Laba Maxbuus oo Xabsiga Dhaxe ee Burco ugu Geeriyooday Cudurka Shuban Biyood+ Tiro Maxaabiis ah iyo Qaar Ka Mid ah Ciidanka Ilaalada oo uu Soo Ritay Xanuunkaasi
Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Laba maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xidhan xabsiga dhaxe ee magaalada Burco, ayaa geeriyooday ka dib markii uu haleelay cudurka Shuban-biyoodka oo dhex-dilaacay xabsigaasi. Sida ku xusan waraaq cadeynaysa dhacdadan oo uu ku saxeexan yahay wasiiru-dawalaha wasaaradda Cadaaladda Somaliland, ayaa sheegaya in sida oo kale uu xanuunkaasi soo…
