Ma Taqaanaa Faa’iidada Jimicsigu Uleeyahay Qofka Sooman ?
Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Waxa dad badan oo inaga mid ah aaminsanyihiin in aan qofka soomani haba yaraate aanu jimicsi samayn Karin, halka dadka qaar aaminsanyihiin in aanay awoodin inay socdaan inta ay sooman yihiin. Dhakhtar u dhashay Dalka Turkiga ayaa waxa uu Dadka Muslimiinta ah ku dhiiri galiyay inay afurka ka hor jimicsadaan…
