ay kusoo rogeen qaar kamid ah dalalka Khaliijka. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Qatar Maxamed Cabdulraxman Al Thani oo booqasho ku tagay dalka France ayaa kulamo laleh qaar kamid ah madaxda Midowga Yurub   Mohamed Cabdulraxman Al Thani…

Read More

Qatar oo Muujisay Diblumaasiyad, Waqtigan adagna Martigelisay Shir Caalami ah,Muxuu Shirkani Ka Bedelayaa Xayiraadii la Saaray?

Doha 16. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dalka Qatar ayaa shalay waxa ay martigelisay kulankii tobnaad ee dalalka taageerada ka gaysta xalinta dhibaatada Suuriya, waana xilli ay dalkaasi saaran tahay cunoqbatayn dhaqaale oo dhinacyada badda, beriga iyo hawadaba ah, taasoo ay saareen dalalka la deriska ah ee Sucuudiga, Imaaraatka iyo Baxreyn oo xidhiidhkoodii…

Read More

Prof: Galaydh iyo Siyaasiyiinta Reer Sool ee Xilalka ka haya Somaliland oo Dood Adagi ku dhex-martay Hargeysa DAAWO

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Mudooyinkii ugu dambeeyey waxa magaalada Hargeysa ku sugnaa Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh iyo Xubno ka mid ah Maamulkiisa kuwaasi oo u joogay arimo la xidhiidha wadahalada u socda maamulkooda iyo Xukumada Somaliland. Habeenkii xalay ahaa ayaa waxa kulan Garnaqsi ah Jilabaha isku daray Kooxda uu hogaamiyo Cali…

Read More

La Taliyaha Boqorka Sucuudiga oo Daboolka Ka Qaaday in aan Qof Muslim ah dalkiisu u Diidayn inuu Yimaado Xaramka si uu u Guto Rugni Diini ah

Riyadh 16. June 2017 (SDN/QJ):- Amiirka Mandaqada Al-maka al-mukarama ahna la taliyaha Boqorka dalka Sucuudiha Amiir Khalid al-faysal ayaa sheegay inaanay jirin haba yaraatee Qof Muslim ah oo dalkiisu u diidey inay yimaadaan Xaramka kuna cibaadeystaan. Amiir khaalid Waxa kale oo uu sheegey inay Taakuleeyan isla markasina ay siiyaan wixii adeeg iyo hawl-fudeyna dadka muslimiinta…

Read More

Mas’uuliyiinta Dowlada Federaalka Somalia oo Maalmo Loo Qabtay In Ay Ku Diiwaan Galiyaan Hubka Ay Haystaan (Digrteeto)

Muqdisho 16. June 2017 (SDN/QJ):- Digreeto ah oo kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu faray dhamaan masuuliyiinta dowlada ee ku sugan magaalada Muqdisho in mudo 14-maalin gudahood kusoo diiwaangaliyaan ilaalada iyo hubka ay magaalada ku dhax wataan. Masuuliyiinta dowlada ayaa la faray in ay tagaan xarunta Dambi baraista CID-da halkaasna ay…

Read More

Minnesota: 39 Sanadood Oo Xadhig Ah Oo Lagu Xukumay Nin Maraykan Ah Oo Rasaaseeyay Dad Ay Soomaali Ku Jirtay

Minnesota 16. June 2017 (SDN/QJ):- Anthony Sawina, ayaa lagu xukumay 39 sano oo xabsi ah, kadib markii uu rasaas ku furay gaadhi ay saarnaayeen dhallinyaro Soomaali ah oo u socday Masjid. Rasaastii gaadhiga lagu furay ayaa waxaa ay dhaawacday laba ruux oo gaadhiga saarnaa, waxaana toogashadaasi muslimiin badan ay ku sheegeen in ay tahay fal…

Read More