Dadweynaha reer Hargeysa Ayaa Iska Xaadiriyey Sheekh Dadka Ka Dabiiba Isha iyo Sixirka DAAWO
Hargaysa 22. May 2017 (SDN/QJ):- Boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid Gobolada Somaliland iyo waliba wadamada adduunka oo dhan ayaa xarunta uu sheekhasi dadka ku daaweyo faylal dhaadheer u gala maalinwalba. Sheekhan ayaa dhawan dalka yimid iyada oo muddo dheer la sugayey. Xaruntan dadka lagu daaweynayo ayaa ku taala xaafada masaalaha ee Hargeysa gaar…
