Ugu Yaraan 25 Ruux oo Ku Naf Waayay Qarax Is Miidaamin ah oo Xalay Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho & Fariinta Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho 15. June 2017 (SDN/QJ):-Ugu yaraan 25 ruux ayaa ku dhimatay qarax ismiidaamin ah iyo weerar xigay oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Booliska ayaa sheegaya in baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa lala eegtay albaabka laga galo hudheelka Posh Treats oo ku yaalla badhtamaha caasimadda. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…
