Muslimiinta Maraykanka Oo Afur Wadareed Isugu Yimid Kuna Hor Tukaday Dhismaha Dheer Ee Madaxwayne Trump! SAWIRO

New York 05. June 2017 (SDN/QJ):- Muslimiinta ku nool dalka Maraykanka ayaa afur wadareed ku yeeshay dhismaha dheer ee uu ku leeyahay Madaxaweynaha dalka Maraykanku Mr Trump xaafada Manhattan ee Magaalada Newyork. Arrintan ayey dadkaasi Muslimiinta ahi Madaxwaynaha Maraykanka uga dhigayeen farriin ah in ay ka soo hor jeedaan go’aamada uu Trump soo saaray ee…

Read More

Nin U Sucuudi Ah Oo Sabab U Noqday In Ay Dadka Ku Noola Magaalada Madiina Ka Hor Afuraan Xilligii Eedaanka !

Madiina 05. June 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Sucuudiga oo da’diisu tahay 30 sano ayaa waxa uu  ku dhaqaaqay tallaabo aad u layaab badan kadib markii uu qaatay sameecad uu ku eedaamay arrintaasi oo shacabka ku nool magaaladaasi aanay hubsan eedaankaasi oo ay iska afureen. Dhacdadan ayaa waxay ka dhacday bariga magaalada Madiina gaar…

Read More

Madaxweyne Trump oo Go’aankii Xayiraadda Socdaalka Muslimiinta u Gudbiyey Maxkamadda ugu sarraysa Maraykan

Washington 05. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa ka dalbaday Maxkamadda ugu sarreysa dalkaas inay dib u soo celiso Go’aankii Xayiraadda Socdaalka ee uu Trump ahaan ku soo rogay Dadka lix Dal oo Waddamada Muslimiinta ka tirsan u dhashay ee raba inay u safraan Maraykanka. Xayiraadasi ayaa waxaa meesha ka saaray maxkamadaha hoose…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Gebilay,Qaabkii Loo Soo Dhaweeyey iyo Erayo Kaftan ah oo uu Ku Tuuray Reer Gabilay DAAWO

Gabiley 04. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Khaliif Galeydh, ayaa si diiran looggu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta Gobalka Gabilay oo uu goor-dhaweyd soo gaadhay, waxaana uu dadkii halkaask u soo dhaweeyey uu ku ganay erayo kaftan ah iyo weli ba sida oo kale isaga oo dib uga sheekeeyey taariikhda dheer iyo kaalinta ay…

Read More

Iska Hor imaad Maanta Ka Dhacay Deegaanka Degmada Adhi Cadeeye ee Gobolka Sool Iyo Lix Qof oo Ku dhaawacmay

Adhicadeeye 04. June 2017 (SDN/QJ):- Ugu Yaraan Lix qof ayaa ku Dhaawacmay  Kadib Markii iska hor imaad uu maanta ku dhex maray Laba ardaa oo wada dega Deegaanka Degmada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool. Taliyaha Ciidamada Booliska ee Gobolka Sool Kornayl Ibraahin Jaamac Daad, Oo  Isaga oo ku sugan degmada Adhicadeeye ayaa Khadka Telefoonka Wuxuu noogu…

Read More

Guddoomiye C/qaadir Jirde Oo Si Rasmi Ah Magaalada Berbera Uga Furay Tartan Ciyaareed Kubada Cagta Ah Iyo Agab Ciyaareed oo Uu Gudoonsiiyey Kooxaha Ka Qayb-gelaya SAWIRO

Berbera 04. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/qaadir Jirde ayaa tar-tan ciyaareed kubada Cagta ah ka furay magaalada Berbera, kaasi oo ay ka qayb-qadanayaa 12 kooxood oo ka mid ah kooxaha kubada Cagta ee ka dhisan magaalada Berbera. Guddoomiye C/qaadir Jirde oo ay weheliyaan masuuliyiin ugu…

Read More

Wasiirka Gaadiidka Itoobiya oo Ka Hadlay Qorshaha Itoobiya ee Dekeda Berbera & Suurto Galnimada inay Ka Mid Noqdaan Maalgashiga Sadex Geesoodka ah

Addis Ababa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka gaadiidka Itoobiya Mr. Axmed Shide, ayaa ka hadlay doonista ay Itoobiya doonayso inay isticmaasho dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo weliba inay qayb ka noqoto maalgashiga saddex geesoodka ah ee Somaliland iyo DP world. Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee Itoobiya ayaa cadadkiisii 29…

Read More

Dawlada Jabuuti oo Ka Hadashay Casriyaynta Dekeda Berbera Iyo Isticimaalka Itoobiya Saamaynta uu Ku Yeelanayo Dekedooda

Jabuuti 04. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Djibouti ayaa markii u horaysay ka hadashay saamaynta ay maalgashiga DP world ee dekedda Berbera ku yeelan karto dekedd Djibouti, waxaanay Djibouti sheegtay inay soo dhawaynayso tartan caafimaad oo dhex mara dekedaha gobalka. Guddoomiyaha maamulka dekedaha Djibouti Abubakar Cumar Xadi, oo u waramay wargeyska Cappital ee ka soo baxa…

Read More

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Arin Muhiim Ah Oo Dowladiisu Diirada Saareyso Saddexda Bilood Ee Soo Socota

Muqdisho 04. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlayey dibed bax lagu taageerayey wax qabadka dowlada ee 100-ka maalmood oo maanta ka dhacay Muqdisho ayaa ka waramay qorshaha dowlada ee saddexda bilood ee oo socota. Waxaa u sheegay in dowladiisu diirada saareyso saddexda bilood ee soo socota toosinta hanaanka garsoorka dalka iyo…

Read More

Kor u Kac Xoogan oo Ku Yimid Tirada Dadkii Waxyeeladu ka Soo Gaadhay Qaraxii Xalay ka Dhacay Magaaladda London & Madaxda Caalamka oo Ka Falceliyey

London 04. June 2017 (SDN/QJ):- Dhimashada weerarkii London ayaa kor u kacday Waxaanay tiradu gaadhay ilaa sagaal qof in ka badan 50 kalena ay ku dhaawacmeen waxaanay boolisku ku tilmaameen weerarkaasi inuu ahaa  fal argagixiso oo loo adeegsaday gaadhi iyo Mindiyo. Wararku waxay sheegayaan in Saddex qof oo looga shakiyey inay ahaayeen dadkii weerarka fuliyay ay…

Read More

Heerka ay Marayaan Goobaha Cilaajyada Somalidu ‘’Insiga Iyo Jinku Ma Is Arki Karaan’’  & Diintii oo Noqotay Mid Sheekh walba Tafsiir u Gaar ah ku Sar jaray doodiisa DAAWO

Mombasa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekhani Wuxuu Degan Yahay Magaaladda Mombasa ee Dalka Kenya  wuxuu yidhi, markaan Qur’aanka Kariimka ah ku Akhriyo Qofka SIXIR ama Jin ka cabanaya waxa ILAAHAY soo Hor joojiyaa oo uu arkayaa Jinka laftiisii !!. Hooyadaa Muuqaalkan ka muuqataana waxay ka Warramaysaa waxay aragtay markii uu Qur’aanka ku Akhriyey Sheekhan oo…

Read More

Khatumo leader wants Somaliland to return to 1960 power-sharing model

Khatumo leader Ali Khalif Galaydh is reportedly willing to support a united Somaliland – but only under one condition. In an interview with Kalsan TV, Abdinasir Garad Abshir Salah, Somaliland’s Presidential Advisor for Eastern Somaliland issues, said Galaydh wants the country to return to the regional power sharing model that was used for Somaliland’s parliamentary elections in 1960. “Ali…

Read More

Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland oo Ka Hadlay Go’aan Golaha Deegaanka ee Burco Ku Joojiyeen Ardaydii Imtixaanaadku u Socday Baqdinta Cudurka Shuban Biyoodka awgii Kana Cawday Facebook DAAWO

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Gudomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax ayaa Ka Hadlay Ardayda magaalada Burco Oo imtixaanadkii laga joojiyay Kadib Markii uu batay heerka Fiditaan ee Cudurka shuban biyoodka awgii.

Read More

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Goballada DAAWO

JigJiga 04. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Soomaalid Itoobiya Md.Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa kulan la qaatay guddoomiyeyaasha goballada ee dalkaasi isaga oo kala hadlay qorshe sanaddeedka soo socda ee dawladdaasi iyo weli ba sida oo kale abaarahii iyo shuban-biyoodkii ka dhacay deegaanadda maamulkaasi ee Itoobiya. https://www.youtube.com/watch?v=Oe_zM5gxSB0

Read More

Nin u Dhashay Somaliland oo Sheegay in Qaab Cunsuriyad ah ay Ula Dhaqmeen Maamulkii Dekeda Berbera Iyo Fariin uu u diray Madaxweyne Siilaanyo DAAWO  

Washington 04. June 2017 (SDN/QJ):- Nin ka Mid ah Muwaadiniinta Somaliland ayaa ka Hadlay Dhacdo uu Sheegay inay Tahay Mid ka soo Hor Jeeda Distoorka Somaliland oo ka soo Wajahday Dekeda Berbera oo uu Aabihii Mudo dheer ka shaqayn Jiray Hasa Yeeshee Loo diiday inay Caruurtiisu ka shaqeeyaan. https://www.youtube.com/watch?v=hoXbIvQl0I8&t=25s

Read More