Xisbiga UCID oo Tartan Ciyaareed Ka Furay Garoomada Kubadda ee ugu Waaweyn Hargeysa DAAWO

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta ugu sar-sareysa Xisbiga mucaaradka ee UCID, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay tartan ciyaareed ay ugu tallo-galeen bisha barakeysan ee Ramadaan kaasi oo ay ka dhici doono qaar ka mid ah garoonada ugu waaweyn dalka, waxaana mas’uuliyiinta oo halkaas ka hadashay ay sheegeen in ay ka qeyb-qaadanayaan dhiiri-gelinta…

Read More

A GOLDEN AUTOBIOGRAPHICAL MILESTONE” Know the Legendary Facts in the Exemplary Life History of the President of the Republic of Somaliland H.E. Ahmed Mohamed (Silanyo)

This ‘quick-scan’ autobiographical review is basically and primarily meant to address two major objectives:- That the youth, the up and coming young generation, may know and grasp the real facts of the exemplary and impeccable life history of their President. That the youth may not be disillusioned and bombarded with distorted facts that are being…

Read More

Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug oo Si Wada-jir ah u Saxeexay Heshiis La Xidhiidha Xal u Helidda Colaada Gaalkacyo

Gaalkacayo 30. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta shir Jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Cadaado waxay si wadda jira ugu baqeen shacabka labada dhinac ee magaalada Gaalkacayo inay ka wadda shaqeeyaan Nabadda. Ka hor shirka Jaraa’id…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Wareejinta Maamulka Hawada Somalia Iyo Hanjabaad ay Dirtay DAAWO

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hadashay In Maamulka Hawada Somalia Lagu Wareejiyo Dawlada Federaalka Kadib Markii Laba Cisho ka Hor Ay Xukuumadda Federaalka Somalia ay Sheegtay in Maamulkii Hawada ee Magaalada Nairobi Loo Wareejin Doono Muqdisho. https://www.youtube.com/watch?v=KtLCYp9l0nI

Read More

Maxaabiista Ku Jirta Xabsiyadda Somaliland oo La Ogolaaday inay Facebook & Twitter-Ka Jeelasha Ku dhex Isticimaalaan Iyo Xukuumada oo Ka Hadashay

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):-Wasaarada cadaalada Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay raadinayaan nidaam Tignoolajiyadeed oo ay xabsiyada dalka kaga joojiyaan isticmaalka shabkadaha bulshadu ku xidhiidho ee Facebook iyo Twitterka oo aad ay maxaabiistu u isticmaalaan. Wasiiru dawlaha wasarada cadaalada Khadar Axmed Diiriye ayaa ka dhawaajiyay in wakhtigan ay aad u dareemayaan isticmaalada barkulanadan bulshada…

Read More

Xildhibaan Waabeeye Oo Soo Bandhigay Isbedelada Xukuumadda Ku Yimid Mudaddii Isbahaysigoodu ka Sii Maqnaa

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku marayo iyo doorashada madaxtooyada ee soo socota. Xildhibaan Waabeeye oo ahaa guddoomiye-xigeenkii 2aad ee xisbiga KULMIYE, ka hor intii aanu ka bixin xisbigaas, wuxuu sharaxaad ku sameeyay isbedelada…

Read More

Diyaaradii Ku soo Dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho SAWIRO

Muqdisho 30. May 2017 (SDN/QJ):-Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhacday Diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft, oo ah Shirkad qaabilsan la talinta howlaha amaanka iyo tababarada Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee jooga Soomaaliya. Diyaarada oo aheed kuwa yar yar ayaa cilad lasoo daristay inta ay hawada kusoo jirtay, waxaana Diyaarada u bixi waayay lugaha taa…

Read More

Kenya Oo Sameysatay khad Tareen Casri Ah Oo Isku Xiraya Magaalooyinka Nairobi & Mombasa SAWIRO

Nairobi 30. May 2017 (SDN/QJ):-Khad tareen ka mid ah mashaariicda ugu waaweyn ee laga hirgaliyey dalalka ku yaalla Bariga Afrika ayaa laga dhisay dalka Kenya. Tareenkan oo ah mid casri ah ayaa isku xiraya magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa, waxaana la soo gebagebeeyey dhismaha khadkan wejigiisa koowaad, iyadoo Madaxweyne Kenyatta uu xariga ka jarayo maanta. Tareenkan casriga…

Read More

Banaan Bax Laga Hor Dhigay Afaafka Hore ee Safaaradda Dowlada Imaaraadka ee Muqdisho

Muqdisho 30. May 2017 (SDN/QJ):-Dadweyne Soomaaliyeed oo ku dibad baxay safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in mas’uuliyiinta safaaradda aaney bixin xaqii shirkadaha qalabka laga soo qaaday iyo xitaa muruq-maalkii goobta dhisay, arrintaas oo qareenno Soomaaliyeed ku tilmaameen mid xad gudub ah oo ay tahay in lala xisaabtamo. Maxaa Laga Cabanayaa? Saddex xarumood oo…

Read More

Mike Dubke Oo Iska Casilay Xil Uu Trump U Magacaabay & Jahwareer Ka Taagan Aqalka Cad ee Maraykanka

Washington 30. May 2017 (SDN/QJ):-Agaasimihii warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka, Mike Dubke, ayaa xilkaasi iska casilay saddex bilood kaddib markii jagadaasi loo magacaabay. Mike Dubke oo ah khabiir xisbiga Jamhuuriga u qaabilsanaan jiray dhanka qorsheynta ayaa saddex bilood ka hor xilkaasi loo magacaabay si uu u boorka uga jafo qaybta warfaafinta ee Aqalka Cad. Hase ahaatee…

Read More

Qoraa Maxamed Cabdi Daa’uud oo Si adag u Naqdiyay Sheekh Cabdull Xaq oo Magaalooyinka Hargaysa Iyo Balli Gubadle ka Wada Dabiib Jinka,Sixirka Iyo Isha DAAWO

Hargaysa 29. May 2017 (SDN/QJ):- Qoraa Maxamed Cabdi Daa’uud Waa aqoon yahan reer Somaliland Isla Markaana aqoon durugsan u leh Culuunta Diinta iyo Ta Maadiga ah Wuxuu Si Xeel dheer uga Warbixiyey Sheekh ka Yimid Magaaladda Boosaaso oo dadka ka Daweeya Xannuunada Jinka,Sixirka Iyo Isha.   Dr:Maxamed Cabdi Daauud waxa uu yidhi jinku dadka ma…

Read More

“Maanta Siilaanyo Wuu Nasanayaa Oo Dumaashiisa Aniga Ayaa Leh, God-Kii Siilaanyo-na Aniga Ayaa Fadhiistay” Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 29. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashax Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay Mar hadii aanu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka Qayb qaadanayn Doorashada Madaxtooyo ee Soo Socota inuu Isagu Leeyahay Dumaalista Kursiga Madaxweyne.  

Read More

Xukuumadda Oo Markii U Horeysay Sheegtay In Dawladda Itoobiya Qayb Ka Noqonayso Maamulka Dekedda Berbera Ee Somaliland

Washington 29. May 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixisay Saamiga Dawladda Itoobiya laga siiyey Maalgeshiga Dekedda Magaalada Berbera, taasi oo dhawaan lagu wareejiyey Shirkadda Carbeed ee DP WORLD. Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in Heshiiskii ay Somaliland iyo Shirkadda DP World kala saxeexdeen ee DP World kula wareegtay Maamulka Dekedda Berbera uu…

Read More

Somaliland: Curashada Bisha Ramadaan, Waayaha Danyarta & Go’aammadii Xukuumadda Ee La Dagaalanka Sicir-bararka Dollarka Oo Socon La’a!!!

Hargaysa 29. May 2017 (SDN/QJ):- Dadweynaha Danyarta ah ee Reer Somaliland, ayaa la daalaa-dhacaya Sicir-bararka Lacagta Dollarka oo  saamayn weyn ku leh Qiimaha Quutal-daruuriga ah. Sicir-bararka Lacagta Dollarka oo soo taagnaa Dhowrkii bilood ee u dambeeyay ayaa dhawaan waxa Xukuumadda Somaliland sheegtay inay wax ka qabanayso isla-markaana Lacag Dollar ah oo ay ku jebinayso ay…

Read More

“Ma  Dhici Karto In Doorasho Sidaas Lagu Galo Iyada Oo Madaxda Qaarkood La Leeyahay Burburiya Qaarna La Xidhaayo, Doorasho Laguma Gali Karo, Xisbiga Waddani Waa Uu Isku Kalsoon Yahay’’ Cirro DAAWO

Dubai 29. May 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa daboolka ka qaaday inay adagtahay in doorasho la galo inta ugaadhsiga lagu hayo siyaasiyiinta mucaaradka ah oo qaarkoodna la xidho, qaarna la weeraro. Cirro, oo khudbad ka jeediyay munaasibad soo dhawayn ah oo loogu sameeyay dalka Imaaraadka Carabta, wuxuu sheegay…

Read More