Ardayda Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Wasiirka Qorsheynta Faraqa Ugu Guntay Farriin Duur-Xul Ah Oo Naanaystiisa Ka Turjumaysa DAAWO
Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Maxamed Aadan Qabo ayaa ka qaybgalay dhammaadka imtaxaankii dugsiga Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ee ku yaala xaafadda Masalaha, waxaanu halkaas ka balanqaaday inuu dugsiga kala shaqayn doono qabyooyinka horyaala iyo baahiyaha haysta. Waxa sida oo kale uu wasiirku ku dheeraaday Suldaanka Maxamed Suldaan Faarax oo dugsigan…
