“Caalamku Wuxuu U Muuqdaa Inuu Abaalmarinayo Kuwa Fashilmay [Somaliya], Oo Uu Ciqaabayo Kuwa Guulaystay [Somaliland]” Wasiir Sacad Cali Shire
Washington 03. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa aqoonsi la’aanta haysata Somaliland ku tilmaamay mushkilad cagaha ka xidhay horumar badan oo jiri lahaa. Wasiir Sacad oo u waramay wargeyska The guardian, wuxuu beesha caalamka ku canaantay inay dayaceen Somaliland oo ay ku ciqaabayaan guulaha…
