Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Kheyre Iyo Madax Kale Oo La Afuray Ciidanka Xasilinta Amniga DAAWO
Muqdisho 12. June 2017 (SDN/QJ):- Raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirka amniga gudaha iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo saraakil kale ayaa la afuray ciidanka xasilinta amniga ee ku howlan xoojinta amaanka Muqdisho. Masuuliyiintan ayaa salaadii maqrib la tukaday lana afuray ciidamo iyo saraakiil ka tirsan kuwa…
